Mareykanka oo dib u celinaya dad ka badan soddon qof oo qaxooti ku ah dalkiisa

0
9

Arbaco 15 April 2026 {HMC} Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa lagu wadaa in uu toddobaadkan qaabilo in ka badan 30 qof oo laga soo musaafuriyay dalka Mareykanka, sida ay u sheegeen afar ilo-wareed wakaaladda wararka ee Reuters.

Tallaabadaan ayaa ah calaamaddii ugu dambeeysay oo muujineysa in Washington ay dardar gelinayso heshiisyo ay la gashay qaar ka mid ah dowladaha Afrika si ay dhaqan galiso siyaasadeeda ku aadan dib u celinta muhaajiriinta ku nool dalkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here