Home Blog Page 103

15 sano kaddib Kenya oo ku dhawaaqday in ay dib u furayso xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya.

0

Jimco 13 Feb 2026 {HMC} Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay dib u furayso Xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya, ku dhawaad 15 sano kaddib markii loo xiray sababo la xiriira weerarada kooxda Al-Shabaab, sida uu shaaciyey Madaxweynaha Kenya, William Ruto.

Alshabaab ayaa ka dambeysay taxanaha weeraro ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Kenya, oo ay ku jiraan mid ka dhacay xarun ganacsi oo ku taalla caasimadda Nairobi, kaas oo lagu dilay 67 qof sannadkii 2013, iyo mid ka dhacay jaamacadda Garissa labo sano kadib oo lagu dilay 148 qof.

Ruto wuxuu sheegay in qorshaha dib u furista labada goobood ee xuduuddu ka socoto uu ku saleysan yahay sannado qiimeyn amni ah, isaga oo intaa ku daray in ciidamada ammaanku si weyn loo dhigi doono si loo hubiyo in tallaabadan aysan khatar gelin amniga.

Madaxweynaha ayaa qorshahan ku shaaciyey booqasho uu ku tagay magaalada xuduudka ee Mandera oo ku taalla waqooyi-bari Kenya, halkaasoo ay ku badan yihiin Soomaalida deegaanka.

“Ma aha wax la aqbali karo in muwaadiniinta Kenya ee Mandera ay ka go’an yihiin ehelkooda iyo deriskooda ku sugan Soomaaliya sababtoo ah xirnaashaha dheer ee Xuduudda Mandera,” ayuu Ruto ku qoray X.

Khudbaddiisa, wuxuu ku baaqay dhammaan dadka Mandera, oo dhowr jeer la beegsaday, in ay ku biiraan dagaalka ka dhanka ah al-Shabab.

“Al-Shabab waa kuwo aan waxba tarayn, waxaan doonayaa inaan idin xaqiijiyo in Kenya ay la shaqeyn doonto idinka, kaliya naga caawi la dagaalanka dambiyada iyo argagixisada,” ayuu yiri madaxweynaha Kenya.

Marka laga soo tago weerarkii ka dhacay suuqa Westgate iyo Jaamacadda Garissa, weeraro kale oo waaweyn oo al-Shabab ka geystay Kenya waxaa ka mid ah dilkii 28 rakaab bas ah oo ka dhacay degmada Mandera sannadkii 2014 iyo weerar lagu qaaday hotel ku yaalla Nairobi shan sano kadib, kaasoo sababay dhimashada ugu yaraan 21 qof.

Sannadkii 2015, Kenya waxay bilowday dhismaha xayndaab xuduudka ah oo ku fadhiyo 680 km (423 mayl) oo xuduuda guud ah, si looga hortago hanjabaadda argagixisada, laakiin mashruuca waa la joojiyey ku dhawaad saddex sano kadib markii kaliya 10 km (6 mayl) oo silig ah la dhisay, iyadoo kharashka ku baxay uu gaaray $35 milyan.

African leaders descend on Ethiopia for summit amid tough times.

0

Friday 13 Feb 2026 {HMC} African leaders are seeking answers to tough questions as they gather in the Ethiopian capital, Addis Ababa, for the 39th Ordinary Session of the Assembly of Heads of State and Government, to kick off in Addis Ababa from 14 to 15 February 2026.

This summit at the AU headquarters comes at a difficult time for the continent and its leaders.

Before the heads of state and government’s discussions, their foreign ministers had held talks on various issues, including security, economy, and diplomacy.

As the African leaders meet, the shadow of US President Donald Trump and his administration’s radical policies looms large.

These include immigration crackdown, foreign aid cuts, and America’s unsettling involvement in issues across Africa.

Trump’s travel ban

Twenty-six African countries, representing about half of the continent, are under Trump’s total or partial travel ban, which took effect in January.

Similarly, his administration’s scrapping of foreign aid for humanitarian and health services has hit African countries.

It is now replacing health programmes previously implemented by USAID with new multi-billion-dollar transactional deals with individual countries, some giving the US greater access to critical minerals in Africa.

The Trump administration has also imposed hefty tariffs on many African countries, as part of its global sweeping economic policy, and has been involved in a diplomatic row with Nigeria and South Africa, the continent’s leading economies, on issues relating to foreign policy and domestic security challenges.

The two African powerhouses are now trying to navigate the delicate relationships with the US.

Devastating conflicts

Away from the Trump effect, the African leaders in Ethiopia are also seeking solutions to devastating conflicts on the continent, including in the DRC and Sudan.

The Chairperson of the African Union Commission, Mohamoud Ali Youssef, has hailed a recent ceasefire mechanism between the DRC government and rebel groups as a “significant confidence-building measure’’ and expressed optimism that the war in Sudan will be resolved.

The African Union has also urged the revocation of Israel’s recent unilateral recognition of Somalia’s breakaway region of Somaliland, calling it a violation of Somalia’s sovereignty and territorial integrity.

Another key issue on the leaders’ plate is climate change – which the UN says affects Africa disproportionately, despite the continent being responsible for just about 3% of the problem.

SOURCE:TRT Afrika English

Somali Minister of Education Receives High-Level Arab League Delegation to Boost Educational Development.

0

Friday 13 Feb 2026 {HMC} The Minister of Education, Culture, and Higher Education of the Federal Government of Somalia, H.E. Farah Sheikh Abdulkadir, received a high-level delegation from the Arab League Educational, Cultural and Scientific Organization (ALECSO) in Mogadishu on Friday.

The visiting diplomatic mission was led by the Director-General of the organization, Dr. Mohamed Ould Amar.

The meeting served as a strategic platform for the two leaders to discuss the advancement of Somalia’s academic and cultural sectors.

Minister Farah Sheikh Abdulkadir and Director-General Dr. Mohamed Ould Amar engaged in a comprehensive dialogue focused on elevating the quality of education throughout the country.

They explored various avenues for cooperation, including curriculum development, teacher training, and the revitalization of cultural heritage sites.

The visit by the Arab League delegation is designed to provide a firsthand assessment of the current educational landscape in Somalia.

The primary objective is to establish a robust framework for long-term partnership between the Federal Ministry and the Arab League.

This collaboration aims to facilitate the exchange of technical expertise and resources, ensuring that Somalia’s educational institutions are aligned with regional standards and capable of meeting the developmental needs of the nation.

Both parties expressed a strong commitment to deepening the relationship between Mogadishu and the Arab League’s specialized agencies.

The discussions highlighted the importance of integrating scientific research and cultural preservation into the national recovery agenda, reinforcing Somalia’s position within the broader Arab academic community.

President Hassan Sheikh Mohamud Attends 2nd Italy-Africa Summit in Addis Ababa to Boost Strategic Economic Ties

0

Friday 13 Feb 2026 {HMC} The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, participated in the high-level 2nd Italy-Africa Summit on Friday.

Hosted by the Federal Democratic Republic of Ethiopia, the gathering brought together African leaders and Italian officials to redefine the strategic partnership between the continent and the European nation.

The summit centered on intensifying collaborative efforts and fostering robust economic and strategic relations between Italy and African nations.

Leaders engaged in comprehensive dialogues aimed at unlocking new opportunities in critical sectors.

The discussions prioritized trade facilitation, foreign direct investment, and energy security, positioning them as the cornerstones of this renewed cooperation.

Furthermore, the delegates addressed the urgent need for development in infrastructure and agriculture, recognizing these areas as essential for sustainable growth.

Innovation was also highlighted as a key driver for future economic integration, with both sides exploring mechanisms to transfer technology and modernize local industries.

RW Xamse oo gaaray Hotel Airport oo ay daganyihiin Axmed Madoobe iyo Saciid Dani.

0

Jimco 13 Feb 2026 {HMC} Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray Airport Hotel oo ay daganyihiin Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland.

Ra’iiaulwasaare Xamse ayaa hadda kulan gaar ah kula jira Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Waxaana aad loo xadiday in wax muuqaal ama sawir ah laga qaado kulanka Ra’iisulwasaare Xamse iyo Madaxweyne Axmed Madoobe kadib soo jeedin ka timid Hab maamuuska Madaxweynaha Jubbaland.

Wararka qaar ayaa sheegaya in masuuliyiin la socday Ra’iisulwasaare Xamse aysan suuragal u noqon inay ka qeybgalaan kulanka sababo illaa iyo hadda aan la ogeyn.
Kulanka Axmed Madoobe kadib Deni ayuu la kulmi doona Ra’iisulwasaare Xamse.

RW Xamsa oo ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii ay Soomaaliya ka soo hooyisay Shirweynaha COP30 oo ka dhacay dalka Brazil.

0

Jimco 13 Feb 2026 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii iyo natiijooyinkii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka soo hooyisay Shirweynaha Isbeddelka Cimilada Adduunka ee COP30 oo ka dhacay dalka Brazil.

Munaasabaddan, ayaa lagu soo bandhigay warbixin dhammaystiran oo ku saabsan dadaallada dowladda ee ku aaddan saameynta isbeddelka cimilada, mashaariicda dib-u-soo-kabashada deegaanka, qorshayaasha yaraynta fatahaadaha iyo fursadaha maalgelinta deegaanka.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey doorka firfircoon ee wafdiga Soomaaliya ay ka qaateen doodaha caalamiga ah, isaga oo xusay in Soomaaliya ay markan dunida u gashay gorgortan dhab ah oo ku aaddan helitaanka Maalgelinta Cimilada (Climate Finance) iyo magdhowga khasaaraha ka dhasha Isbeddelka Cimilada ee ay sameeyaan dalalka horumaray.

Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Xukuumaddiisa ay samaysay wasaarad gaar u ah arrimaha deegaanka si xal loogu helo saamaynta abaaraha iyo isbeddelka cimilladq, taasi oo ka tarjumaysa mudnaanta ay dowladda siisay arrimaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilladq.

Mudane Xamsa, ayaa tilmaamay in dadka Soomaaliyeed xilligan qy wajahayaan abaar aad u adag oo loo baahanyahay in loo kaco sidii gurmad loo gaarsiin lahaa sidii xaaladda ba’an ee ay ku jiraan bulshada Soomaaliyeed.

Dowladda Soomaaliya waxa ay dadaal ugu jirtaa gurmadka dadka tabaalaysan iyada oo dowladdu ay samaysay Sanduuq dhaqaale lagu uruuriyo dhaqaalah loo qorsheeyay gurmadka abaaraha, iyada oo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, uu la kulmay safiirrada dalalka saaxiibada la ah Soomaaliya, isla markaana ugu baaqay madaxda dalalka iyo hey’adaha caalamiga in ay gacan ka gaystaan arrimaha taagan.

Ugu dambayn, Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu baaqay culimadq, ganacsada iyo samafalayaasha Soomaaliyeed in ay ka qeyb-qaataan sidii ay dadka Soomaaliyeed ee duruufaha qalafsan ku jira loo gaarsiin lahaa gurmad iyo taakulo.

{DAAWO MUUQAALKA} Turkiga oo sare u qaaday iskaashiga dhinaca Militariga ah ee Soomaaliya

0

Jimac 13Feb 2026 {HMC} Turkiga oo sare u qaaday iskaashiga dhinaca Militariga ah ee Soomaaliya

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray dalka Itoobiya.

0

Jimac 13Feb 2026 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray dalka Itoobiya.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Foreign Minister Abdisalam Ali Chairs High-Level A3 Ministerial Meeting to Strengthen Africa’s Voice at the UN Security Council

0

Friday13 Feb 2026 {HMC}  — The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali, presided over the Sixth High-Level Ministerial Meeting of the A3 on Friday in Addis Ababa. Acting in his capacity as the Coordinator of the A3 group, the Minister convened the session on the margins of the 39th Ordinary Session of the Assembly of the African Union to strategize on bolstering the continent’s influence within the United Nations Security Council.

The strategic dialogue brought together a high-level cohort of diplomats, including the Minister of Foreign Affairs of the Republic of Liberia, H.E. Sara Beysolow Nyanti, and the Deputy Minister of Foreign Affairs of the Democratic Republic of the Congo, H.E. Noëlla Ayeganagato Nakwipone. They were joined by the African Union Commissioner for Political Affairs, Peace and Security, Ambassador Bankole Adeoye, alongside the Permanent Observer of the African Union to the United Nations, Ambassador Mohamed Fathi Edrees.

During the discussions, the Ministers reaffirmed their collective commitment to advancing African priorities on the global stage. The leaders highlighted the urgent necessity of deepening the coordination and coherence between the African Union Peace and Security Council (PSC) and the A3. This alignment is viewed as essential for unifying Africa’s voice and maximizing its strategic impact on resolutions and debates within the UN Security Council.

Facing a backdrop of growing uncertainty in the international system, the meeting concluded with a strong call for African unity grounded in a clear strategic vision. The Ministers agreed on the importance of principled engagement to navigate complex geopolitical shifts while staunchly upholding and strengthening the tenets of multilateralism to protect the interests of the continent.

Source Sonna

AU Peace and Security Council Rejects Israel’s Recognition of Somaliland, Affirms Somalia’s Sovereignty

0

Friday13 Feb 2026 {HMC} The African Union Peace and Security Council (PSC) issued a strong condemnation on Thursday regarding Israel’s recognition of the Somaliland administration, declaring the move null and void under international law. The Council emphasized that no entity possesses the authority to alter the established territorial framework of the Federal Republic of Somalia.

In a communiqué released from the African Union Headquarters in Addis Ababa, the Council firmly reaffirmed the unity and territorial integrity of Somalia. The body demanded an immediate reversal of the recognition decision announced in December 2025. The African Union highlighted that Somalia’s borders are inviolable, explicitly rejecting the independent status of the Somaliland administration and reiterating its unwavering support for the full sovereignty of the Federal Government of Somalia.

On the security front, the Council welcomed the significant gains achieved in the ongoing offensive against Al-Shabaab terrorist groups. The statement encouraged Somali security forces and international partners to intensify operations aimed at eradicating the Kharijites. Furthermore, the communiqué noted the importance of regional administrations continuing their respective roles in the fight against Al-Shabaab to ensure comprehensive national stability.

Israel remains the only nation to have extended recognition to Somaliland, a move that has sparked widespread criticism across the Horn of Africa and the international community. The African Union’s stance reinforces the global consensus on Somalia’s unity and serves as a definitive rejection of unilateral actions that threaten regional stability

Source Sonna