Home Blog Page 122

Sirdoonka Turkiga oo burburisay unug ka tirsan Sirdoonka Israa’iil ee Mossad.

0

Jimco 6 Feb 2026 {HMC} Hay’adda sirdoonka Turkiga ee MIT ayaa shaacisay inay burburisay unug ka tirsan hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad oo ka howlgalayay gudaha Turkiga , kuwaasoo ka koobnaa laba qof.

Mid ka mid ah eedeysanayaasha waa muwaadin asal Turki ah oo lagu magacaabo Mohammed Budak, halka kan kalena uu yahay qof asal ahaan Falastiini ah balse haysta dhalashada Turkiga, Faisal Karimoglu.

Sida ay muujinayaan baaritaannada, Mossad ayaa labadan qof qortay sannadkii 2012, kaddib sanado kormeer iyo daba-gal ah. Waxay sidoo kale la kulmeen saraakiil Mossad ah , kulamo ka dhacay laba dal oo mid Yurub ah iyo mid Aasiya ah, halkaas oo lagu marsiiyay baaritaanno ay ka mid tahay qalabka been-sheegga (polygraph).

Baaritaanku wuxuu daaha ka qaaday in labadan qof ay isku dayeen inay qaybo ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones) u iibiyaan Mohamed Zouari, injineerkii ka tirsanaa garabka hubaysan ee ururka iska caabinta Falastiiniyiinta ee Qasaam oo lagu dilay Tuuniisiya 2016, iyagoo adeegsanaya tijaabooyin (samples) ay siisay Mossad. Ujeeddadu waxay ahayd in la abuuro xiriir ganacsi ka hor dilkiisa.

Sidoo kale, eedeysanayaashu waxay ururiyeen xog ku saabsan shakhsiyaad Falastiini ah oo Israa’iil ka soo horjeeda kuna sugan Turkiga.

Intaas waxaa dheer, baaritaanku wuxuu muujiyay in Mossad ay diyaarinaysay hawlgal ballaaran, iyadoo labadan qof ka taageerayeen dhismaha saddex shirkadood oo been-abuur ah oo dibadda laga diiwaangeliyay.

Shirkadahaas ayaa la qorsheeyay inay iibsadaan alaabo dalal gaar ah, kadibna u sii maraan saddex shirkadood oo xarumo ku leh Aasiya, si loo gaarsiiyo isticmaalaha ugu dambeeya oo ah bartilmaameed ay doonaysay Israa’iil inay beegsato.

{DAAWO MUQAALKA} Mw Maamulka KGS oo sheegay in Shalay wixii Dhacaya Aay ka Dabeeyen Xubno ka tirsan DFS

0
Jimac 6 Feb 2026 {HMC}  

Mw Maamulka KGS oo sheegay in Shalay wixii Dhacaya Aay ka Dabeeyen Xubno ka tirsan DFS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu Waa Weeyn Soomaaliya Caalamka 06-02-2026.

0
Jimac 6 Feb 2026 {HMC}  Wararka ugu Waa Weeyn Soomaaliya Caalamka 06-02-2026.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Lama aqbali karo qal qal gelinta amniga Baydhabo;Xl saalx shariiif

0
Jimac 6 Feb 2026 {HMC} Lama aqbali karo qal qal gelinta amniga Baydhabo;Xl saalx shariiif

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Muxuu ku khotomaa Safarka Madaxweyne Xasan Shiikh ee dalka Masar ku tagayo ?

0
Jimac 6 Feb 2026 {HMC}  Muxuu ku khotomaa Safarka Madaxweyne Xasan Shiikh ee dalka Masar ku tagayo ?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Booliiska Soomaaliya oo hirgelinaya hannaan isku xiraya Saldhigyada,

0

Jimac 6 Feb 2026 {HMC} Booliiska Soomaaliya oo hirgelinaya hannaan isku xiraya Saldhigyada,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Türkiye boosts air, ground military support to back Somalia’s war on terror.

0

Thursday 5 Feb 2026 {HMC} Türkiye has strengthened its military deployment in Somalia, expanding air and ground units tasked with supporting the Horn of Africa’s fight against terrorism, Turkish security officials said, as attacks intensify in and around the capital, Mogadishu.

The Somali-Turkish Task Force and Türkiye’s Air Component Command continue to improve Somalia’s counterterrorism capacity through military assistance, training and advisory activities, Turkish security officials said on Thursday.

Türkiye’s Air Component Command in Somalia has been reinforced with new deployments, and the newly assigned assets will also support Somalia’s counterterrorism operations, they said.

Somalia’s fight against terrorism

Somalia has been battling al Shabab, an al-Qaeda-affiliated terror group, for more than a decade.

Despite sustained military pressure from Somali forces, African Union troops and international partners, the group continues to stage deadly bombings, targeted assassinations and complex attacks, particularly in Mogadishu and nearby regions.

In recent months, al Shabab has stepped up its attacks on government institutions, security forces and public gathering places, underscoring the group’s ability to exploit security gaps even as Somali authorities push ahead with a nationwide offensive.

Türkiye’s continued support

Türkiye has emerged as one of Somalia’s closest security partners, operating a major military training base in Mogadishu and providing extensive support to the Somali National Army.

Thousands of Somali troops have been trained by Turkish instructors, and Ankara has supplied equipment, technical assistance and operational guidance.

Turkish officials say the goal is to help Somalia build a self-sustaining security architecture capable of maintaining long-term stability and reducing reliance on foreign forces.

The latest reinforcements signal Ankara’s intent to deepen that partnership at a critical moment, as Somali authorities seek to consolidate gains against al Shabab and prevent the group from regaining territory.

SOURCE:TRT World and Agencies

African Union condemns Nigeria terror attack that killed at least 170.

0

Thursday 5 Feb 2026 {HMC} The African Union (AU) expressed condolences Thursday and condemned a terror attack in Nigeria, which killed at least 170 victims.

AU Commission Chair Mahmoud Ali Youssouf called the attack a “heinous and barbaric act,” a severe violation of human rights and an “unacceptable” attack on peace and security, according to a statement Wednesday.

Youssouf extended condolences to the victims’ families and expressed “full solidarity” with the Nigerian government and Kwara State authorities.

The AU reaffirmed its commitment to supporting Nigeria’s efforts to strengthen peace, security and stability across the country.

The Kwara State government confirmed 75 victims were buried in a mass grave on Wednesday, but local lawmaker Saidu Baba Ahmed told Anadolu on Thursday that 170 bodies were recovered, with the death toll expected to rise.

“Information at my disposal indicated that the casualties have risen to 170. So, our people are still in the bush searching for more bodies. Thirty-five women were abducted. Survivors are also taking refuge in the bush,” he said.

Kwara State, particularly communities bordering forest belts, has in recent months faced growing security challenges linked to banditry, kidnapping and the movement of armed groups fleeing military pressure in neighboring states in the northwest and north-central regions.

SOURCE:Anadolu Agency

{DAAWO MUQAALKA} FALANQEYN:- Dagaalka baydhabo iyo Mucaaradka oo Maxaabiis laga haayo.

0

Khamiis 5 Feb 2026 {HMC} FALANQEYN:- Dagaalka baydhabo iyo Mucaaradka oo Maxaabiis laga haayo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka 05/2/2026.

0

Khamiis 5 Feb 2026 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.