Home Blog Page 1101

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {25.03.2025}

Talaado 25, March 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :Abdiqani Osoble

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

{DAAWO MUQAALKA} WAR DEG-DEG AH: MW Xasan oo ka degay Furimaha Dagaalka.

0

Talaado 25, March 2025 {HMC} WAR DEG-DEG AH: MW Xasan oo ka degay Furimaha Dagaalka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} DFS oo keensatay diyaarado Dagaal oo dheeraad ah

0

Talaado 25, March 2025 {HMC} DFS oo keensatay diyaarado Dagaal oo dheeraad ah

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Meydad laga raadinayo Ceel ay qodayeen Magaalada Baydhabo.

0

Talaado 25, March 2025 {HMC} Meydad laga raadinayo Ceel ay qodayeen Magaalada Baydhabo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Xukun lagu riday Askari dilay Taliye Koox ka tirsanaa CXD

0

Talaado 25, March 2025 {HMC} Xukun lagu riday Askari dilay Taliye Koox ka tirsanaa CXD

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} MW Xasan oo Fagaaro kula hadlay Bqolaal Ciidan ah oo loo diyaariyay Dagaalka AS.

0

Talaado 25, March 2025 {HMC} MW Xasan oo Fagaaro kula hadlay Bqolaal Ciidan ah oo loo diyaariyay Dagaalka AS.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 25-3-2025.

0

Talaado 25, March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

{DAAWO MUQAALKA} Ilhaan Cumar Maxay ka tiri ololaha la doonayo in looga tarxiilo USA?

0

Talaado 25, March 2025 {HMC} Ilhaan Cumar Maxay ka tiri ololaha la doonayo in looga tarxiilo USA?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Dagaal Culus oo maanta ka socda buuraha Calmiskaad.

0

Talaado 25, March 2025 {HMC} Dagaal Culus oo maanta ka socda buuraha Calmiskaad.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Xukunka Askari u gacan qaaday Walaashiis ka dibna dilay Taliye koox.

Talaado 25, March 2025 {HMC} Xuseen Xasan Maxamuud Macda oo ka tirsan Ururka 214-aad Guutada 21-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka Dhulka XDS ayaa lagu soo eedeeyay dilka Marxuum S/le Shaafici Maxamed Xaanshi Cali oo ahaa Taliye Koox.

Dilka ayaa yimid ka dib markii Xuseen uu u awood sheegtay walaashiis soo korisay. Wiil ay dhashay walaashiis ayaa qeylo dhaan ugu tagay Ciidamada Boliis Military ee waajibka ka lahaa Xaafadda Al-cadaala Ee Dagmada Heliwaa, si loo joojiyo Eedeysane Macda oo walaashiis ka weyn u gacan qaadaya.

Marxuum S/le Shaafici Maxamed Xaanshi Cali iyo Seddex askari oo uu watay ayaa u dhaqaaqay Joojinta eedeysanaha, Isagoona Eedeysanaha ka dalbaday in uu ku Wareejiyo qoriga.

Xuseen oo ka biya diiday in uu wareejiyo qoriga ayaa baas ooda kaga qaaday Marxuumka, waana Toban iyo Todobadii Bishii November ee sanadkii tagay.

Baaris dheer ka dib Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka sida ayaa codsaday qaadista kiiskaan, waxaana laga oggolaaday Sideed iyo Tobankii bishaan.

Garsoorka Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamadda oo waqti ku filan siiyey dhinacyadda dacwadda ayaa ugu dambeyn maanta ku xukuntay Ex Dable Xoogga Xuseen Xasan Maxamuud Macda dil toogasho oo ah Qisaasta marxuum Ex S/le Xoogga Shaafici Maxamed Xaanshi Cali.

Sida uu warbaahinta u sheegay Gaashaanle Dhexe Maxamed Cabdi Muumin oo ka tirsan garsoorka Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamadda Qalabka Sida.