Isniin 21, April 2025 {HMC} Maxay sababta Maanta u Baaqday Kulankii Baarlamaanka.?
{DAAWO MUQAALKA} FAAH FAAHIN Dad Aano qabiil loo Dilay oo lagu aasay Gobolka Mudug.
Isniin 21, April 2025 {HMC} FAAH FAAHIN Dad Aano qabiil loo Dilay oo lagu aasay Gobolka Mudug.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Biriq Dad isku Qoys ah ku Dishay shabeelada dhexe.
Isniin 21, April 2025 {HMC} Biriq Dad isku Qoys ah ku Dishay shabeelada dhexe.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Puntland oo Gacanta ku dhigay Xubno ka tirsan Daacish oo Baxsad ahaa.
Isniin 21, April 2025 {HMC} Ciidamada Puntland oo Gacanta ku dhigay Xubno ka tirsan Daacish oo Baxsad ahaa.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Axmed ”Ceerigaabo waa halka looga hortay weeraro ay soo qaaday Dowladda Somaliya”
Isniin 21, April 2025 {HMC} Gudoomiye Axmed ”Ceerigaabo waa halka looga hortay weeraro ay soo qaaday Dowladda Somaliya”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Kufsi loo geeystay Gabar Da’yar ah oo ku sugan Puntland.
Isniin 21, April 2025 {HMC} Kufsi loo geeystay Gabar Da’yar ah oo ku sugan Puntland.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Muxuu yahay Amarka Culus ay soo saaren ciidamaa Caasimada ku sugan.?
Isniin 21, April 2025 {HMC} Muxuu yahay Amarka Culus ay soo saaren ciidamaa Caasimada ku sugan.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Deegaanka oo Howlgalo ka wado inta u dhaxeeyos Halgan iyo Buulo-Burde.
Axad 20, April 2025 {HMC} Ciidamada Deegaanka oo Howlgalo ka wado inta u dhaxeeyos Halgan iyo Buulo-Burde.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {21.04.2025}
Isniin, 21 April , 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Ali Ahmed
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO
Faah-faahino dheerad ah oo kasoo baxay Dagaal ka socda degmada Berdaale.
Isniin, 21 April , 2025 {HMC} Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya inuu dagaal culus ka socdo deegaanka Dhejiile, oo hoostaga degmada Berdaale ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Dagaalka oo weli socda ayaa u dhexeeya ciidamada Daraawiishta Koofur Galbeed iyo maleeshiyaad hubeysan.
Warar hor u dhac ah ayaa sheegaya in dagaalka uu bilaabmay saaka waaberigii, kadib markii uu muran ku saleysan dhul ama awood maamul oo muddooyinkii u dambeeyey taagnaa uu isku beddelay iska horimaad hubeysan. Ciidamada Daraawiishta oo ku sugan deegaankaas ayaa la sheegay in ay isku dhaceen maleeshiyaad deegaanka ah oo hubeysan.
Waqtigaan xaadirka ah, lama xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka maadaama ay wali rasaasta socoto.
Goob-joogayaal iyo dadka deegaanka ayaa sheegaya in rasaas culus laga maqlayo xaafado dhowr ah oo ku dhow Dhejiile, taasoo cabsi galisay dadka shacabka ah.
Waxaa sidoo kale hakad galay isu socodkii dadka iyo gaadiidka ee u kala gooshi jiray Berdaale iyo deegaannada hoos yimaada, iyadoo ay jirto cabsi laga qabo inuu dagaalku ku faafo dhulka kale ee gobolka.
Illaa iyo hadda maamulka Koonfur Galbeed kama uusan bixin war rasmi ah oo ku saabsan dagaalkan, mana jirto cid sheegatay abaabulka kooxda la dagaallamaysa ciidamada Daraawiishta.
Dagaalkan cusub ayaa imaanaya iyadoo gobolka Baay uu marayo xaalad amni oo kacsan, isla markaana uu jiro dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab oo weli ka socda qeybo kamid ah Koofur Galbeed.
Colaado ku saleysan Beelaha ama murannada maamulka ayaa caqabad hor leh ku noqon kara dadaallada nabadeynta iyo xasilinta deegaannadaasi.



