Home Blog Page 1142

{DAAWO MUQAALKA} Xiisado ka taagan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya

0

Khamiis 13,March 2025 {HMC} Xiisado ka taagan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Shops close in Awdal as drought-ruined farmers amass debts.

0

Thursday 13, March 2025 {HMC} Jama Mohamed Hassan’s family of 17 is facing a severe food crisis after his grocery store in Ruqi, in Somaliland’s Awdal region, closed down due to unpaid debts by his customers.

Jama is owed a total of $6,000, accumulated over the last 10 monthsby about 50 farming and pastoralist families who were his regular customers.

Faced by financial ruin, he himself is now having to take food on credit from stores in Baki district, managing to feed his family only one meal a day.

The situation has affected traders across Awdal region, with more than 40 shops closing in the past two months. This follows crop failure that left farmers impoverished and unable to repay the debts they built up from taking food on credit from the shops.

“The farms are empty. Our lives are in chaos,” Jama told Radio Ergo.

“We used to struggle to get food two out of three times a dayBut now, there is just despair and we can’t even afford one meal a day.”

The crisis has forced four of his children to drop out of school. Their high school closed a month ago after most parents failed to pay the school fees.

Jama noted that the lack of rain has impoverished the community, whose economy largely depends on agriculture. The crop failure has affected farmers and therefore the traders too.

“People who harvested crops used to buy from us. When both farmers and pastoralists were affected by the lack of rain, we went bankrupt. Those who owed us money couldn’t pay back, so we closed our shops,” Jama explained.

The 65-year-old businessman has been in trade for eight years but now sees it will be difficult to survive this economic downturn and refinance his shop.

Wholesale food suppliers in Borama and Baki have refused to extend him further credit, leaving Jama disappointed and his shop closed.

Another shop owner, Abdisalan Mohamed Adan, has also had to close up his business, leaving his family of eight without enough food. They share meals with relatives, having previously earned $5-$7 a day from their shop.

One of the indebted local farmers, Abdinasir Abdillahi Abdi, owes $3,000 in food and fuel. He used the fuel to power a motor to pump water for irrigating his farm after the well dried up. Even then, his crops failed.

“We used to manage the farm getting some yields every four or three months, allowing life to continue as usual. But now, the town where we used to get supplies, whether it was fuel or household food and goods, has demanded we pay back the debts we have accumulated. As a result, we have been unable to borrow any more to revive our farms,” Abdinasir said.

Abdinasir now works as a labourer in the gold mines in the Simoodi mountains, sending his earnings to his family of nine. He hopes to return to farming when rainfall arrives, and farming conditions improve.

The local administration in Ruqi reports that the lack of rain has weakened the entire rural economy, with crop failure and mounting debts leading to business closures and displacement.

SOURCE 

{DAAWO MUQAALKA} Tallaal looga hor tagayo cudurka HIV AIDS oo la soo saarayo

0

Khamiis 13,March 2025 {HMC} Tallaal looga hor tagayo cudurka HIV AIDS oo la soo saarayo

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Aabo iyo Wiilkiisa oo ka mid noqday dadkii lagu dilay weerarkii Baladweyne.

0

Khamiis 13,March 2025 {HMC} Aabo iyo Wiilkiisa oo ka mid noqday dadkii lagu dilay weerarkii Baladweyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} “Kismaayo waa magaalada ugu amniga fiican Soomaaliya”Taliyaha Booliska J/Hoose

0

Khamiis 13,March 2025 {HMC} “Kismaayo waa magaalada ugu amniga fiican Soomaaliya”Taliyaha Booliska J/Hoose

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maleeshiyo beeleed hubkoodii ku wareejiyey Somaliland

0

Khamiis 13,March 2025 {HMC} Maleeshiyo beeleed hubkoodii ku wareejiyey Somaliland

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Waa kuma Taliyaha cusub ee Ciidamada Israa’iil ee ku dhawaaqay 2025 inuu yahay Sannad dagaal

0

Khamiis 13,March 2025 {HMC} Waa kuma Taliyaha cusub ee Ciidamada Israa’iil ee ku dhawaaqay 2025 inuu yahay Sannad dagaal

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Deni oo si adag uga hadlay weerarkii AS ee Baledweyne

0

Khamiis 13,March 2025 {HMC} Madaxweyne Deni oo si adag uga hadlay weerarkii AS ee Baledweyne

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {13.03.2025}

Khamiis13 ,March 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Macalin Muse

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

Maraykanka oo u diraya Ruushka wefdi kala xaajooda xabbad joojinta Ukraine

Khamiis 12 Maarso 2025 {HMC} Mas’uuliyiin ka socda Maraykanka ayaa u ambabaxaya Ruushka si ay uga wadahadlaan xabbad-joojin suurtagal ah oo laga gaadho dagaalka Ukraine, sida uu sheegay Madaxweyne Donald Trump.

Wararkan ayaa imanaya kadib markii mas’uuliyiinta Ukraine ay oggolaadeen xabbad-joojin 30 maalmood ah, kaddib kulan aad loo sugayey oo ay la yeesheen saraakiil Maraykan ah oo ka dhacay Sacuudiga.

Horey, Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Marco Rubio ayaa sheegay in “kubaddu ay dhab ahaantii la taallo dhanka [Ruushka]” isla markaana Maraykanku aaminsan yahay in dagaalka lagu soo afjari karo oo kaliya wada-hadal nabadeed.

Kremlinka ayaa sheegay in ay falanqaynayaan soo jeedinta xabbad-joojinta, isla markaana ay suurtagal tahay in Trump iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ay telefoon ku wadahadlaan.

Kadib kulankii ka dhacay Jeddah Talaadadii, Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in hadda ay tahay in Maraykanku qanciyo Ruushka si uu u ogolaado soo jeedinta “wanaagsan”.

Xilli Arbacadii uu ka hadlayay Xafiiska Oval ee Aqalka Cad, isagoo ay weheliyaan Ra’iisul Wasaaraha Ireland Micheál Martin, Madaxweyne Trump wuxuu sheegay inuu helay “farriimo wanaagsan” oo la xdhiidha hirgelinta suurtagalnimada xabbad-joojin.

“Laakiin farriin wanaagsan waxba maaha,” ayuu yisii raaciyey. “Xaaladdani waa mid aad u culus.”

Trump ma sheegin mas’uuliyiinta u safraya Moscow.

Si kastaba ha ahaatee, Afhayeenka Warfaafinta Aqalka Cad Karoline Leavitt ayaa u sheegtay wariyeyaasha in Xoghayaha Amniga Qaranka Mike Waltz uu la hadlay dhiggiisa Ruushka.

Horraantii toddobaadkan, ilo xog ogaal ah ayaa sheegay in ergayga Bariga Dhexe Steve Witkoff uu u safri doono Moscow si uu usii wado wadahadallada xabbad-joojinta kadib kulankii ka dhacay Jeddah.

Aqalka Cad ayaa Arbacadii xaqiijiyay qorshahan.

“Waxaan ku boorrineynaa Ruushka inuu saxiixo qorshahan. Tani waa fursaddii ugu dhoweyd ee aan u helno nabad,” ayay tiri afhayeenka Karoline Leavitt.

Kremlinka ayaa sheegay inay dib u eegayaan soo jeedinta xabbad-joojinta iyo faahfaahinta kale, kuwaas oo, sida uu sheegay afhayeenka Dmitry Peskov, la soo gudbin doono “iyadoo la adeegsanayo waddooyin kala duwan” maalmaha soo socda.

Xafiiska Oval, Trump wuxuu sheegay inuu aaminsan yahay in xabbad-joojintu ay macno u samaynayso Ruushka, isagoo intaa ku daray—laakiin aan bixin faahfaahin dheeraad ah— in ay jiraan “khasaare badan oo u yaalla Ruushka” sidoo kale.

“Waxaan xallinay xaalad aad u cakiran oo dhinac ah. Ku dhawaad waa la xalliyey. Waxaan sidoo kale ka wadahadalnay dhulka iyo arrimo kale oo la xidhiidha,” ayuu Trump raaciyey.

Si uu cadaadis u saaro Ruushka, Trump wuxuu sheegay inuu “wax ka qaban karo dhanka maaliyadda ee ay la daaladhacayaan.”

Kulanka Jeddah wuxuu ahaa kii ugu horreeyay ee dhexmara saraakiisha Maraykanka iyo Ukraine tan iyo kulan dhacay 28-kii Febraayo, kaas oo dhexmaray Zelensky, Trump iyo Madaxweyne ku xigeenka JD Vance, kaas oo isu beddelay muran iyo faro taagtaag, ugu dambeyntiina sababay hakad ku yimid taageeradii milateri iyo wadaagista sirdoonka ee Maraykanka.

Hakadkan ayaa la qaaday kadib kulanka Jeddah, waxaana Trump sheegay inuu rumeysan yahay in dhinaca Ukraine, oo uu ku tilmaamay mid “ad-adayg badan,” iyo Zelensky hadda doonayaan nabad.

Iyadoo wadahadallada xabbad-joojinta ay socdaan, dagaalka Ukraine wali wuu sii xoogeystay.

Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaallada Ruushka ayaa la sheegay inay xalay bartilmaameedsadeen goobo ku yaalla Kryvyy Rih — oo ah magaalada uu Zelensky kasoo jeedo — iyo sidoo kale magaalooyinka dekedda leh ee Odesa, Dnipropetrovsk iyo Kharkiv.

Dagaalladu waxay sidoo kale ka sii socdeen gobolka Kursk ee Ruushka, halkaas oo afhayeenka Kremlin-ka Dmitry Peskov uu sheegay in ciidamada Ruushku ay “si guul leh u sii socdaan” iyagoo dib u qabsaday dhul ay horey ugu sugnaayeen ciidamada Ukraine.

Galabtii Arbacadii, Kremlin-ku wuxuu shaaca ka qaaday in Madaxweyne Putin uu booqday xarun talis militari oo ku taalla gobolkaas. Muuqaallo la sii daayay ayaa muujinayay Putin oo dhanka socda saraakiishiisa militari, oo ay ku jiraan taliyaha guud ee ciidamada Ruushka, Valery Gerasimov, iyagoo labaduba xiran dhar ciidan.

Booqashadan waxay ahayd tii ugu horreysay ee Putin uu ku tago gobolka Kursk tan iyo weerarkii Ukraine ay ka fulisay xadka bishii Agoosto ee sanadkii hore.

Warbaahinta Ruushka ayaa werisay in Putin uu amray milatarigiisa inay “si buuxda u xoreeyaan” gobolka intii uu booqashada ku jiray. Wali kama uusan hadlin qorshaha xabbad-joojinta ee ay Ukraine iyo Maraykanku ku heshiiyeen Talaadadii.

Dhanka kale, madaxa ciidamada Ukraine, Oleksandr Syrsky, ayaa Arbacadii muujiyay in qaar ka mid ah ciidamada dalkiisu ay dib uga gurteen Kursk. Qoraal uu soo dhigay barta Telegram, ayuu ku yiri: “Xaaladda ugu adag, mudnaantaydu waxay ahayd oo ay sii ahaan doontaa badbaadinta nolosha askarta Ukraine.”