Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiraxmaan Macalin Muuse
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiraxmaan Macalin Muuse
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
Jimco, 07 Feb 2025{HMC} Waxaa halkan idin kugu soo Gudbineynaa Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn
HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAAWEYN
Jimco 07, Feb 2025 {HMC} – Warrarka ka imaanaya Deegaanada Dhaca Jiinka Wabiga Shabelle ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Saaka dagaal culus uu ka qarxay deegaanno u dhaxeeya magaalooyinka Buulo Burde iyo Halgan, halkaas oo ay isku horfadhiyeen indhawaallaba ciidamada dawladda iyo kuwa deegaanka oo isku dhinac ah iyo Xubno ka tirsan ururka AS.
Dagaalka oo ay saaka qaadeen ciidamada isbahaysanaya ayaa xooggiisu waxa uu ka socdaa deegaanno u dhaxeeya tuulooyinka Beera Yabaal iyo Jicibow oo ku yaala qarka webiga Shabeelle, halkaas oo muddaba ay dhufeysyo uga qodnaayeen kooxda Al-Shabaab.
Saraakiisha milatariga Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta maxaliga ah ayaa sheegay in dagaalku wali socdo isla markaana uu khasaare xoog leh ka soo gaaray dagaalamayaasha AS, dhawr saldhigna laga qabsaday.
Warbaahinta Ciidamada ayaa iyana ku warantay in illaa sedex dagaalame oo ka tirsan Al-Shabaab lagu qabtay dagaalka.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in dhinacyada dagaalamaya ay isku ridayaan hub culus oo laga maqlayo meello aad uga fog goobbaha uu dagaalku ka socdo.
Wararka Qaar ayaa sheegay in Ciidamada isgarabsanaya ay Dhufeeysyadii ay Ku Jireen kasaareen Xubnaha katirsnaa ururka AS Dibna ay ugu riixeen wabiga shabelle oo ay Hore ugasoo Gudbeen.
Wixii Kasoo Kordha Halkaan ayaad kala Socon Doontaan
Jimco, 07 Feb 2025{HMC} Maxaabiis AS ah oo nolasha lagu qabtay ka dib dagaal ka socda Hiiraan.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Jimco 07, Feb 2025 {HMC} – Qoraal ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland ayaa lagu muujiyay wacyi-gelin amni oo ku saabsan ka-feejignaanta dhaq dhaqaaqa waxa loogu yeeray kooxaha Argagixisada ka samayn karaan degaannada Puntland.
Wacyi-gelinta amni ee wasaaradda Warfaafinta oo ku socota dhammaan shacabka Puntland ayaa lagu muujiyay tallaabooyinka lagama maarmaanka u ah ka hortagga dhaqdhaqaaqa kooxaha Argagixisada ah samayn karaan, kaddib markii kooxahaasi lagu wiiqay dagaalkii tooska ahaa.
Talooyinka dowladdu u jeedisay shacabka waxaa kamid ah in si deg deg ah laamaha ammaanka loogu wargeliyo cid kasta oo laga shakiyo, si si loo hubiyo in uusan khatar ku ahayn amniga guud, islamarkaana taxaddar dheeri ah laga muujiyo cid kasta oo guryo laga kiraynayo, si aysan Puntland gabbaad uga helin kooxaha Argagixisada ah sida qoraalka ku xusan.
Dhammaan dadweynaha waxa la faray in ay dareenkooda feejignaanta kor u qaadaan, iyagoo hubinaya in ay xogtooda la wadaagaan hay’adaha ammaanka”Dadweynaha waxaa la farayaa inay dareenkooda feejignaanta kor u qaadaan, iyagoo hubinaya in ay xogtooda la wadaagaan hay’adaha ammaanka” ayaa lagu yiri qoraalka dowladda.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA PUNTLAND

Jimco 07, Feb 2025 {HMC} – Kanaalka ku yaal xaafad ka tirsan caasimadda Argentina ee Buenos Aires ayay biyihiisu isu beddeleen casaan maalintii Khamiista, taasoo cabsi gelisay dadka deegaanka.
Sawirro iyo muuqaallo ayaa muujinaya biyaha ay aadka midabkooda isku baddeleen oo ku qulqulaya jiinka webiga, Rio de la Plata, oo xuduud la leh kaydka deegaanka.
Warbixinnada warbaahinta maxalliga ah ayaa soo jeedinaya in midabku uu ka dhashay daadinta dheeha dharka, ama qashinka kiimikaada ah ee kaydka u dhow.
Wasaaradda deegaanka ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in muunado biyo ah laga soo qaaday kanaalka Sarandí si loo ogaado sababta keentay isbeddelka midabka.
Gelinkii dambe isbadalka midabka biyuhu waxa uu lumiyay xawaaraha iyo awoodda biyaha, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP.
Dadka deegaanka ayaa ku andacoonaya in shirkado badan oo maxalli ah ay ku daadiyaan qashinka sunta ah ee marin biyoodka, kuwaas oo dhex mara dhul lagu farsameeyo hargaha iyo warshadaha dunta oo 10 kiilomitir u jira bartamaha caasimadda.
Mid ka mid ah dadka deegaanka, oo ah haweeney lagu magacaabo Silvia, ayaa u sheegtay warbaahinta maxalliga ah ee C5N in inay jirtay, “marar kale ay biyuhu jaalle noqdeen, waxayna yeesheen ur aysiidh ah oo nagu sababtay in dhuunta ay na xanuunto”.
Jimco, 07 Feb 2025{HMC} FAAH FAAHIN:- Dagaal Culus oo ka socda Gobolka Hiiraan.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Jimco 07, Feb 2025 {HMC} – Madaxweynaha Panama José Raúl Mulino ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu faafiyay warar ” been abuur ah” kadib markii waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ay sheegtay in maraakiibta dowladda Mareykanka aan looga baahneyn inay bixiyaan lacag si ay u sii maraan Kanaalka Panama.
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Marco Rubio ayaa tan iyo markii uu dib uga laabtay hadalkii ka soo yeeray wasaaradiisa ayaa waxa uu ku tilmaamay khidmadda laga qaado maraakiibta Mareykanka “wax aan macquul ahayn” sababo la xiriira heshiis dhigaya in Mareykanka uu ilaaliyo kanaalka haddii la soo weeraro.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dhowr jeer ka sheegay inuu doonayo inuu dib u hanto maamulka marin biyoodka tan iyo markii uu xafiiska la wareegay, wuxuuna diiday inuu meesha ka saaro in si xoog ah uu dib ugula wareego. Waxaa lagu wadaa inuu Jimcaha maanta ah la hadlo madaxweyne Mulino.
Friday, February 7, 2025 {HMC} – Khartoum — Military sources have told AFP news agency that Sudanese forces launched attacks from “multiple directions” in central Khartoum on Thursday, approaching the Presidential Palace, which is under the control of the Rapid Support Forces (RSF).
The Sudanese Army, which has been engaged in conflict with the RSF since April 2023, has recently intensified its efforts to fully regain control of the capital.
“Our forces are close to reaching central Khartoum… and removing the Dagalo militia,” said a military officer speaking to AFP, referring to RSF commander Mohamed Hamdan Dagalo.
“Our armored forces are coming from multiple directions,” he added, requesting anonymity due to restrictions on speaking to the media.
On Wednesday, the military claimed to have “cleared” the al-Remila and Industrial Area neighborhoods in central Khartoum, which are about three kilometers (1.9 miles) away from the Presidential Palace held by the RSF.
However, eyewitnesses reported on Thursday that the military was forced to navigate sniper fire from RSF fighters who were positioned in tall buildings that had previously been business and government districts in Khartoum.
The RSF did not respond to AFP’s request for comment on the matter.
In the southern part of the city, witnesses reported clashes between Sudanese military forces and RSF fighters near the Soba Bridge, a key entry point into the capital from the southeast.
In recent weeks, Sudanese forces have gained significant ground in the capital, breaking a nearly two-year blockade imposed by the RSF on their strongholds. They have pushed the RSF to the outskirts of Northern Khartoum, also known as Bahri.
The military’s progress in the capital marks its most significant victory in a year, since reclaiming Omdurman, located across the Nile River, along with Northern Khartoum and central areas of the city, which are all part of the larger Khartoum metropolitan area.
Since the conflict erupted, tens of thousands of people have been killed, and 12 million have been displaced, pushing the country to the brink of famine.
Friday, February 7, 2025 {HMC} – According to the World Health Organization (WHO), the number of people living with mental health disorders has been increasing over the past few years.
The most common mental health disorders include anxiety, depression, and other conditions affecting the human brain. These are largely driven by factors such as substance abuse, insecurity, and widespread unemployment.
The Somali region has been one of the areas where mental health issues have been a longstanding challenge, and the number of people living with these conditions continues to rise.
A joint report by the Ethiopian Ministry of Health and the Mental Health Evaluation Institute, based in the United States, revealed that 4% of the population in the Somali region is affected by at least one type of mental health disorder. This condition ranks 9th on the list of general health problems in Ethiopia, indicating a significant increase in its prevalence.

Dr. Muuse Catoosh, head of the disease prevention department, stated that 5,000 individuals out of every 100,000 people in the Somali region suffer from mental health issues.
“Mental health disorders are mostly caused by genetic factors inherited from family members, but they are often exacerbated by stress, social exclusion, and substance abuse,” said Dr. Muuse.
He also noted that studies in the Somali region show that the most common mental health issues include anxiety, worry, and stress, which can escalate into more severe mental health problems, such as insanity.
Mental Health Care Center

The first mental health facility of its kind has been established in Eastern Ethiopia, funded by Somali women living abroad. It is located in the town of Dhagahbuur, in the Jarar region.
This new center, which was recently inaugurated, will serve individuals with mental health issues from various parts of the Somali region.
The women behind the establishment of this facility include Asli Xasan Cabaade, the first Somali woman to become a pilot. These women explained that they could no longer ignore the suffering of their people who suffer from mental health issues and lack access to appropriate care.
Muna Muxumad Gaas, the spokesperson for the organization behind the mental health center, said the reason for creating the center was the immense need for mental health care in the region.
“When we saw the existing need for care for people living with mental health disorders, the large number of such individuals, and the shortage of trained doctors, we decided to establish this center. In Jigjiga, patients are taken to different care facilities, where the conditions of their mental health vary,” Muna said.
She further emphasized that this center would serve people with mental health issues, especially those who do not have access to proper care or are unable to afford medical expenses.
“It is especially important for us to help those who cannot afford to seek medical treatment. We gather people from remote villages and other regions,” Muna added.

The Need for Mental Health Treatment Centers

Although there are limited centers providing mental health services, such as those within the Sultan Sheikh Hassan Yabar General Hospital in Jigjiga and another center in Qabridaharre, the need for more facilities to treat mental health disorders remains significant.
The newly established hospital in Dhagahbuur, which will soon start receiving patients, is expected to provide specialized care for mental health conditions. It will become the largest mental health facility of its kind in Eastern Ethiopia, dedicated exclusively to treating mental health disorders.
The Somali region has long been one of the areas in Ethiopia affected by instability, which has made many people vulnerable to mental health issues, as highlighted by reports from the Ministry of Health and independent organizations.
Source: BBC Somali