Home Blog Page 1039

{DAAWO MUQAALKA} Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Gaaray laascaanood.

0

Sabti 12, April-2025 {HMC} Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Gaaray laascaanood.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} FAAH FAAHIN Hub iyo dadkii waday oo lagu qabtay moqokori.

0

Sabti 12, April-2025 {HMC} FAAH FAAHIN Hub iyo dadkii waday oo lagu qabtay moqokori.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Muxuu Yahay Baaqa uu Wasiirka Gaashaandhigga u Diray Shacabka Soomaaliyeed?

Sabti 12, April-2025 {HMC} – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, xuska 65 sano guuradii ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku beegan maanta oo kale 12-ka Abriil.

Wasiirka ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin difaaca qaranimada iyo jiritaanka ummadda Soomaaliyeed, laga soo bilaabo markii la aas-aasay 12-kii Abriil, sanadkii 1960-kii, ilaa maanta oo ay si geesinimo leh ugu adeegayaan dadkooda.

“Ciidanka Xoogga Dalka waa geesiyaal naftooda u hura difaaca dalka, diinta iyo dadka Soomaaliyeed. Alle waxaan uga baryayaa inuu aqbalo shahaadadooda, kuwa dhaawacanna uu siiyo caafimaad degdeg ah”.

Wasiirka Gaashaandhigga XFD ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay garab istaagaan Ciidanka Xoogga Dalka, iyagoo si buuxda u taageeraya dadaallada ay ugu jiraan ciribtirka kooxaha Khawaarijta ee dhibaatada ku haya shacabka iyo dalka.

“Waa waajib qaran in la garab istaago geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka, oo maanta naf-hurnimo ugu jira hawlgallada dalka looga xoreynayo cadowga Khawaarijta,” ayuu yiri Wasiir Jabriil Cabdirashiid.

{DAAWO MUQAALKA} marnaba kama Cabsaneeyno Geeri hadii aan u dhimaneeyno Difaaca dalka”Taliye Sahal.

0

Sabti 12, April-2025 {HMC}  marnaba kama Cabsaneeyno Geeri hadii aan u dhimaneeyno Difaaca dalka”Taliye Sahal.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaarey magaalada Laascaanood

Sabti 12, April-2025 {HMC} – Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa goordhow gaarey magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaasi oo ay boqolaal shacab iyo mas’uuliyiin ku soo dhaweeyeen.

Ra’iisul wasaare Xamse ayaa lagu wadaa inuu gudaha Laascaanood kulamo kula yeesho Madaxda iyo Bulshada SSC Khaatumo.

Waxaa lagu wadaa in kulamadan looga hadlo xiriirka SSC Khaatumo iyo Dowladda Federaalka.

Sidoo kale, ra’iisul wasaaraha ayaa la filayaa inuu dhagax dhigo mashaariic lagu horrumarinayo deegaannada maamulkaasi.

Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa Ka socda Garoonka diyaaradaha Laascaanood.

0

Sabti 12, April-2025 {HMC} Maxaa Ka socda Garoonka diyaaradaha Laascaanood.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Gacan Dhawacdayada Macawisleeyda ku daaweyn haayna gacane dagaalka aboorey.

0

Sabti 12, April-2025 {HMC} Gacan Dhawacdayada Macawisleeyda ku daaweyn haayna gacane dagaalka aboorey.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} AS-ka Go’doonka ku ah Abooray qaar ayaa bilaabay in ay is dhiibaann”Taliye Xasan Faarax.”

0

Sabti 12, April-2025 {HMC} AS-ka Go’doonka ku ah Abooray qaar ayaa bilaabay in ay is dhiibaann”Taliye Xasan Faarax.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan manta Laascaanood,

0

Sabti 12, April-2025 {HMC} Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan manta Laascaanood,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Taliye odowaa oo furumaha Dagaal kasoo Diray Hambalyada Ciidamada Xooga dalka

0

Sabti 12, April-2025 {HMC} Taliye odowaa oo furumaha Dagaal kasoo Diray Hambalyada Ciidamada Xooga dalka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA