Home Blog Page 120

PM Hamza Meets U.S. Chargé d’Affaires to Strengthen Bilateral Ties and Discuss Security, Humanitarian Efforts.

0

Saturday 07 Feb 2026 {HMC} Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, today held a high-level meeting with the Chargé d’Affaires of the United States of America to Somalia, Ambassador Justin Davis, to discuss ways to further strengthen bilateral relations and cooperation.

The discussions centered on security and counter-terrorism efforts, where the Somali government, in partnership with international allies, has recorded significant successes.

Prime Minister Hamza briefed Ambassador Davis on the progress made in stabilizing liberated areas and the ongoing fight against extremist groups.

He also highlighted the pivotal role of the United States in training, equipping, and professionalizing Somalia’s National Security Forces.

Clearing extremist forces from our agricultural lands is essential for Somalia to secure sustainable development, attract investment, and achieve food self-sufficiency.”” the Prime Minister noted.

Ambassador Justin Davis commended Somalia’s continued achievements in security, political, and electoral processes.

He reaffirmed the U.S. commitment to supporting the Somali government and people through security, military, and humanitarian assistance.

He also reiterated full U.S. support for the unity and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia.

The meeting also addressed the severe humanitarian crisis caused by prolonged drought.

Prime Minister Hamsa outlined the government’s comprehensive public-government consultation plan to assist affected communities and emphasized the need for international support, led by the United States, to deliver timely relief to millions of Somali citizens.

Prime Minister Chairs High-Level Meeting to Accelerate Mogadishu Waterway Project.

0

Saturday 07 Feb 2026 {HMC} Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre chaired a high-level meeting today to discuss the introduction and fast-tracking of the Mogadishu Waterway Project, a flagship national initiative aimed at addressing flooding, improving urban infrastructure, and enhancing the capital’s readiness for investment.

During the meeting, detailed briefings were presented by the Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing, the Banadir Regional Administration, and technical experts from the NAGAAD Project.

The presentations focused on the Waterway’s master plan, including its technical design, scope, implementation phases, and the modern technologies to be deployed.

The Governor of Banadir Region, Mr. Hassan Mohamed Hussein, informed the meeting that the reopening of previously blocked old water pipes has already yielded positive results.

However, he stressed the urgent need to construct new and sustainable drainage systems to permanently address recurring floods that have caused loss of life and destruction of property in the capital.

The Ministry of Finance outlined the planned financial investments for the project, the responsibilities of the Federal Government of Somalia, and the level of support provided by the World Bank for this large-scale national initiative, which is also being implemented in several cities across the country.

In addition, the Ministries of Blue Economy, Aviation and Air Transport, Internal Security, and Defense—each playing a key role in the project—presented reports on how ongoing national activities intersect with the Waterway Project and how effective coordination can be ensured.

Prime Minister Hamza Abdi Barre emphasized the importance of restoring the beauty and resilience of the capital through the rehabilitation of old waterways and the establishment of modern, high-quality drainage systems.

He directed the relevant institutions to urgently implement the project, underlining its strategic importance to Mogadishu.

The Mogadishu Waterway Project is of national significance, with a direct impact on public safety, hygiene, and sustainable urban development.

It plays a critical role in preventing floods, reducing waterborne diseases, protecting the environment, and safeguarding key economic infrastructure such as roads, residential areas, and commercial centers.

The Federal Government of Somalia reaffirmed its full commitment to ensuring the successful and effective implementation of the project, with the goal of transforming Mogadishu into a modern capital that is safe, resilient, and ready for investment.

Al-Jeeriya oo jiijisay Dhamaan heshiisyadii dhinaca hawada oo ay kula jirtay Imaaraadka Carabta.

0

Sabti, 07 Feb 2026 {HMC} Dawladda Al-Jeeriya ayaa laashay dhammaan heshiisyadii duulimaadyada hawada ee ay kula jirtay Imaaraadka Carabta, kaddib markii ay ku eedaysay Abu Dhabi inay taageero siiso kooxo goonni-u-goosad ah oo ka jira gudaha dalka Al-Jeeriya.

Mas’uuliyiinta Al-Jeeriya ayaa sheegay in tallaabadan ay tahay difaac cad oo ay uga jawaabayaan faragelin ay ku tilmaameen mid toos ah oo lagu hayo arrimaha gudaha ee dalkooda, gaar ahaan kuwa la xiriira amniga qaranka, midnimada dhulka iyo madaxbannaanida siyaasadeed. Waxay sheegeen inaysan aqbali doonin wax tallaabo ah oo wax u dhimaya xasilloonida iyo wadajirka shacabka Al-Jeeriya.

Laalidda heshiisyada hawada ayaa si toos ah u saameyneysa duulimaadyadii tooska ahaa, isu-socodkii hawada, iyo wada-shaqeyntii farsamo ee ka dhaxeysay hay’adaha duulista rayidka ee labada dal.

Imaaraadka Carabta illaa iyo hadda kama aysan bixin war rasmi ah oo faahfaahsan oo ay kaga jawaabayaan eedeymaha loo jeediyay, balse ilo diblomaasiyadeed ayaa tilmaamaya in Abu Dhabi ay doorbideyso in khilaafka lagu xalliyo wada-hadal iyo is-faham siyaasadeed, halkii ay ka noqon lahayd tallaabooyin adag oo hal-dhinac ah.

Khilaafkan cusub ayaa kusoo beegmaya xilli gobolka Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe ay ka taagan yihiin isbeddello siyaasadeed iyo tartan saameyn, taas oo khubaradu sheegeen inay sii adkeyn karto xiriirka dalalka Carabta qaarkood.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo qeybgalay Barnaamijka Madasha Caalamiga ee Al Jazeera ayaa ka hadlay Arimo badan.

0

 Sabti, 07 Feb 2026 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Dooxa ee dalka Qatar ayaa ka qeybgalay Barnaamijka Madasha Caalamiga ee Al Jazeera.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbad ka jeediyay Madasha ayaa ka hadlay qaddiyadaha ka jira caalamka, sida Soomaaliya, Falastiin, amuuraha amniga iyo xasiloonida caalamka.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale dalka Qatar kulamo kula yeeshay masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Boqortooyada Qatar, iyagoo ka wadahadley xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda ee labada dhinac.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa qayb ka ah booqashooyin shaqo oo uu ku marayo qaar ka mid ah dalalka caalamka, isagoo diiradda saaraya adkeynta iskaashiga dhinacyada kala duwan ee horumarinta danaha qaranka iyo taageeridda dadaallada lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

 

Muxuu yahay Halka Arin ee Muqdisho ku saabsan oo ay ka shireen Maanta Golaha Wasiirada.?

0

 Sabti, 07 Feb 2026 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayo soo bandhigidda iyo dardargelinta Biyo-Mareenka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Kulanka ayaa warbixin looga dhagaystay Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta XFS, maamulka Gobolka Banaadir iyo xeel-dheerayaal ka socda mashruucda NAGAAD , taasi oo ku saabsan farsamada iyo qorshaha guud ee Biy-mareenka Naqshadda, baaxadda iyo marxaladaha hirgalinta.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Xuseen, ayaa sharaxay in lagu guuleystay furitaanka dhuumihii hore ee biyo-mareenada ee xirmay, balse loo baahanyahay in la dhiso kuwo cusub iyo goobo waara, si looga hortago fatahaadaha markasta dhaca ee dhibaatada naf iyo maalba leh.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa soo bandhigay maalgelinta dhaqaale ee loo qorsheeyay, kaalinta looga baahanyahay in dowladda Soomaaliyeed buuxiso iyo heerka kaalmadda Bangiga Adduunka uu ku leeyahay hawshan baaxadda leh, oo ka socota magaalooyin kala duwan oo dalka ah.
Wasaaradaha kala ah Dhaqaalaha Buluugga, Duulista iyo Gaadiidka Hawada, Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga oo door ku leh hawshan ayaa soo jeediyay warbixinno ku saabsan hawlaha qaran ee socda saamayntooda iyo sida la-isu waafajin karo.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in loo baahanyahay dib-u-soo celinta billicda caasimadda iyada oo dib loo furayo biyo-mareennadii hore ee xirmay si loo helo tuubooyin biyaha qaada oo tayo leh, isaga oo faray hey’adaha ku shaqada leh in ay si degdeg ah uga howl-gallaan hirgalinta mashuurcan oo muhiimad weyn u leh caasimadda.

Mashruuca biyo-mareennada caasimadda oo leh ahmiyad Qaran ayaa si toos ah u taabanaya badqabka, nadaafadda iyo horumarka guud ee caasimadda, maadaama uu door weyn ka qaadanayo ka hortagga fatahaadaha, yaraynta cudurrada ka dhasha biyaha wasakhda ah, ilaalinta deegaanka iyo kaabayaasha dhaqaalaha sida waddooyinka, guryaha iyo goobaha ganacsiga.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an in mashruucan uu noqdo mid la taaban karo oo guuleysta loona hirgaliyo sida ugu wanaagsan si magaalada Muqdisho u noqoto caasimad u diyaarsan maalgashi.

— DHAMMAAD —

Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya Calamka 07-02-2026

0

Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya Calamka 07-02-2026

 

HOOS KA DAAWO Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya Calamka

{DAAWO MUQAALKA} Baarlamaanka labadiisa Aqal oo Guda galay wax ka badalka Dastuurka KMG ah.

0

Sabdi 7 Feb 2026 {HMC} Baarlamaanka labadiisa Aqal oo Guda galay wax ka badalka Dastuurka KMG ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} “Maanta waxaan rabnaa in xildhibaannadu bilaabaan ka doodista Cutubka 4-aad ee Dastuurka Dalka

0

Sabdi 7 Feb 2026 {HMC}  “Maanta waxaan rabnaa in xildhibaannadu bilaabaan ka doodista Cutubka 4-aad ee Dastuurka Dalka

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Waxaa leeygu yiri Saakay lagama ogolo qof Daarood ah inuu Galo xarunta Golaha shacab ”Farxiya Yusuf

0

Sabdi 7 Feb 2026 {HMC}   Waxaa leeygu yiri Saakay lagama ogolo qof Daarood ah inuu Galo xarunta Golaha shacab ”Farxiya Yusuf

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA Xildhibaan Macalimoow oo ka hadlay Wax ka Badal Dastuuska.

0

Sabdi 7 Feb 2026 {HMC}  Xildhibaan Macalimoow oo ka hadlay Wax ka Badal Dastuuska.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA