Home Blog Page 1180

{DAAWO MUQAALKA} Maxey ka dhigan tahay in Abiy Axmed uu booqdo xeebta Liido?

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Maxey ka dhigan tahay in Abiy Axmed uu booqdo xeebta Liido?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Boliiska Soomaaliya oo maanta qaaday talaab farxad galisay shacabka

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Boliiska Soomaaliya oo maanta qaaday talaab farxad galisay shacabka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Soomaaliya iyo Itoobiya oo gaaray heshiis dhowr qodob ah

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Soomaaliya iyo Itoobiya oo gaaray heshiis dhowr qodob ah

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 27/2/2025

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Muxuu Yahay War-saxaafadeedka Ay Soo Saareen MW Xasan Sheekh Iyo RW Abiy Ahmed

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku heshiiyey in ay xoojiyaan xiriirka dhexdooda iyo iskaashiga xaaladaha gobolka ka dib kulan Muqdisho maanta ku dhexmaray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul wasaare Abiy Axmed

HOOS KA AKHRISO QORAAL AY WADAJIR U SOO SAAREEN

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {26-02-2025}

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Sahr Gabre & Yaasiin Cali Axmed

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay Kulamada Madaxweyne Xasan shiikh Iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya.

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Wararkii Ugu Dambeeyay Kulamada Madaxweyne Xasan shiikh Iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dowlada Soomaaliya oo war kasoo saartay weerarkii AS ku qaaday Balcad

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Dowlada Soomaaliya oo war kasoo saartay weerarkii AS ku qaaday Balcad

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya oo kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC}  – Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa garoonka ugu tegay Abiy iyo wafdigiisa, halkaas oo uu sidoo kale salaan sharaf uga qaatay cutubyo gaar ah oo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo diyaariyay soo dhaweyntiisa.

Qoraal kooban oo kasoo baxay Villa Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in ujeedka safarka Abiy Axmed uu yahay dhammeystirka heshiiska labada dal iyo sidii bog cusub loogu furi lahaa xiriiirka diblumaasiyadeed ee ka dhexeeya Muqdisho iyo Addis Ababa.

“Safarka Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho ayaa qeyb ka ah isku soo dhowaanshaha iyo bogga cusub ee u furmaya labada dal, dhanka Iskaashiga, is-qaddarinta iyo in gobolka xasilooni lagu soo dabbaalo, kadib hal sanno oo xiriirka labada dal ay caqabado hareeyeen” ayaa lagu yiri qoraalka.

Sidoo kale ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa wada-hadallo gaar ah xarunta madaxtooyada kulan yeelan doono madaxweyne Xasan Sheekh oo ay ka wada-hadli doonaan arrimaha dhex yaalla labada dal oo ay ugu muhiimsan tahay marin-biyoodka ay dooneyso Itoobiya.

Imaashaha ra’iisul wasaare Abiy ee Muqdisho ayaa kusoo aadayo, iyada oo dhowaan laba jeer uu madaxweyne Xasan Sheekh uu tegay magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay labada mas’uul ku yeesheen wada-hadallo lagu dhameystiray heshiiskii Ankara.

 

{DAAWO MUQAALKA} Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed oo goordhaw soo gaaray Muqdisho.

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed oo goordhaw soo gaaray Muqdisho.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA