Home Blog Page 1181

{DAAWO MUQAALKA} Dharjaale waxaa ku dhintay Aabahey iyo qaar ka mid ah qoyskeyga ane waa ku dhaawacmay.

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Dharjaale waxaa ku dhintay Aabahey iyo qaar ka mid ah qoyskeyga ane waa ku dhaawacmay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} FAAH-FAAHIN: Dagaal xoogan oo ka Socda Degmada Balcad.

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} FAAH-FAAHIN: Dagaal xoogan oo ka Socda Degmada Balcad.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dil loo geystay Gabar dhalinyaro ah oo ka dhacay Gaalkacyo.

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Dil loo geystay Gabar dhalinyaro ah oo ka dhacay Gaalkacyo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Cunqabateyn lagu soo rogay Rwanda kadib xasuuq ay sameysay jabhadda M23

0

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Cunqabateyn lagu soo rogay Rwanda kadib xasuuq ay sameysay jabhadda M23

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Somali National Army repels AS attack near Bal’ad district in Middle Shabelle region

Thursday 27, Febr-2025 {HMC} Somali National Army (SNA) forces repelled an AS attack on military bases on the outskirts of Bal’ad district in the Middle Shabelle region early Thursday morning, military officials reported.

According to SNA sources speaking to state media, the attack, launched during the morning prayer hours, resulted in heavy casualties among the militant group.

“A large number of Somali National Army troops have this morning given an unforgettable lesson to the Khawarij militia who attacked military positions on the outskirts of Bal’ad district,” an SNA officer told Somali National Television (SNTV).

While officials did not disclose the exact number of militants killed, they confirmed that several bodies were found scattered across farmlands in the district.

Earlier this week, Somali security forces, supported by international partners, launched a large-scale air and ground offensive in the El Cali Axmed and Al-Kowther areas, eliminating over 70 AS militants.

In recent months, Somalia’s federal government has intensified efforts to reclaim territories held by AS, particularly in the south-central regions. The Middle Shabelle region, which lies strategically between Mogadishu and Hirshabelle state, has witnessed increased militant activity, with Al-Shabab attempting to counter ongoing offensives through ambushes and hit-and-run attacks.

Somalia’s Ministry of Information has reiterated that the ongoing operations aim to neutralize Al-Shabab’s presence and safeguard critical infrastructure, including roads and communication lines, essential for economic recovery and governance efforts. The government has also urged residents in affected areas to cooperate with security forces by reporting suspicious activities linked to AS  movements.

Al-Shabab, an al-Qaeda-linked extremist group, has waged a violent insurgency in Somalia for over a decade, seeking to overthrow the federal government and impose its strict interpretation of Islamic law. The group frequently targets security forces, government officials, and civilians through bombings, assassinations, and raids on towns and military bases.

Source Hiiraan Online 

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {27.02.2025}

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Macalin Muse

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

Dalalka Mareykanka iyo Ukraine oo kala saxiixanaya Heshiis dhanka Macdanta ah

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC}  WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadi shalay sheegay, in isaga iyo madaxweynaha Ukrainian Volodymyr Zelenskyy ay saxiixi doonaan heshiis u ogolaanaya Mareykanka xuquuq la taaban karo oo uu ku yeesho macdan naadir ah oo ay leedahay Ukraine.

Macdantan dhulka ee dhifka ah ayay Washington u heleysaa magdhawga hubki ay u dirtay Kyiv, kaas oo ay u adeegsatay iska caabbinta Ruushka oo dagaal ba’an ka wada Ukraine muddo saddex sano ah.

Madaxweyne Trump ayaa kulanki u horreeyay ee Golahiisa Wasiirrada isugu yimaadeen shalay ka sheegay, in Zelenskyy uu iman doono Aqalka Cad maalinta Jimcaha ah ee foodda nagu soo haya, si uu u saxiixo heshiiska isla markaana uga hadlaan xaaladda dagaalka.

Heshiiskan ayuu ku tilmaamay mid hanti badan u keenaya Mareykanka, laakinse uu hadda hadafkiisa koowaad yahay soo afjarista dagaalka.

“Arrinta labaad ayaa ah in naloo soo celiyo lacagta. Saanaddeena la’aanteed dagaalka mar hore ayuu dhamaan lahaa.” Ayuu yiri madaxweyne Trump.
Mareykanka ayaa Ukraine u diray hub ku kacaya in ka badan 100 bilyan oo dollar, si uu ugu taageero dagaalka ay Ukraine kula jirto Ruushka. Hubkaas iyo rasaastaas ayaa Kyiv la siiyay muddadi uu Aqalka Cad maamulayay madaxweynihi hore Joe Biden.

Ururka Xamaas oo Wareejiyay Meydadka 4 ka mid ahaa la heystayaasha

Khamiis 27, Feb 2025 {HMC}  KHAN YOUNIS — Xamaas ayaa Arbacadi shalay wareejisay maydadka afar ka mid ahaa la heystayaasha reer Isra’il ee lagu hayay Gaza, taas oo ay Isra’il ku baddalatay boqollaal maxaabiis Falastiiniyiin ah.

Israa’iil ayaa la wareegtay sanduuqyo ay ku jiraan medyadka afarta laheyste, sida uu sheegay xafiiska ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu saacadihii hore ee Khamiista maanta.

Xabbad joojinta jilcisdan ee gabagabada ah waxay dhaqangashay 19-kii bishii lasoo shaafay ee Jannaayo, inkastoo dib u dhacyo badan ay ku yimaadeen. Laakiin wejiga koowaad ayaa lagu wadaa inuu dhammaado toddobaadkan.

Waxaan weli la ogeyn halka uu ku dambeyn doono wajiga labaad ee xabbad joojinta, kaasoo la doonayo in lagu soo afjaro dagaalka. Xamaas ayaa sheegtay in ilaa hadda aysan helin wax soo jeedin ah.

Israa’iil ayaa Sabtidii diiday in ay sii deyso maxaabiis ka dib markii Xamaas xaflad ay soo agaasintay ay ku wareejisay lix la heyste. Xafladda oo loo sameeyay si masraxiyad leh ayaa ka careysiisay Isra’il.

Xamaas ayaa dadka Qaza hortooda kusoo bandhigayay la haystayaal nool iyo kuwa dhintay oo meydadkodda ay sanduuqyo kusoo rideen.

Maxaabiista Falastiiniyiinta ah ee lagu wado in la sii daayo ayaa waxaa ku jira 445 rag ah iyo 24 dumar ah iyo caruur aan qaangaar ahayn oo lagu xiray gaza, sidoo kale 151 maxbuus oo xabsi daa’in ku xukuman kuwaasoo loo heysto weerarro dad badan lagu dilay oo lagu qaaday Israa’iil, sida laga soo xigtay ilo ka tirsan Xamaas.

NISA and International Partners Conduct Aerial Operation, Destroying Explosives-Laden Convoy in Middle Shabelle

0

The National Intelligence and Security Agency (NISA), in collaboration with international partners, conducted a successful aerial operation last night targeting a al-shabaab Kharijites convoy in Sigato and Labi Aw-Hasan, between Ruun-Nirgood and Al-Kawther districts in Middle Shabelle.

The precision airstrike destroyed multiple vehicles carrying heavy explosives, eliminating the militants escorting them. One of the destroyed vehicles, Prada locally known as Layla Alawi, was intended for an attack on a mosque in Al-Kawther district.

The Kharijites have previously targeted places of worship, including mosques in El Ali Ahmed, Daru-Nimca, Buuloburde, Bahdo, and Qayib. However, this latest operation successfully prevented another devastating attack.

The Somali government reaffirms its commitment to combating terrorism, ensuring national security, and safeguarding civilians from extremist threats. Security operations will continue to eliminate terrorist elements across the country.

The Federal Government of Somalia Engages Al-Shabaab with Support from U.S. Forces.

0

Thusday 27, Feb 2025 {HMC} Today, the Somali National Army, in collaboration with the United States Africa Command (AFRICOM), conducted a joint airstrike operation that significantly impacted Al Shabaab militants following their failed attack on the town of Alkowsar in the Middle Shabelle region of Hirshabelle State.

The airstrike, executed by U.S. AFRICOM in partnership with the Somali National Army, specifically targeted Al Shabaab militants and their leadership, who had been defeated in earlier confrontations with the National Armed Forces and brave local community fighters.

An assessment of enemy casualties from today’s operation is currently underway, and the Somali public will receive updates as more information becomes available.

The Federal Government of Somalia, in collaboration with international partners such as U.S. AFRICOM, remains committed to strengthening joint efforts to eliminate extremist groups that pose a threat to the Somali people and the global community.