Home Blog Page 1058

{DAAWO MUQAALKA} Qaramada Midoobay oo Kulan ka yeelanayo Xaalada Soomaaliya.

0

Isniin 07, April-2025 {HMC} Qaramada Midoobay oo Kulan ka yeelanayo Xaalada Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay ee Caalamka 7-04 2025.

0

Isniin 07, April-2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Shacabka SSC oo isku diyaarinta RW Soomaaliya

0

Isniin 07, April-2025 {HMC} Shacabka SSC oo isku diyaarinta RW Soomaaliya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Daawo Muuqalka Shirib Dhaqameed

0

Isniin 07, April-2025 {HMC} Daawo Muuqalka Shirib Dhaqameed

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Janaral Sheegoow oo Goor Dhaw ku Geeriyooday isbitaal ku Yaalo Muqdisho

0

Isniin 07, April-2025 {HMC} Janaral Sheegoow oo Goor Dhaw ku Geeriyooday isbitaal ku Yaalo Muqdisho

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 07-4-2025.

0

Isniin 07, April-2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu rbacoDambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

Beesha Caalamka Waxay Soo Dhoweynayaan Gogosha Lagu Baaqay ee Siyaasiyiinta iyo Hogaamiyeyaasha Bulshada.

Isniin, 07 Abriil 2025 {HMC} Saaxiibada beesha caalamku* waxay soo dhoweynayaan soo-jeedinta lagu qabanqaabinayo madal ay iskugu yimaadaan hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo bulshada Soomaaliyeed si loo xaqiijiyo in aragtiyadooda iyo dadaalladooda ay qeyb uga noqdaan la dagaalanka argagixisada iyo dhismaha hannaan dowladeed oo dimuqraadi ah kuna dhisan nidaam federaal ah, sida uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud khudbaddiisii dadweyne ee 29kii Maarso 2025ka kuna beegnayd munaasabaddii Ciidda Soonfur ee Ciidul-Fitri.

 

Istaraatijiyad midaysan oo loo dhan yahay ayaa lagama maarmaan u ah in laga guuleysto Al-Shabaab iyo in lasii amba-qaado arrimaha hortabinta u leh dowlad-dhisidda Soomaaliya. Waxaan soo dhoweyneynaa jawaab-celinta togan ee siyaasiyiin Soomaaliyeed ee hormuudka ah ay ka bixiyeen hindisahan.

 

Waxaan ku boorrinaynaa Dowladda, Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah, iyo saamilayda siyaasadeed iyo kuwa bulshada inay si dhakhso leh u kulmaan si loo xaqiijiyo fal-celin midaysan oo wax-ku-ool ah oo ku aaddan dagaalka socdo ee Al-Shabaab, fal-celintaas oo ah arrin mudnaan degdeg ah u leh amniga qaranka.

Tallaabo degdeg ah oo ku salaysan go’aan cad oo ay qaadaan hoggaamiyeyaasha Soomaaliyeed, ayna u qaadaan dhanka arrimo ay ku jiraan arrimaha muhiimka ah ee siyaasadda qaranka, dastuurka iyo arrimaha doorashooyinka, ayaa suurta gelinaya in saaxiibada [caalamku] ay bixiyaan taageero dheeraad ah.

 

Waxaan ku bogaadinaynaa ragga iyo haweenka adkeysiga leh ee ka tirsan Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya iyo Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) dadaalka ay ugu jiraan ka-hortagga is-ballaarinta Al-Shabaab ee Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe.

 

Waxaa naga go’an in aan dowladda iyo dadka Soomaaliyeed ku garab-istaagno halganka ay ugu jiraan dhismaha qaran nabdoon, demoqoraadi ah isla-markaana barwaaqo ah.

 

*Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Austria, Belgium, Denmark, Jabuuti, Masar, Wafdiga Midowga Yurub, Finland, Jarmalka, Hungary, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Talyaaniga, Kenya, Ururka Jaamacadda Carabta (LAS), Norway, Ruushka, Spain, Iswiidhan, Iswisarland, Turkiga, Uganda, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka, iyo Qaramada Midoobay.

International Partners Welcome Proposed Platform for Political and Community Leaders.

Monday, 07 Abriil 2025 {HMC} International partners* welcome the proposal to organize a platform for Somali political and community leaders to ensure their views and efforts form part of the fight against terrorism and the establishment of a democratic and federal system of government, as announced by President Hassan Sheikh Mohamud in his 29 March 2025 address to the nation for Eid-al-Fitr. A unified and inclusive strategy is indispensable to achieving success against Al-Shabaab and advancing Somalia’s state-building priorities. We welcome the reported positive responses from leading Somali political figures to this initiative.

 

We urge the Government, Federal Member State leaders, and political and societal stakeholders to meet expeditiously to ensure a unified, effective response to the ongoing Al-Shabaab offensive as an urgent national security priority. Quick, decisive action by Somali leaders, including on critical national political, constitutional and electoral matters, would enable further support by partners.

 

We pay tribute to the resilient men and women of the Somali Security Forces and the African Union Support and Stabilization Mission (AUSSOM) for their efforts to counter recent advances by Al-Shabaab in Lower Shabelle and Middle Shabelle.

 

We remain steadfast in support of the government and people of Somalia as they strive to build a peaceful, democratic, and prosperous nation.

 

*African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), Austria, Belgium, Denmark, Djibouti, Egypt, European Union (EU) Delegation, Finland, Germany, Hungary, Intergovernmental Authority on Development (IGAD), Ireland, Italy, Kenya, League of Arab States (LAS), Norway, Russian Federation, Spain, Sweden, Switzerland, Türkiye, Uganda, United Kingdom, United States, and United Nations..

{DAAWO MUQAALKA} Qaramada Midoobay oo Kulan ka yeelanayo Xaalada Soomaaliya.

0

Isniin 07, April-2025 {HMC} Qaramada Midoobay oo Kulan ka yeelanayo Xaalada Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka Cusub Deegaan Ruun Nirgood oo ay la wareegen Ciidamada Dowladda.?

0

Isniin 07, April-2025 {HMC} Maxaa ka Cusub Deegaan Ruun Nirgood oo ay la wareegen Ciidamada Dowladda.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA