Home Blog Page 1037

President Hassan Meets Turkish Counterpart Erdoğan on Sidelines of Antalya Diplomacy Forum

0

Saturday 12,April 2025 {HMC}  The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, met with his Turkish counterpart, President Recep Tayyip Erdoğan, on the sidelines of the 4th Antalya Diplomacy Forum to discuss bilateral relations and regional cooperation.

The two leaders engaged in high-level talks focused on strengthening diplomatic ties, enhancing strategic collaboration, and advancing shared interests in security, economic development, and humanitarian support. They reaffirmed the strong and longstanding partnership between Somalia and Türkiye, emphasizing the importance of continued cooperation in fostering peace and stability in the Horn of Africa.

President Hassan Sheikh expressed gratitude for Türkiye’s unwavering support to Somalia in areas such as infrastructure, education, health, and military capacity-building. The leaders also exchanged views on global and regional issues, highlighting the role of diplomacy in addressing emerging challenges.

The meeting underscored Somalia’s active engagement in international diplomacy and its commitment to forging stronger alliances through platforms like the Antalya Diplomacy Forum.

{DAAWO MUQAALKA} Sida Ra’isul Wasaaraha loogu Soo dhaweeyay Garoonka laascaanood.

0

 Sabti 12, April-2025 {HMC} Sida Ra’isul Wasaaraha loogu Soo dhaweeyay Garoonka laascaanood.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Gurmad Ciidan oo ka baxay Muqdisho oo Gaaray sh-dhaxe

0

 Sabti 12, April-2025 {HMC} Gurmad Ciidan oo ka baxay Muqdisho oo Gaaray sh-dhaxe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} RW Xamse Abdi Barre “Booqashadaydu waxa ay xambaarsantahay Midnimo, Nabad

0

 Sabti 12, April-2025 {HMC} RW Xamse Abdi Barre “Booqashadaydu waxa ay xambaarsantahay Midnimo, Nabad

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Xisbiga Kulmiye oo Cambaareeyey Safarka Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ee Laas-Caanood.

0

 Sabti 12, April-2025 {HMC} Xisbiga Kulmiye oo Cambaareeyey Safarka Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ee Laas-Caanood.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxuu yahay Shirka Turkiga ugu qeeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya?

0

 Sabti 12, April-2025 {HMC} Maxuu yahay Shirka Turkiga ugu qeeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 12/04/2025

0

Sabti 12, April-2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Hoos ka daawo Wararka ugu waa weyn

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {04-12-2025}

Sabti 12, April-2025 {HMC} –Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo :: Shugri Baryare & Mustaf Cadoow

Farsamadii ::Mohammed Hassan Owsei

{DAAWO SAWIRADA} RW xamse oo si weyn loogu soo dhaweeyay laascaanood

Sabti 12, April-2025 {HMC} – Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo ay weheliyaan masuuliyiinta Hay’adaha kala duwan ee dawladda, Kumanaan ka mid shacabweynaha reer SSC-Khaatumo ayaa Raysal Wasaaraha Dalka mud. Xamse Cabdi Barre kusoo dhaweeyey gegida diyaaraha ee Laascaanood.

Mud. Xamse ayaa noqonaya Raysal wasaarihii ugu horreeyey ee safar ku yimaaddo deegannadana Ssc-Khaatumo burburkii dalka kaddib. kaas oo noqonaya taariikh cusub oo dadka deegaanka iyo guud ahaan ummadda Soomaliyeed ba ay muddo dheer sugayeen.

Soo dhawaynta ka dib Raysal wasaaraha ayaa loo galbiyey qasriga uu ka degi doono Caasimadda isagoona ku sugnaan doona Laasaanood maalmaha soo socda.

Raysal wasaaraha iyo weftigiisa ayaa inta uu deegaanka joogo ka shaqayn doono hirgelinta iyo dhagax-dhigga mashaariic horumarineed oo taabanaya dhammaan arrimaha bulshada. Sidoo kala RW ayaa shirar la qaadan doona madaxda Maamulka SSC-Khaatumo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweyne xasan sheekh oo ka qeyb galay madasha diblomaasiyadda Afrika

Sabti 12, April-2025 {HMC} – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qeyb galay madaxda caalamka furitaanka Madasha Diblomaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga.

Madashan oo ka mid ah fagaarayaasha caalamiga ah ee ugu muhiimsan iskaashiga dhanka amniga iyo siyaasadda ayaa wafdiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay mudnaan siinayaan xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee caalamiga ah, isdhaafsiga khibradaha maamul iyo sidii Soomaaliya ay doorkeeda uga qaadan lahayd arrimaha caalamiga ah, iyadoo la xaqiijinayo midnimada iyo danaha dalkeenna.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Turkiga martiqaadka iyo soo dhoweynta diirran ee ay ku qaabileen wafdiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaana uu kulan doceedyo la qaadan doonaa madaxda iyo hoggaamiyeyaasha ka qeyb galaya madashan.