Home Blog Page 1036

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {12.04.2025}

Sabti 12, April-2025 {HMC} – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali Addow

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

Madaxwayne Xasan Shiikh oo Shaaciyay Ujeedka safarka RW Xamse ku tagay Laascaanod.

Sabti 12, April-2025 {HMC} – Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Raisal wasaarihiisu u tegay Magaalada Laascaanood sidii uu xal nabaddeed ugu raadin lahaa colaaddii Gobolkaas.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Shir ka dhacay Turkiga, ayaa waxa la weydiiyey socdaalka Raisul Wasaaraha, wuxuuna xusay in aan halkaas u tegin inuu xiisad abuuro.

“Raysal Wasaaraha wuxuu Laascaanood u tegey in uu abuuro jawi wada-hadal oo lagu xallin karo shaqadaaqadii halkaas oo aysan DFS qayb ka ahayn, Waxay kala haystaan maxaabiis welina majiro xal, marka waxaan rabnaa wado nabadeed oo shaqaaqadaan gudaha ah laga gaaro” ayuu yiri Madaxweynaha.

Xassan Shiikh ayaa sheegay in dowladiisu ka xun tahay dagaalkaas, aysan qeyb ka aheyn, kana noqon doonin xalkana ka shaqeynayso.

Madaxweynaha ayaa la aaminsan yahay in madasha Antalya in uu warkan ka sheego ka dhigan tahay fariin siyaasadeed oo aysan aheyn wax fudud & dood madasha taalay.

Madaxweyne Xassan Shiikh ayaa horey ugu sheegay xildhibaanada iyo wasiirada DF ee ka soo jeeda Somaliland in RW Xamse uu u tagay Laascaanood sidii uu ugala hadli lahaa Madaxda SSC-Khaatumo in lahelo wadiiqo wada hadal oo la xiriira maxaabiis is dhaafsig & isku furida bulshada ku kala dhaqan SSC khaatumo iyo Somaliland.

Somaliland oo qaaday talaabooyin ka dhan ah Safarka uu RW Xamse ku tagay Laascaanood.

Sabti 12, April-2025 {HMC} – Somaliland ayaa si kulul u cambaareysay Safarka uu Raisal Wasaaraha Soomaaliya ku tagay magaalada Laascaanood.

Waxay sheegtay in ay soomaaliya ay daandaansi ku wado dhulka Somaliland, iyadoo baaqna u dirtay Beesha Caalamka iyo Midowga Afrika.

“Booqashada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood waxay ka dhigan tahay daandaansi aan qarsoonayn iyo xad-gudub ba’an oo lagu sameeyay madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Somaliland. Falkan aan ka fiirsiga lahayn ayaa loo arkaa inuu yahay ku dhawaaqis dagaal.” Afhayeenka Dawladda Somaliland Xuseen Cumar Deyr.

Dhinaca, kale Golaha Wakiilada Somaliland ayaa si kulul u cambaareeyey Socdaalka Raisal Wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND

{DAAWO MUQAALKA} Heerka Waxbarasho ee Ardayda Xarunta Barirtanada iyo Tababarada Caafimadka ee United

0

 Sabti 12, April-2025 {HMC} Heerka Waxbarasho ee Ardayda Xarunta Barirtanada iyo Tababarada Caafimadka ee United

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 12-4-2025.

0

 Sabti 12, April-2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu rbacoDambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

{DAAWO MUQAALKA} Faahfaahin Duqeen ka Dhacaday Deegaanka Abooreey

0

 Sabti 12, April-2025 {HMC} Faahfaahin Duqeen ka Dhacaday Deegaanka Abooreey

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Nin Ayaa Difaaca Hiiraan dibada uga yimid oo ku dhintay nin joogane dagaalka qeeyb kama ahan.

0

 Sabti 12, April-2025 {HMC} Nin Ayaa Difaaca Hiiraan dibada uga yimid oo ku dhintay nin joogane dagaalka qeeyb kama ahan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Gurmad ka yimid jalalqsi oo la gaarsiiyay Ciidamada aboorey ku sugan.

0

 Sabti 12, April-2025 {HMC} Gurmad ka yimid jalalqsi oo la gaarsiiyay Ciidamada aboorey ku sugan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka Cusub Safarka Ra’isul wasaare Xamsa ee laascaanood.

0

 Sabti 12, April-2025 {HMC} Maxaa ka Cusub Safarka Ra’isul wasaare Xamsa ee laascaanood.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

President Hassan Meets Turkish Counterpart Erdoğan on Sidelines of Antalya Diplomacy Forum

0

Saturday 12,April 2025 {HMC}  The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, met with his Turkish counterpart, President Recep Tayyip Erdoğan, on the sidelines of the 4th Antalya Diplomacy Forum to discuss bilateral relations and regional cooperation.

The two leaders engaged in high-level talks focused on strengthening diplomatic ties, enhancing strategic collaboration, and advancing shared interests in security, economic development, and humanitarian support. They reaffirmed the strong and longstanding partnership between Somalia and Türkiye, emphasizing the importance of continued cooperation in fostering peace and stability in the Horn of Africa.

President Hassan Sheikh expressed gratitude for Türkiye’s unwavering support to Somalia in areas such as infrastructure, education, health, and military capacity-building. The leaders also exchanged views on global and regional issues, highlighting the role of diplomacy in addressing emerging challenges.

The meeting underscored Somalia’s active engagement in international diplomacy and its commitment to forging stronger alliances through platforms like the Antalya Diplomacy Forum.