spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS DFS oo ku dhawaaqday in ay tallaabo kaqaadeyso dadka Macdan-qodista ka sameeyo...

DFS oo ku dhawaaqday in ay tallaabo kaqaadeyso dadka Macdan-qodista ka sameeyo Soomaaliya.

0
43

Axad, 16, Nov 2025 {HMC} Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday tallaabo ka dhan ah Macdan-qodista laga sameeyo gobollada qaar, iyada oo sheegtey in cid aan iyada ‘oggolaansho’ ka haysan aysan samayn karin macdan-qodis.

DFS waxa ay ku gooddisey in ay shuruucda caalamiga ah u adeegsanayso shaqsiyaad & shirkado ay sheegtey in ay isugu jiraan Soomaali iyo ajaaniib oo ku howllan macdan-qodis sharci-darro ah, sida sheegtet Wasaaradda Macdanta & Baatroolka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here