Home Blog Page 1141

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {13-03-2025}

Khamiis 13, Mar 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Cali & Abdiyare

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

Ra’iisul Wasaara Xamsa oo Shir Gudoomiyay Kulanka Wasiirada iyadoona looga Hadlay……

Khamiis 13 Maarso 2025 {HMC}  Golaha Wasiirrada XFS ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha, iyaga oo ka wada hadlay arrimaha Amniga dalka iyo ansixinta heshiisyo dalkeena la gaarey dalka Azerbajin.

Kulanka ayaa waxaa guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, waxaana warbixinno laga dhageystay wasaaradda amniga iyo difaaca.

Golaha ayaa meelmariyay meel-mariyey heshiis is-afgarad ku saabsan arrimaha Bartoolka iyo Gaaska oo u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Azerbaijan, iyo Xeerka xarunta Shaqada ee Ururka Iskaashiga Islaamka.

Sidoo kale, Golaha ayaa sidoo kale ansixiyey soo jeedinta Wasaarrada Beeraha XFS ee Magacaabista Maareeyaha iyo Maareeye ku Xigeenka hey’adda sharciyeynta Adeegyada Baaritaanka iyo Beeraha Soomaaliyeed, oo loo kala magacaabay Cabdi Maxamed Xuseen iyo Liibaan Cabdi Xasan.

Madaxweeynaha Mareynkanka oo Dib uga laabtay Qorshihiisa Barakicinta Shacabka Qasa

Khamiis 13 Maarso 2025 {HMC}  Afhayeenka Xamaas, Hasem Qaasim ayaa soo dhaweeyay ka laabashada go’aanka madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ee barakicinta ah ee in ka badan laba milyan oo Falastiiniyiin ah oo ku nool Qasa.

Trump ayaa sheegay inuusan “qofna uusan ka saarin Qasa” isagoo ka jawaabaya su’aal ku saabsan kulan uu Aqalka Cad kula yeeshay Ra’iisul wasaaraha Ireland.

“Haddii hadalka madaxweynaha Mareykanka Trump uu ka dhigan yahay ka-noqoshada fikrad kasta oo ah barakicinta dadka Marinka Qasa, waa la soo dhaweynayaa,” ayuu Qassem ku yiri bayaanka.

“Waxaan ku baaqaynaa in Israel fuliso dhammaan qodobbada heshiiska xabbad-joojinta,” ayuu raaciyay hadalkiisa.

Qorshaha Madaxweynaha Mareykanka ayaa ka yaabiyay dunida, ka dib markii uu bishii hore ku dhawaaqay in Falastiiniyiinta si rasmi ah loogu barokiciyo dalalka deriska la ah sida Masar iyo Urdun.

Doowlad Deeganka Soomalida oo Bilaaway Dadaalo lagu Dhaxdhaxaadinayo Canfarta iyo Soomalida

Khamiis 13 Maarso 2025 {HMC}  Dowlad-deegaanada Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya ayaa qaaday tallaabooyin la isugu soo dhoweynayo bulshada labada deegaan, si xal waara looga gaadho colaadda ka taagan deegaannada ku teedsan xuduudda labada maamul.

Hoggaanka Nabadgelyada Deegaanka Soomaalida, Cabdiqaadir Rashiid Ducaale, oo waraysi gaar ah siiyey BBC Somali, ayaa sheegay in labada maamul ay qabteen munaasabad afur ah oo la isugu soo dhoweynayo labada shacab.

“Ciidamadii waa laga qaaday goobihii ay joogeen, deegaanadii dhexdoodana wadahadal ayaa bilowday. Bisha Ramadaan inta badan weerarro ayaa dhici jiray, laakiin waxa looga faa’iideystay in dadka la isu keeno oo la wada afuro,” ayuu yidhi Ducaale.

Waxa uu sheegay in magaalada Jigjiga afur loogu sameeyey wafdi ka kooban 65 sarkaal oo ka socda deegaanka Canfarta, sida oo kalena madaxda deegaanka Soomaalida afur loogu qaban doono deegaanka Canfarta. Kadibna la qorsheyn doono afur guud oo lagu qaban doono xadka labada deegaan.

“Waxa xigi doonta in dadkii barakacay lagu celiyo guryahoodii. Kadib marka dadka la celiyo, lahaanshaha dhulka iyo wixii laysku hayey waxa loo mari doonaa waddada sharciga si looga jawaabo,” ayuu hadalkiisa sii raaciyey Ducaale.

Madaxweynaha deegaanka Canfarta, Awol Arba, ayaa ka mid ahaa wafdiga oo soo gaadhay magaalada Jigjiga Talaadadii, halkaas oo uu kaga qayb galay munaasabad afur ah oo qayb ka ah geeddi-socodka nabadda iyo isu soo dhoweynta labada shacab.

Colaadda labada deegaan oo soo noqnoqotay ayaa salka ku haysa muran dhuleed. Bulshada Ciisaha ee degta deegaanka galbeedka Sitti ee laysku haysto, ayaa aaminsan in ay ka tirsan yihiin deegaanka Soomaalida, halka maamulka Canfartana uu aaminsan yahay in dhulkaasi uu ka mid yahay dhulkiisa.

President Guudlawe Holds Virtual Meeting with US Ambassador to Somalia, Strengthens Ties in Fight Against Terrorism.

0

Thursday March 13, 2025 {HMC}  The President of Hirshabelle State, Mr. Ali Abdullahi Hussein (Ali Guudlawe), held a virtual meeting with the United States Ambassador to Somalia, Mr. Richard H. Riley, and Colonel Norris, Commander of the Joint Special Operations Task Force Somalia, to discuss ongoing efforts to combat terrorism and strengthen bilateral cooperation. The meeting, which took place on yesterday, focused on the fight against al-Shabaab in Middle Shabelle and the significant financial, military, and humanitarian assistance provided by the United States to support Somalia in this critical battle.

The US Embassy in Mogadishu confirmed the meeting in a post on X (formerly Twitter), stating, “Ambassador Riley, Joint Special Operations Task Force Somalia Commander Colonel Norris, and Hirshabelle President @GudlaweHussein had a teleconference call to discuss the fight in Middle Shabelle and the massive financial, military, and humanitarian assistance the United States continues to provide to Somalia in this fight against al-Shabaab.”

President Guudlawe briefed Ambassador Riley and Colonel Norris on the progress of ongoing military operations in Middle Shabelle, which have dealt significant blows to al-Shabaab militants. He emphasized the importance of unity among Somalis in the fight against terrorism, stating, “Now is the time for all Somalis to unite against a common enemy.”

Ambassador Riley praised the bravery and sacrifices of Somali defense forces, saying, “We honor the brave defense forces defending Somalia.” He reaffirmed the United States’ commitment to supporting Hirshabelle State and Somalia at large in their efforts to eradicate terrorism. “The United States stands with you in this fight. We will continue to provide financial, military, and humanitarian assistance to ensure lasting peace and stability in the region,” he added.

The US government commended President Guudlawe for his leadership and dedication in coordinating the fight against al-Shabaab. Ambassador Riley highlighted the strong partnership between the United States and Hirshabelle State, noting that the collaboration has been instrumental in achieving recent successes against terrorist groups.

In his closing remarks, President Guudlawe expressed his gratitude for the support from the United States. “Anyone who stands by us during this critical time will not be forgotten. Together, we will achieve our goal of a peaceful and secure Hirshabelle,” he stated.

Himilo Qaran condemns AS attack, blames Somali government for security lapses

0

Thursday March 13, 2025 {HMC}  The Himilo Qaran Party, led by former president Sharif Sheikh Ahmed, has condemned the recent Al-Shabaab attack on the Cairo (Qaahira) Hotel in Beledweyne, calling it a stark reminder of Somalia’s worsening security crisis. The party criticized the Federal Government’s failure to prevent terrorist assaults, accusing it of prioritizing political maneuvering over national security.

The Cairo Hotel attack, which targeted civilians and claimed multiple lives, is the latest in a series of violent incidents across major Somali cities. Himilo Qaran argued that these attacks reflect a broader decline in security, which was attributed to government mismanagement and inaction. The party accused the administration of being preoccupied with consolidating power, suppressing dissent, and engaging in corruption while neglecting its duty to protect citizens.

“The government has turned counterterrorism into a political shield rather than a national priority,” the party said in a statement. “Instead of focusing on meaningful security reforms, it is using the fight against terrorism to silence opposition and deflect attention from its own failures.”

Himilo Qaran also criticized President Hassan Sheikh Mohamud’s administration for allegedly leveraging the ongoing conflict to justify political repression. The party warned that exploiting national security concerns for political gain would only deepen divisions and weaken the country’s ability to combat terrorism effectively.

The party lauded the Somali National Army and Civilian Defense Forces, praising their sacrifices in defending the country and its people.

Despite its criticism of the government, Himilo Qaran reiterated its commitment to national unity and urged all political stakeholders to put aside differences and work together to strengthen security efforts against terrorist threats.

 

Somaliland cabinet reviews security, economic reforms, and infrastructure in 100-day plan.

0

Thursday March 13, 2025 {HMC}  Somaliland’s Cabinet, led by President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro), convened on Wednesday to review national security, economic reforms, and major development projects as the administration pushes forward with its 100-day priority agenda.

The meeting at the Presidential Palace in Hargeisa focused on key governance areas, including peace efforts in Erigavo, tax collection improvements, water shortages in the eastern regions, and reforms in education and aviation.

The Minister of Interior and Security reported that Somaliland remains stable, with no immediate threats to national security. The Cabinet also received an update on reconciliation efforts in Erigavo, where government-led peace talks and the integration of local security forces are progressing. President Irro commended the Vice President and his delegation for their role in these efforts, emphasizing the government’s commitment to long-term stability.

Finance Minister officials outlined ongoing tax administration improvements, particularly the implementation of the Goods and Services Tax (GST), as part of broader economic reforms aimed at sustaining public services and boosting revenue. The government is working to streamline tax collection while ensuring compliance from businesses and consumers.

The Cabinet reviewed progress on water infrastructure projects in the eastern regions, including a recently launched initiative in Erigavo. The Minister of Water Resources Development detailed ongoing and planned efforts to expand access to clean water, with future projects expected in the western regions.

The Minister of Education, Early Learning, and Science presented findings from a nationwide assessment of technical schools. The government aims to standardize curricula and improve vocational training, ensuring students have skills aligned with market needs. Officials emphasized the importance of strengthening the country’s technical education sector to address labour shortages.

The Minister of Civil Aviation and Airports Development briefed the Cabinet on updates to Somaliland’s air travel policies. Efforts are underway to improve aviation regulations, ensuring international airlines operating in Somaliland comply with immigration and entry requirements.

As part of the administration’s 100-day plan, the Minister of Planning and National Development outlined strategies to enhance governance efficiency and strengthen national institutions. The government’s roadmap prioritizes political stability, economic growth, and institutional capacity-building.

Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaal ka Dhacay Deegaan Hoostaga Degmada Ceelbuur

Khamiis 13 Maarso 2025 {HMC}  Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.

Dagaalka ayaa ahaa mid u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka oo weerar qorsheysnaa ku qaaday fariisimo kooxda Al-shabaab ku laheyd deegaanka Biya cadle.

Saraakiil ka tirsan ciidanka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in weerarka u jeedkiisu uu ahaa ka hortaga dhaqdhaaqyo dagaal oo ay halkaadi ka wadeen Al-shabaab.

Waxaa lasoo warinaya inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawacba ka dhashqy dagaalka, hayeshee wali si rasmi ah looma oga inta uu dhan yahay khasaaraha dhabta ah.

Mudooyinkii dambe waxaa si weyn u soo kordhaayay weerarka ciidanka deegaanka ay ka geysanayaan qaar ka mid ah deegaanada ay ku sugan yihiin Ururka Al-shabaab.

Bishii lasoo dhaafay ayay aheyd markii ciidanka deegaanka weerar khaasaare lagu gaarsiiyay kooxda ay kasoo fuliyeen magaalada Ceelbuur oo ka mid ah talisyada ugu waa weyn ee Al-shabaab ku leeyihiin gudaha dalka.

Somali forces overrun AS stronghold in El Buur offensive

0

Thursday March 13, 2025 {HMC} Armed local fighters, alongside Somali security forces, patrol a rural area near Ceelbuur district in the Galgaduud region on March 13, 2025.

Hiiraanweyn Local security forces launched a major offensive late Thursday, overrunning an Al-Shabaab stronghold in Biyo Cadle, a rural area near El Buur district in central Somalia’s Galgaduud region, military officials confirmed.

The pre-dawn raid targeted a heavily fortified militant base that was being used as a staging ground for attacks on civilian communities. Military sources described the operation as a direct response to increased Al-Shabaab activity.

Initial reports indicate multiple casualties on both sides, though the exact toll remains unconfirmed. Officials stated that several militants were killed, and the base was seized, dealing a significant blow to the group’s operations in the region.

The latest offensive is part of an intensified campaign by local forces to weaken Al-Shabaab’s presence in central Somalia. Over the past month, security forces have conducted multiple operations, including a major assault on El Buur that resulted in heavy militant losses.

Authorities vowed to sustain military pressure on the group, reaffirming their commitment to securing the region and preventing further attacks.

Muxuu Madaxweeyne Guudlaawe Kala Hadlay Alper Aktas?

Khamiis 13 Maarso 2025 {HMC}  Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) , ayaa wadahadal dhinaca telfoonka ah la yeeshay Safiirka dowladda Turkiga u jooga Soomaaliya Danjire Alper Aktas.

Ugu horeyn Safiirka ayaa ugu mahadceliyay Madaxweynaha Hirshabeelle adkeysiga dagaalka ka dhanka ah kooxda Al Shabaab xilli lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaam.

Sidoo kale safiirka ayaa u tacsiyeeyay intii ku dhimatay dagaalka looga soo horjeedo argagaxisada , isagoo Rabbi uga baryay caafimaad inta ku dhawaacantay howlgalka dabar-goynta kooxda Al Shabaab.

Danjire Alper Aktas ayaa tilmaamay in laga adkaan doono argagixisada waqti dhow, waxa uuna taageero iyo garab istaag u muujiyay ciidanka Hirshabelle iyo kuwa xoogga dalka ee dagaalka kula jira kooxaha hubeysan.

“Farriinta Dowladda Turkiga oo ka mid ah walaalaha Soomaaliya waxa ay dhiirogelin u tahay dhammaan naf-hurayaasha taagan furimaha dagaalka Hirshabeelle.” Ayuu yiri Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe,

Gunaanadkii, Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa ugu mahadceliyay Danjiraha Dowladda Turkiga ee u fadhiyo Soomaaliya wada haddalka khadka telefoonka ee uu lasoo sameeyay.