Home Blog Page 1166

Puntland Oo Heshay Xog Ku Saabsan Halka Dhaawacyada Kooxda Daacish Lagu Daweeyo

Isniin 3, March 2025 {HMC} Warqado sir ah oo laga helay degaannadii laga xoreeyay kooxda Daacish ee buuraha Cal Miskaat ee gobolka Bari, ayaa daaha ka rogay in dhaawacyada xubno ka tirsan Daacish lagusoo daweeyn jiray isbitaallo ku yaalla magaalada Hargeysa ee Somaliland.

Sidoo kale, warqadahan ayaa muujinaya in shirkado ganacsi ay alaabo u soo rareen kooxda Daacish, halka qaar kalena ay lacago ka heleen.

Laamaha ammaanka ayaa bilaabay baaritaanno, iyagoo si ku-meel-gaar ah u mamnuucay in la shaaciyo magacyada isbitaallada iyo xarumaha ganacsiga ee la tuhunsan yahay.

Puntland ayaa horey ugu eedeysay Somaliland inay taageerto kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab ee ku sugan degaannadeeda.

Dhawaan ayay ahayd markii ciidamada Puntland ay degaannadii laga xoreeyay Daacish ka heleen lacago shilinka Somaliland ah, taasoo sii xoojisay tuhunka la xiriira xiriirka kooxdaas ay la leeyihiin Somaliland.

Madaxweynaha Puntland ayaa dhawaan sheegay inay bartilmaameedsan doonaan cid kaste oo xiriir laleh Daacish, isagoo sheegay in wajiga saddexaad ee howlgalka Hillaac lagu beegsan doono shakhsiyaadka iyo shirkadaha la macaamilka la sameeya Daacish.

MW Dabageed “Cadowgaan wuxuu walaaleeyey dadkeenii deriska ahaa ee difaaca isugu jiray”

Isniin 3, March 2025 {HMC} Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa ciidanka Macawiisleyda beesha Xawaadle ugu baaqay iney laba jibaaraan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee looga xureynaayo deegaanada ay kaga sugan yihiin maamulkaas.

Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in dagaalka haatan lagula jiro Al-shabaab inuusan laheyn wax wadahadal, halka marka ay dagaalamaan dalalka deriska ah ama Beelaha Walaalaha la raadiyo wadahadal lagu dhameeyo dagaalka.

“Dagaalka Kasta oo dhaca waxa uu ku dhamaadaa wadahadal balse kan Shabaab waxa uu ku dhamaanaa xabbad, Nimankii bac guduudan oo biyo ku jiraan idiin diiday ma idiin ogolaanayaa ceelashaas idiin qodan, labo qof oo dambe iskuma dili karto waxa aad isku heysaan, walax dambe oo aan ‘AS’ in aan xabbad ku ridno ma rabno” ayuu yjri Yuusuf ku xigeenka Hirshabeelle Axmed Hagar Dabageed

Wuxuu sheegay in loo baahan yahay in ciidamada Federaalka iyo kuwa deegaanka ee iskaashanaya iney u hoggaansamaan madaxda hogaanka u ah howlgalada, isagoo xusay haddii la is khilaafo in laga dhaxlayo kala qaybsanaan iyo guuldaro dagaal.

“Cadowgaan wuxuu walaaleeyey dadkeenii deriska ahaa ee difaaca isugu jiray. Waxaan hubaa in laga adkaan doono haddii dadkeenu is-kaashadaan. Walaalayaal, maanta kadib dhiig aan ahayn kan Shabaab idiin ma banaana, ciidanka dowladda ayaa kow ah, idinkana ayaa laba ah, weerara cadowga, iska ilaaliya khilaafka, iskana amar qaata walaalayaal, waad liibaanaysaan,” ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar.

Hadalkaan kasoo yeeray Yuusuf Dabageed ayaa kusoo aadaya, iyadoo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ay ka socdaan howlgalo xooggan oo ka dhan ah Al-shabaab oo u muuqata in markale awoodeeda dib u soo laba kacleeysay.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 03/3/2025

0

Isniin 3, March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {01-03-2025}

isniin 03, Mar 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Shugri Baryare & Yaasiin Cali

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

Over 20 still missing after deadly attack on fisherfolk at Kenya-Ethiopia border.

0

Monday March 3, 2025 {HMC}  More than 20 people from Todonyang in Turkana County remain missing one week after a brutal attack on fisherfolk along the Kenya-Ethiopia border.

According to the Kenya Red Cross, eight people have so far been rescued from the troubled waters and reunited with their families, while expert divers on specialized boats continue a search and recovery mission.

One week after the deadly attack in Todonyang, Turkana North, the Kenya Red Cross has intensified its efforts in Lake Turkana, rescuing eight people who were reportedly hiding in the reeds within the lake out of fear following the attack.

Venant Ndighila, the head of disaster management operations at the Kenya Red Cross, confirmed that more than 20 people remain missing, with families anxiously awaiting updates from the expert divers deployed from a multi-agency team comprising the Kenya Red Cross, Kenya Maritime Authority, and the Kenya Coast Guard.

The Kenya Red Cross further revealed that it has been collaborating with the Ethiopian Red Cross in the ongoing operation while calling for increased humanitarian intervention.

The community around Todonyang has yet to resume their fishing activities due to the mounting tension in the area.

This update comes three days after Interior Cabinet Secretary Kipchumba Murkomen confirmed that two bodies had been recovered following the attack.

During his visit to the area, the CS hinted at plans for long-term interventions to address the recurring clashes between the Turkana and Dassanech communities, including the proper documentation of residents living in the border town.

“Ninataka niwahakikishie kwamba ni mambo tunatilia maanani kwa sababu hii iko kwa wizara yangu. Nitahakikisha kwamba tumeanza mipango ya kufungua hapa kituo cha mpaka tujue nani ameingia Kenya na nani ametoka. Hilo ndilo jambo nitahakikisha nimezingatia,” said Murkomen.

The multi-agency search and recovery operation remains ongoing. Reports indicate that the attack in Todonyang was a retaliatory act following the killing of three Dassanech fishermen in a dispute over fishing waters along the Kenya-Ethiopia border.

The Kenya Red Cross has engaged with the Ethiopian Red Cross to complement community engagement.

The government has supported 100 households with food assistance; however, there is a need for more support.

 

 

Hirshabelle VP urges Ma’awisley militia to intensify fight against AS

0

Monday March 3, 2025 {HMC}  Hirshabelle State Vice President Yusuf Ahmed Hagar Dabageed has called on the Ma’awisley militia, primarily drawn from the Hawadle clan, to intensify their offensive against Al-Shabaab and liberate the remaining areas under the group’s control in the Hiiraan region.

Speaking on Sunday in Halfooley, a rural area straddling the Hiiraan and Middle Shabelle regions, Dabageed asserted that the ongoing war against Al-Shabaab should not involve negotiations, contrasting it with conflicts between neighboring countries or clans, which often seek resolution through dialogue.

“Every war ends with dialogue, but this one with Al-Shabaab ends with gunfire. The men who denied you access to water will not allow you to dig wells in your own land. We should focus solely on fighting Al-Shabaab,” Dabageed stated.

He stressed the importance of unity among Federal and local forces, urging them to follow the directives of their commanders. He warned that internal disagreements could lead to divisions and setbacks in the war effort.

“This enemy has forced our neighboring communities to come together in defense of their lands. I am confident that if our people unite, we will achieve victory. Government forces and local militias must act as one—attack the enemy, avoid internal conflicts, and follow orders. That is the path to success,” he added.

Somali government forces, with support from international partners, conducted airstrikes in the Biyo Cadde area of Middle Shabelle, killing at least 44 Al-Shabaab fighters, including senior commanders, the Ministry of Information confirmed Sunday.

The overnight strikes targeted militants retreating after suffering heavy losses in ground operations led by government-aligned local militia forces. Security officials also reported the destruction of three armed vehicles used by the insurgents.

 

Somali PM chairs high-level security meeting to increase security during Ramadan.

0

Monday March 3, 2025 {HMC} Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre chaired a high-level security meeting on Sunday, focusing on enhancing security measures in Mogadishu and surrounding areas to counter potential threats during the holy month of Ramadan.

During the session, security agencies provided updates on efforts to maintain stability in the capital and neighboring regions. Officials discussed strategies to enhance coordination between law enforcement and the public, aiming to ensure the safety of residents amid heightened security risks.

Prime Minister Barre praised security forces for their ongoing efforts to safeguard the city and instructed them, alongside the Banadir regional administration, to intensify operations. He emphasized that militant groups were in decline but urged continued vigilance to prevent disruptions to peace and stability.

Al-Shabaab, the al-Qaeda-affiliated militant group, has escalated attacks on government forces in the Middle Shabelle region since the start of Ramadan. The group launched assaults on Bal’ad, a strategic town near Mogadishu, as well as Biya Adde, both located in Middle Shabelle.

In response, Somali government forces, with support from international partners, conducted airstrikes in the Biyo Cadde area of Middle Shabelle, killing at least 44 Al-Shabaab fighters, including senior commanders, the Ministry of Information confirmed Sunday. The overnight strikes targeted militants retreating after suffering heavy losses in ground operations led by government-aligned local militia forces. Security officials also reported the destruction of three armed vehicles used by the insurgents.

The Somali government has reaffirmed its commitment to protecting citizens, particularly during Ramadan, as security forces continue efforts to neutralize extremist threats.

Source Hiiraan online

{DAAWO MUQAALKA} “Sanbaloolshe dowladdii hore ayuu kala diray hadane waxa uu ku howlanyahay in uu tan kala diro”

0

Isniin 3, March 2025 {HMC} “Sanbaloolshe dowladdii hore ayuu kala diray hadane waxa uu ku howlanyahay in uu tan kala diro”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Nuur Afeey “Safarada Jubaland caqabad ayaa ka jirto Baarlamaanku waa in uu xalkeeda keeno

0

Isniin 3, March 2025 {HMC} Xildhibaan Nuur Afeey “Safarada Jubaland caqabad ayaa ka jirto Baarlamaanku waa in uu xalkeeda keeno

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Sareedo “Baarlamaanku waxa uu isku badalay goob foodo iyo ceebi dhextaalo”

0

Isniin 3, March 2025 {HMC} Xildhibaan Sareedo “Baarlamaanku waxa uu isku badalay goob foodo iyo ceebi dhextaalo”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA