Home Blog Page 1262

Sudan fighting escalates; at least 65 killed.

0

Tuesday 4, Feb 2025 {HMC} Fierce fighting in south and west Sudan killed at least 65 people and wounded more than 130 Monday, medics said, as the devastating war between the army and paramilitary forces rages on.

In South Kordofan, artillery fire on the state capital Kadugli killed at least 40 people and wounded 70, according to two medical sources.

The city, controlled by the Sudanese army, was targeted in an attack that Governor Mohamed Ibrahim blamed on a faction of the Sudan People’s Liberation Movement-North (SPLM-N), led by Abdel Aziz al-Hilu, which also maintains a foothold in the state.

“Hilu’s attack on civilians in Kadugli aims to destabilize” the area, Ibrahim said in a statement to AFP, vowing to “clear the mountains around Kadugli” of rebel forces.

The governor said that the shelling targeted a local market.

SPLM-N has clashed with both the army and the paramilitary Rapid Support Forces (RSF) in different parts of South Kordofan throughout their war.

Sudan has been mired in conflict since April 2023, with battles between the regular army and RSF escalating in recent weeks.

In the vast western region of Darfur, a military air strike on South Darfur’s capital, Nyala, killed 25 people and wounded 63 on Monday, a medical source told AFP.

The attack hit “the Cinema District in Nyala,” an area under RSF control, the source told AFP on condition of anonymity over safety concerns.

The RSF holds sway over much of Darfur, including Nyala, which lies 195 kilometers from El-Fasher, the besieged capital of North Darfur, which is the only state in the region still under army control.

El-Fasher is home to some two million people who have been under RSF siege since May.

The city has seen some of the worst fighting of the war as the army battles to keep its last foothold in the region.

The attacks in South Kordofan and Darfur also come amid intensified fighting between the army and the RSF in Khartoum, where the army has made advances against the paramilitaries.

Last week, the army broke a siege of its headquarters in the capital and the Signal Corps in Khartoum North, which had both been encircled by the RSF since the war began.

On Saturday, at least 60 people were killed and more than 150 injured when the RSF shelled a busy market in army-controlled Omdurman, part of greater Khartoum.

Across the Nile in the capital itself, an air strike on an RSF-controlled area left two civilians dead and dozens wounded, rescuers said.

Both warring sides have been repeatedly accused of targeting civilians and indiscriminately shelling residential areas.

The war has killed tens of thousands of people, uprooted more than 12 million and devastated Sudan ‘s fragile infrastructure, forcing most health facilities out of service.

The U.N.’s migration agency said on Monday that more than 600,000 people have been displaced from North Darfur since April 2024.

The International Organization for Migration reported 95 incidents across North Darfur, more than half occurring in El-Fasher.

“These incidents displaced an estimated 605,257 individuals (121,179 households),” the IOM report said.

The U.N. secretary-general’s spokesperson Stephane Dujarric expressed alarm on Monday over reports of summary executions of civilians in Khartoum North, allegedly by fighters and militias allied with the army.

“Many of the victims of these incidents were allegedly originally from Darfur or the Kordofan regions of Sudan,” he said, calling on all parties to stop fighting and work towards a lasting peace.

Sudanese women, children and men “are paying the price for the continued fighting by the belligerents,” Dujarric added.

SOURCE VOA

Puntland oo Askar looga Dilay Qaraxyo ay Daacish kula eegtay Buuraha Calmiskaad

0

Talaado 4, Feb 2025 {HMC}  In ka badan 5 askari oo katirsan ciidamada Puntland ayaa ku geeriyooday ku dhawaad 20 kalena way ku dhaawacmeen, kaddib markii maanta qaraxyo lala eegtay labo gaari oo nuuca dagaalka ah.

Qaraxyadan ayaa dhacay xilli ciidamada Puntland ay howlgallo ka sameynayaan deegaano katirsan buuraha Calmiskaad oo ay Daacish ku sugan yihiin.

Dhinaca ale, ciidamada Puntland ayaa la sheegay in ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta deegaanka Dharin oo dhaca Togjaceel, halkaas oo ay gacanta ku hayeen kooxda Daacish.

War kooban oo kasoo baxay howlgalka Hillaac ayaa lagu sheegay in qaar ka mid ah dagaalamaayaasha Daacish la dilay, halka qaar kalena ay baxsadeen.

Dhacdooyinkan ayaa kusoo beegmay, maalin kaddib markii ciidamada Puntland ay gacanta ku dhigeen sarkaa katirsanaa Daacish oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Loohaar, oo horey dil loogu xukumay.

 

Waa Maxay Talaabada aay Qaaday China oo aay uga Aargudaneyso Mareykanka

0

Talaado 4, Feb 2025 {HMC} Shiinaha ayaa Talaadada maanta ah shaaciyay in uu canshuur 15 boqolkiiba ku soo rogi doono dhuxusha iyo gaaska dabiiciga ah ee dareeraha ah ee uu kala soo dego dalka Maraykanka, kaddib markii Washington ay canshuur 10 boqolkiiba oo dheeraad ah saartay badeecooyin Shiinaha laga soo dhoofiyo.

Wasaaradda Maaliyadda ee Beijing ayaa sidoo kale shaaca ka qaadday in 10 boqolkiiba canshuur ay dul dhigi doonto shidaalka cayriin, mishiinnada beeraha, baabuurta xamuulka fudud (pickup trucks), iyo gawaarida waaweyn sida kuwa isboortiga, ee uu dalka Shiinaha ka soo degsado Maraykanka.

Canshuuraha cusub ayaa jawaab u ah “tallaabada canshuur kordhinta ee dhinac kaliya ah” ee uu Maraykanku qaaday dhammaadkii toddobaadkii hore, ayey tiri Beijing.

Tallaabadaasi, ayey ku dartay, “waxay si bareer ah u jebineysaa xeerarka Ururka Ganacsiga Adduunka, waxna kama tareyso xallinta dhibaatooyinka u gaarka ah Maraykanka, waxayna carqaladeyneysaa iskaashiga caadiga ah ee dhinaca dhaqaalaha iyo ganacsiga ee ka dhexeeya Shiinaha iyo Maraykanka.”

Canshuuraha ay soo rogtay Beijing ayaa dhaqan galaya Isniinta soo socota, ayey tiri Wasaaradda Maaliyadda.

Maraykanka ayaa Sabtidii ku dhawaaqay tallaabooyin ballaaran oo ka dhan ah dalalka waaweyn ee ay ganacsiga wadaagaan, iyadoo badeecooyinka Shiinaha laga doonayo 10 boqolkiiba canshuur dheeri ah oo lagu daray tii horay u saarnayd.

Trump ayaa sheegay in tallaabooyinkani ay yihiin kuwo looga dan leeyahay in lagu ciqaabo dalalka ku guul darraystay inay joojiyaan qulqulka muhaajiriinta sharci-darrada ah iyo daroogada, oo ay ka mid tahay fentanyl, ee soo gelaya gudaha Maraykanka.

Wasiirada Cadaaladda Dalka Soomaaliya iyo Masar oo ku kulmay Muqdisho.

0

Talaado, 4 Feb 2025 {HMC} Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Macallin Maxamuud ayaa Xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Wasaaradda Cadaaladda ee dalka Masar.

Kulanka ayaa labada dhinac waxay diiradda ku saareen xoojinta iskaashiga garsoorka ee labada dal, gaar ahaan horumarinta nidaamka Cadaaladda Soomaaliya, waxaana kulanka qeyb ka ahaa Wasiiru dowlaha Cadaaladda Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, Wasiir ku xigeenka Cadaaladda Axmed Cabdiraxmaan Xasan iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda.

Kulankan ayaa ah mid daba socda dhameytirka kulamo horay labada Wasaaradood ugu soo yeesheen magaalada Qaahira ee dalkaasi Masar bishi Novembar ee sanadkii tagay, kuwaas oo la xariiray kor u qaadista, tayeynta garsoorka iyo horumarinta Cadaaladda.

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka ayaa lagu sheegay in kulanka ay labada dhinac iskula meel dhigeen xoojinta arrimaha iskaashiga, tababarka, garsoorka iyo cusboonaysiinta shuruucda, si kor loogu qaado hufnaanta iyo waxtarka hay’adaha Cadaaladda ee Soomaaliya.

Ugu dambeyntii Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xasan Macalin Maxamuud ayaa uga mahadceliyay dowladda Masar wada shaqeynta joogtada ah ee kala dhaxeysa dowladda Soomaaliya, isagoona muujiyay muhiimada iskaashiga garsoorka ee labada dal si loo xaqiijiyo horumar waara iyo xasilooni siyaasadeed.

Wasiiro Cusub oo Maanta lagu Dhaariyay Baydhabo iyo Laftagareen oo…

0

Talaado 4, Feb 2025 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ka qeybgalay Munaasabada Dhaarinta Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Qorshaynta Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdixakiin Maxamed Xaaji Fiqi

Munaasabadda dhaarinta Wasiirka Cusub ee Wasaarada Qorshaynta, ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiiro ka Tirsan Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada.

“Wasiir waan kuu hambalyeyneynaa, aad baan ugu faraxsannahay, Waxaan aaminsannahay in uu wax weyn ku soo kordhin doonno Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, horayna u soo shaqeeyay xilal waaweyna dalka ka soo qabtay”. ayuu yiri, Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Madaxweynaha ayaa u rajeeyay in wax badan ku soo kordhin doona maamulka Koonfur Galbeed, Ilaaheyna u fududeeyo mas’uuliyadda loo igmaday.

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Qorsheynta Koonfur Galbeed Cabdixakiim Xaaji Fiqi, ayaa hori u ahaa Wasiirkii hore ee difaaca Soomaaliya.

Guddoomiye Aadan Madoobe oo James Swan Uga Waramay Xaaladda Dalka

0

Talaado 4, Feb 2025 {HMC}  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiska kulan kula qaatay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan.

Kulanka labada Masuul ayaa looga wada hadlay arrimo la xiriira wada shaqeynta Golaha Shacabka iyo Qaramada Midoobay, isaga oo James Swan bogaadiyay howlaha Golaha Shacabka.

Sidoo kale, James Swan ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay ka go’antahay xoojinta taageerada Soomaaliya.

Dhanka kale, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ergayga warbixin ka siiyay howlaha shacabka gaar ahaan furitaanka kalfadhiga lixaad ee Golaha iyo arrimaha la xariira dhameystirka dastuurka KMG ah.

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan, ayaa muddooyinkii dambe waday kulamo gaar gaar ah oo la yeelanaayay madax hore iyo mas’uuliyinta dalka.

{DAAWO MUQAALKA} FAAH FAAHIN”Nin Ayeydiis ku dilay Awdhiigle.

0

Talaado, 04 Feb 2025{HMC}  FAAH FAAHIN”Nin Ayeydiis ku dilay Awdhiigle.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Siddee loo fuliyaa Duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya?

0

Talaado, 04 Feb 2025{HMC} Siddee loo fuliyaa Duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Dagaalo sababay Khasaaro oo dhaxmaray D~C iyo Ciidanka Difaaca Puntland.

0

Talaado, 04 Feb 2025{HMC} Dagaalo sababay Khasaaro oo dhaxmaray D~C iyo Ciidanka Difaaca Puntland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Djibouti drone strike kills at least 8 near Ethiopian border.

0

Tuesday 4, Feb 2025 {HMC}  Djibouti’s security forces executed a drone strike near the Ethiopian border, killing eight members of what it calls a terrorist group and harming an unspecified number of civilians, officials said on Sunday.

“A drone attack was carried out against a terrorist group at Addorta, a Djiboutian locality some six kilometers from the border with Ethiopia,” a statement from the Djibouti defense ministry said.

The statement said that the defense ministry confirmed that “eight terrorists were neutralized,” but also noted that “collateral damage was unfortunately reported among Djiboutian civilians,” without providing further details.

In comments to AFP, Alexis Mohamed, an adviser to President Ismael Omar Guelleh, identified the militants as members of the Armed Front for the Restoration of Unity and Democracy, or FRUDA, which Djibouti classifies as a terrorist organization.

The government said the group was involved in “hostile actions” that posed “a potential threat to our advanced posts.”

An Ethiopian newspaper, the Addis Standard, reported that the drone strike occurred on Ethiopian territory — an assertion Djibouti rejected. Mohamed maintained that the attack took place within Djibouti’s borders.

Djibouti security officials did not respond to requests from VOA Somali to provide further details regarding the incident.

In October 2022, an attack on barracks at Garabtisan, in the north of Djibouti, resulted in the deaths of seven soldiers and the kidnapping of six others.

Officials in Djibouti blamed the attack on FRUD, the political arm of FRUDA. The abducted soldiers were released several weeks later.

In 1991, FRUD, which originated in the Afar community in northern Djibouti, launched an anti-government insurgency, claiming to represent Afar interests against the Issas, the other major ethnic group in the tiny Horn of Africa country.

Later, the group broke up, joining a four-party coalition that backs President Guelleh, but its armed wing, called FRUDA, has continued to carry out attacks against government forces.

Several countries, including the United States and China, have military installations in Djibouti. The country sits on the west side of the Bab El Mandeb Strait, in East Africa. along one of the world’s busiest maritime routes where the Red Sea meets the Gulf of Aden.

Djibouti’s news comes two days after U.S. aircraft took aim at the Islamic State affiliate in neighboring Somalia, hitting what officials described as high-ranking operatives in the terror group’s mountainous stronghold.

Ramadan Jama contributed to this report.