Sabti 28 Feb 2026 {HMC} Howlgalo culus, Dagaal & Duqeymo isbarbad socdo oo soo bilowday aroornimadii hore ee saakay ayaa xiligaan ka socdo furimaha dagaalka G/Shabellaha Hoose.
Deegaanada sida gaarka ah howlgalada & Dagaalka ugu socdaan waa Deegaanada Guumaysdiid,Godey & Daarusalaam oo ay gacanta ku hayaan AS Waxaa jiro khasaare kaladuwan oo ka dhashay dagaalka inkastoo weli labada dhinac aysan ka hadlin dagaalka.
Howlgalka waxaa wado Ciidamada Qalabka Sida oo kaashanayo Saaxibada Caalamiga ee Soomaaliya ka taageero Howlgalada.
Wixii soo kordha Halkaan kala soco!.






