Home Blog Page 1173

{DAAWO MUQAALKA}“Toban jeer ka badan ayuu Wasiirka amniga iskugu dayay in uu igu Qaarajiro Deegaan doorashadayda

0

Sabti 1, March 2025 {HMC} “Toban jeer ka badan ayuu Wasiirka amniga iskugu dayay in uu igu Qaarajiro Deegaan doorashadayda

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} “Dowladda waxaa degdeg looga rabaa xaqii iyo cadaaladii wiilka yaraa ee lagu dilay Xeebta Liido

0

Sabti 1, March 2025 {HMC} “Dowladda waxaa degdeg looga rabaa xaqii iyo cadaaladii wiilka yaraa ee lagu dilay Xeebta Liido

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 1/3/2025

0

Sabti 1, March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka oo Mooshin u Gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka

Sabti 1, March 2025 {HMC} Xildhibaanno katirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa gudbiyay mooshin ka dhan ah dhibaatooyin ay sheegeen in ay ku qabaan dhinaca safarka si gaar ah Dowlad-Goboleedka Jubbaland.

Waxa ay sheegeen in ay u baahan yihiin in guddoonkooda uga jawaabo waxa uu ka yeelayo dhibaatooyinka ka jira deegaannada Dowlad-Goboleedka Jubbaland oo caddeymo ay u hayaan maadaama marka ay buuq sameeyaan xildhibaannadu la ganaaxo.

Mudaneyaashaan ayaa qaarkood markii ay kahor hadlayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka waxa ay dood kala hortagayeen Guddoonkooda, waxa ay dalbadeen in isla xisaabtan la helo si loo qaato mas’uuliyadda Xildhibaannadii la xayiray sida uu hadalka u dhigay.

Qaarkood ayaa Guddoomiye Aadan Madoobe ka dalbaday in uu u raaco berri Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo ay ka sheeganayeen dhibaatooyinka ku qotoma mooshinkooda ee dhinaca u safridda Deegaannada Dowlad-Goboleedka Jubbaland.

Xildhibaannada Mooshinka gudbiyay waxa ay dalbadeen in loo yeero Wasaaradda Amniga iyo Hay’adaha kale ee shaqada ku leh Ciidamada ay ka cabanayaan ee safarkooda caqabadda ku noqday sida ay ku dareen hadal jeedintooda.

La soco wixii kasoo kordha

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {01-03-2025}

Sabti 01, Mar 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Shugri Baryare & Yaasiin Cali

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

{DAAWO MUQAALKA} Dagaal Culus oo ka Socda Gobolka Sh-dhaxe

0

Sabti 1, March 2025 {HMC} Dagaal Culus oo ka Socda Gobolka Sh-dhaxe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} maxamed Cabduqaadir”Manta in madaxdii Qaranka aysan kismaayo tagi karin Waa Nasiib Daro weyn “

0

Sabti 1, March 2025 {HMC} maxamed Cabduqaadir”Manta in madaxdii Qaranka aysan kismaayo tagi karin Waa Nasiib Daro weyn ”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Bashiir”Xildhibaano aan Garoonka imaan ayaa dhahay Safar ayaa Nalaga Joojiyay.

0

Sabti 1, March 2025 {HMC} Wasiir Bashiir”Xildhibaano aan Garoonka imaan ayaa dhahay Safar ayaa Nalaga Joojiyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Khilaafka Udhaxeeyey DFS iyo jubbland oo Gaaray kulamada Golaha shacabka.

0

Sabti 1, March 2025 {HMC} Khilaafka Udhaxeeyey DFS iyo jubbland oo Gaaray kulamada Golaha shacabka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyey Howlgalo Culus oo ka socda Mudug.

0

Sabti 1, March 2025 {HMC} Wararkii Ugu Dambeeyey Howlgalo Culus oo ka socda Mudug.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA