Home Blog Page 1179

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 27-2-2025.

0

Khamiis, 27 Feb, 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

{DAAWO SAWIRADA} Soomaaliya iyo Azerbaijan oo maanta kala saxiixday heshiis is afgarad ah.

0

Khamiis, 27 Feb, 2025 {HMC} Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed oo safar shaqo ku jooga Magaalada Baku dalka Azerbaijan ayaa maanta heshiis is afgarad la saxiixday dhigiisa dalka Azerbaijan Parviz Shahbazov.

Heshiiska is afgarad ee maanta wada saxiixeen labada Wasiir ayaa la xariira sidii labada dal isaga kaashan lahayeen khibradaha, horumarinta Shidaalka iyo sidii labada dal isaga kaashan lahaayeen.

“Waxaan maanta maagaladda Baku ee dalka Azerbaijan heshiis is af garad ah kula saxiixday wasiirka tamarta wadanka Azerbaijan Parviz Shahbazov.

Heshiiska ayaa dhigaya in labadda dal iska kaashadaan khibradaha iyo waxqabadka wanaagsan oo dhanka arrimaha batroolka iyo gaaska” ayuu yiri Wasiir Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Daahir Shire Maxamed.

Wasiir Daahir Shire ayaa sidoo kale tilmaamay in Soomaaliya ay ka faa’iideysan doonto khibradda balaaran ee ku aadan mashruucyada saliidda iyo gaaska oo u leeyahay dalka Azerbaijan.

Heshiiskaan is afgarad ee maanta magaalada Baku ee dalka Azerbaijan ku kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Azerbaijan ayaa qeyb ka noqonaya heshiisyo muhiim ah oo ay dowladda Soomaaliya la saxiixaneysay mudooyinkii dambe qaar ka mid ah dalalka Caalamka.

{DAAWO MUQAALKA} Aniga ayaa Dilka geystay, Wuxuuna ahaa Kasdhaaf.

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Aniga ayaa Dilka geystay, Wuxuuna ahaa Kasdhaaf.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Saraakiil ka socda Xafiiska Madaxweyne Xasan oo Deg_deg ku tagay Balcad.

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Saraakiil ka socda Xafiiska Madaxweyne Xasan oo Deg_deg ku tagay Balcad.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Abaal Marin lacageed oo loo qaban qaaday Ciidanka ku sugan Furimaha.

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Abaal Marin lacageed oo loo qaban qaaday Ciidanka ku sugan Furimaha.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Somalia, Ethiopia reaffirm commitment to stronger ties in Mogadishu

0

Thursday 27,Febr-2025 {HMC} Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed reaffirmed their commitment to strengthening diplomatic and economic ties during a high-level meeting in Mogadishu on Thursday.

The leaders underscored the importance of security cooperation, welcoming recent agreements between Somali National Army (SNA) and Ethiopian National Defense Forces (ENDF) commanders. The collaboration is seen as a crucial step toward enhancing stability in the Horn of Africa, particularly amid ongoing regional security challenges.

Mohamud and Abiy also expressed their shared vision for economic integration, emphasizing the need for strategic infrastructure projects to boost cross-border trade and strengthen people-to-people ties. Ethiopia and Somalia, which share a long and often complex history, acknowledged their interdependence and the necessity of trust-building initiatives to ensure mutual prosperity.

They endorsed the technical talks initiated in Ankara, as per the Ankara Declaration, highlighting their commitment to diplomatic dialogue to resolve disputes and advance regional cooperation. The discussions in Turkey are expected to lay the groundwork for deeper collaboration on political and security matters.

Abiy’s visit coincides with Ethiopia’s formal integration into the African Union’s Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM).

This week, Somalia and Ethiopia signed a Status of Forces Agreement (SOFA), formally placing Ethiopian troops operating in Somalia under the oversight of the Somali federal government.

Source Hiiraan online

Mortars fired toward airport in Somali capital amid Ethiopian premier’s visit: Report

0

Thursday 27,Febr-2025 {HMC} Several mortars were fired toward the airport in the Somali capital, as the city prepares for a visit from Ethiopian Prime Minister, local media reported.

According to the Somali Stream website, Somali President Hassan Sheikh Mohamud was at the airport’s VIP area to welcome Abiy when the incident took place.

The city remains under strict lockdown for heightened security, it said.

A security official, speaking on condition of anonymity due to restrictions on speaking to the media, also confirmed to Anadolu that some of the mortars landed close to the Mogadishu Aden Adde International Airport.

The official did not specify if there had been any casualties.

The incident came as Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed arrived in the capital Mogadishu for an official visit and was welcomed by Somali President Hassan Sheikh Mohamud.

Abiy and Mohamud are expected to hold talks on a range of bilateral issues, including security cooperation, trade relations, and efforts to strengthen ties between their countries.

The two leaders agreed to exchange state visits after Ankara Declaration that ended a nearly year-long standoff between the neighbors.

The Ankara Declaration was reached in December during talks between Abiy and Mohamud hosted by Turkish President Recep Tayyip Erdogan in Ankara.

{DAAWO MUQAALKA} Maxay maanta ku heshiiyeen Madaxweyne Xasan iyo RW Abiy Axmed?

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Maxay maanta ku heshiiyeen Madaxweyne Xasan iyo RW Abiy Axmed?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Laftagareen oo war kasoo saaray dilka Saraakiil lala eegtay Qarax

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Madaxweyne Laftagareen oo war kasoo saaray dilka Saraakiil lala eegtay Qarax

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Sidee u dhacday soo dhaweyntii Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ee Muqdisho?

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Sidee u dhacday soo dhaweyntii Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ee Muqdisho?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA