Home Blog Page 986

Kenya’s ant-smuggler bust exposes lucrative underground trade

0

Kenyan police who raided a national park guesthouse earlier this month aimed not to bust elephant tusk or rhino horn poachers but a more esoteric ring trading a much smaller, more lucrative item by weight – queen ants.

Two Belgian teenagers were arrested for wildlife trafficking at Jane Guesthouse in Naivasha on the edge of Hell’s Gate National Park. They, along with a Vietnamese man and a Kenyan national also accused of ant trafficking, pleaded guilty and will be sentenced on May 7, a magistrate said on Wednesday.

Kenyan prosecutors have valued the seizures of queens taken from giant African harvester ant colonies at about 1.2 million Kenyan shillings ($9,300).
Depending on the number and variety of each species found, however, Reuters calculated the haul would have been worth as much as $1 million if it had reached European shores.

“It’s like cocaine,” said Dino Martins, director of the Turkana Basin Institute and one of Kenya’s leading insect experts. “The price of cocaine in Colombia versus getting a kilogram in the European market is such a big value addition, that’s why people do it.”

Based on the average cost of giant African harvester ants at six retailers in Britain, each of the roughly 5,440 queens seized at Nairobi airport according to court documents is worth around £175 ($233).

Ant aficionados pay large sums to maintain ant colonies in large transparent vessels known as formicariums, which provide insights into their intricate social structures and behaviours.

But queen ants are vital for any colony as they are the only ones capable of laying eggs that grow into worker, soldier and future queen ants, meaning that trafficking can jeopardise colonies critical to Kenya’s wildlife ecosystem.

MASS DEATH IN TRANSIT

Martins said the retail value of the bug bust should be tempered by the expectation that as many as 90% of them would likely have died in transit by traffickers to Europe and Asia from disease, bacteria and freezing temperatures.

Nonetheless, the record seizures have raised questions about whether the attempted heist was a one-off by amateur enthusiasts, or a wider network of wildlife traffickers exploring new products and markets.
Ant exports are permitted from Kenya with licenses, though the regulations are difficult to navigate, Martins said.

“We are not criminals, we are 18 years old, we are naive, and I just want to go home to start my life,” one of the Belgian defendants, David Lornoy, said at the trial last week.

The Kenya Wildlife Service, however, said the case signals a landmark shift in biopiracy trends from iconic large mammals to lesser-known species that are no less ecologically critical.

“This case represents far more than insect smuggling,” said Erustus Kanga, director general of KWS.
“We’re seeing organised crime syndicates diversify from traditional ivory poaching to target our entire biodiversity – from medicinal plants, insects to micro-organisms,” he said in a statement.

Samuel Mutua, a wildlife crime expert at the International Fund for Animal Welfare, said the ant case qualifies as organised crime. “Irrespective of their age, they were able to get a lot of ants,” he said.

For Martins, the furore over the case overlooks the greater threat to insects in East Africa posed by pesticides and habitat destruction that kill millions of ants every day.

Harvester ants, whose industriousness is mentioned by King Solomon in the Bible, keep Kenya’s iconic Rift Valley healthy by spreading and mixing grass seeds across the landscape, Martins said.

“If we were to lose all the elephants in Africa, we would be devastated, but the grassland would continue. If we were to lose all the harvester ants and termites, the savannah would collapse.”
($1 = 0.7472 pounds)

Reporting by Hereward Holland and Monicah Mwangi; Editing by Ammu Kannampilly and Mark Heinrich.


By Hereward Holland and Monicah Mwangi

Dowladda soomaaliya oo difaacday heshiisyo ay la gashay turkiga

Khamiis 24, April 2025 {HMC} –Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Cali Balcad, ayaa si adag u difaacay heshiiska tamarta (Hydrocarbons) ee dhexmaray dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, isagoo ku tilmaamay mid taariikhi ah oo iftiiminaya rajo cusub oo dhaqaale iyo horumar loogu tallaabsanayo.

Mudane Cali Balcad ayaa sheegay in heshiiskan uu u gogol xaarayo in Soomaaliya ay noqoto dal si buuxda u faa’iideysta kheyraadkeeda dabiiciga ah, gaar ahaan shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah. Wuxuu carabka ku adkeeyay in heshiiskaasi uu dalka ka caawin doono yareynta ku tiirsanaanta shidaalka dibadda laga keeno, kor u qaadidda shaqo-abuurka dhalinyarada, iyo kobcinta dhaqaalaha guud ee dalka.

“Heshiiska Turkiga iyo Soomaaliya waa tallaabo istaraatiiji ah oo qayb ka ah hanashada madax-bannaanida dhaqaale, wuxuuna muujinayaa kalsoonida uu dal saaxiib ah oo sida Turkiga ah ku qabo horumarka iyo mustaqbalka Soomaaliya,” ayuu yiri Wasiiru Dowlaha.

 

Wasiirku wuxuu sidoo kale carrabka ku adkeeyay in heshiiska uusan ahayn oo keliya mid ku saleysan tamar, balse uu yahay go’aan qaran oo ujeeddadiisu tahay horumarinta mustaqbalka dadka Soomaaliyeed iyo sugidda karaamada qaranka.

 

Puntland oo ka hor timid qorshe lagu mideynayo diiwaangelinta dadka barakacayaasha ah

Khamiis 24, April 2025 {HMC} – Maamulka Puntland ayaa si cad uga horyimid qorshe lagu mideynayo diiwaangelinta dadka barakacayaasha ah (IDPs) ee dalka, kaddib wada-hadallo dhawaan dhexmaray Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA) iyo Hay’adda Diiwaangelinta Qaranka (NIRA).

War-saxafadeed kasoo baxay wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Puntland ayaa lagu sheegay in tallaabadaasi tahay mid dhaawaceysa nidaamka federaalka, islamarkaana baalmaraysa awoodaha dastuuriga ah ee dowlad-goboleedyada.

“Dowladda Puntland ee Soomaaliya waxay ka muujinaysaa walaac weyn oo ku saabsan wada-hadalladii dhawaan dhexmaray Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Hay’adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Qaranka (NIRA), kuwaasoo ku saabsanaa soo jeedin ah in la mideeyo diiwaangelinta dadka barakacayaasha ah (IDPs) isla markaana gargaarka bani’aadantinimo lagu xiro nidaamyo diiwaangelin oo heer federaal ah,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.

Puntland waxay sheegtay in isku dayga lagu hoos keenayo diiwaangelinta IDPs nidaam federaal ah uu yahay mid aan la aqbali karin, maaddaama maamulka dadka iyo gargaarkooda uu si buuxda uga mid yahay awoodaha dowlad-goboleedyada.

“Gargaarka waa in lagu salleeyaa baahida dadka, ee ma aha in loo adeegsado dano siyaasadeed,” ayaa lagu yiri warbixinta Puntland. Maamulka ayaa sidoo kale sheegay inay ka go’an tahay in gargaarka loo qaybiyo si caddaalad ah, lagana fogaado wax kasta oo keenaya eex siyaasadeed.

Puntland waxay ugu baaqday beesha caalamka iyo hay’adaha gargaarka inay dhowraan madax-bannaanida iyo doorka dowlad-goboleedyada, ayna iska diidaan tallaabo kasta oo dhaawici karta hufnaanta iyo wax-ku-oolnimada gargaarka bani’aadantinimo.

Shirka golaha wasiirada oo lagu bogaadiyay guulo ay gaareen ciidanka xoogga

Khamiis 24, April 2025 {HMC} –Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyay guulaha ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanka oo toddobaadkan guulo taariikhi ah ka soo hooyay furimaha dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta.

Shirka Golaha oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan xaaladda guud ee amniga, guulaha laga gaaray furimaha dagaalka, iyo sidoo kale hawsha iyo dadaalka ay waddaan guddiga taakuleynta dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta ah.

Dhinaca kale Golaha ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka wax ka beddelka Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda oo qeexaya dib-u habeynta nidaamka shaqo iyo ilaalinta xuquuqda Shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda, isaga oo la jaanqaadaya Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee (NTP 2025-2029).

Soomaaliya oo la wareegay hoggaanka Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika

Khamiis 24, April 2025 {HMC} –Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa la wareegay hoggaanka Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika kadib qabsoomidda shirka 24-aad ee madashan oo ay ku midaysan yihiin Wasiirada Maaliyadda dalalka kala ah Soomaaliya, Jabuuti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Sudan iyo South Sudan.

Madashan oo inta badan diiradda lagu saaro wadaaga mashaariicda horumarineed ayaa ah madal loogu talagalay in ay isku xirto dalalka dhaca geeska qaaradda Afrika, iyadoo ilaa iyo hada wax yaabaya la hirgalinayo ay ugu muhiimsan yihiin waddooyinka isku xiraya dalalka geeska si ganacsiga iyo dhaqaalaha uu u noqdo mid sahal meel walba ku gaaro.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Md. Biixi Imaan Cige oo qoraal kooban soo saaray kadib la wareegidda guddoonkq madasha ayaa yiri, “Sharaf ayey inoo tahay in aan xilka guddoomiyaha Iskaashiga Dalal Geeska Afrika kala wareego wasiir Axmed Shide. Soomaaliya waxa ay xubin muhiim ah ka aheyd aas-aaskii madashan, hadana waxa ay sidoo kale hoggaamin doontaa 2-da sano ee soo socota,Is dhexgalka gobolka iyo horumarinta dhaqaalaha ayaa ah mudnaan muhim u ah himiladeena. Inta lagu guda jiro 2 sano ee soo socota, waxa aan ku dadaali doonaa si kor loogu qaado ganacsiga, maalgalinta kaabayaasha guud ahaan Geeska Afrika” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda XFS.

Hindisaha Iskaashiga Geeska Afrika waa barnaamij goboleed lagu horumarinayo isdhexgalka ganacsiga, dhaqaalaha, iyo maalgelinta kaabayaasha dhaqalaaha. Soomaaliya oo kamid ah aasaasayaasha ururkani waxa ay xubin muuqdo ka tahay madashani lagu maalgalinayo dalalka geeska Afrika.

Wiil soomaali ah oo lagu dilay dalka koonfur afrika

Khamiis 24, April 2025 {HMC} –Labo wiil oo Soomaali ah , ayaa xalay lagu dilay deegaanka kraaifontein oo hoostaga magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, waxaana wiilashadan la sheegay in ay dileen kooxo burcad hubeysan oo ku weerartay goob ganacsi ay joogeen.

Burcad hubeysan oo u dhalatay dalka Koonfur Afrika, ayaa wiilashadan ku dhax toogtay dukaan ay ka shaqeenayeen, waxaana burcada la sheegay in dilka kaddib goobtaasi ka qaateen lacago iyo agabyo kale oo muhiim ah oo dukaanka yaallay.

Ciidamo katirsan booliiska dalka Koonfur Afrika oo tagay goobta dilka ka dhacay, ayaa sheegay in ay baarayaan dilkan loo geestay labada wiil ee Soomaalida ah, waxa ayna booliiska sheegeen in ay soo qabanayaan burcadii dilkaasi geesatay.

Dalka Koonfur Afrika, ayaa si joogta ah waxaa loogu dilaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaasi nolosha u raadsatay, waxaana dalkaasi noloshooda ku waayay kumanaan dhallinyaro Soomaaliyeed ah, kuwaa oo mustaqab dhaama kii dalkooda u raadsaday, balse noloshooda halkaasi si micnodarro ah loogu dhaafiyay.

{DAAWO MUQAALKA} Sidee la yeelay AS-kii gudaha u galay Wargaadhi ee Sawirada ka qaaday?

0

khamiis 24, April  2025 {HMC} Sidee la yeelay AS-kii gudaha u galay Wargaadhi ee Sawirada ka qaaday?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Dagaalkii Wargaadhi oo lagu dilay 50 AS ah iyo sargaal ka hadlay

0

khamiis 24, April  2025 {HMC} Dagaalkii Wargaadhi oo lagu dilay 50 AS ah iyo sargaal ka hadlay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Sidee ku bilowday dagaalkii AS ku qaaday degaanka Wargaadhi?

0

khamiis 24, April  2025 {HMC} Sidee ku bilowday dagaalkii AS ku qaaday degaanka Wargaadhi?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Somali forces repel AS attack on strategic military base in Middle Shabelle region

0

Thursday 24, April -2025 {HMC}  Somali army forces repelled an early morning Al-Shabaab assault on a key military base in the Wargaadhi area of Middle Shabelle region on Thursday, according to government officials.

The attack began shortly after morning prayers with explosions and a coordinated ground assault by Al-Shabaab militants. The Wargaadhi base, located along a critical supply route, hosts elite Somali units including Danab commandos, Gorgor troops, and local Ma’awisley militia fighters.

Deputy Minister of Information Abdirahman Sheikh Yusuf Al-Adala said the army withstood the attack and inflicted heavy losses on the militants.

“Our forces pushed back the attackers, and many bodies of the Khawarij [Al-Shabaab] are scattered across the battlefield,” he told state media.

While casualties were reported on both sides, the government has not released official figures. Al-Shabaab, which is designated as a terrorist organization by Somalia, the United States, the United Nations, and the African Union, claimed to have entered the base.

However, Hiiraan Online could not independently verify those claims.
The Wargaadhi area is a key logistical corridor linking coastal and inland areas in the Middle Shabelle region. Analysts say that control over Wargaadhi is critical to isolating Al-Shabaab cells entrenched in Nuur Dugle and Adaan Laxey.

The latest attack underscores the group’s ongoing threat, even as Somali and allied forces escalate operations across Hirshabelle and Galmudug. The federal government continues to face challenges in reclaiming territory lost during previous setbacks, including the fall of strategic towns such as Ceel Baraf, Masjid Ali Guduud, and Adan Yabaal.