Home Blog Page 1286

Somali Police Commander meets UN Police Chief to discuss enhanced cooperation.

0

Tuesday 28, Jun 2025 {HMC} The Commander of the Somali Police Force, Major General Asad Osman Abdullahi, hosted Faisal Shahkar, the United Nations Police Chief, along with a delegation from the UN Secretary-General’s office at police headquarters in Mogadishu.

During the meeting, discussions focused on Somalia’s potential contribution to UN peacekeeping missions, rebuilding the capacity of the Somali Police Force at both national and federal state levels, and strengthening collaboration between the Somali Police and the United Nations. Key priorities included combating extremist groups, improving operational efficiency, and ensuring Somali police officers receive advanced training and modern equipment to enhance their effectiveness.

This meeting underscores the growing partnership between Somalia and the United Nations in advancing peace and security initiatives.

Zimbabwe’s war veterans demand President Mnangagwa’s resignation.

0

Tuesday 28, jun 2025 {HMC} A group of Zimbabwe’s liberation war veterans has called on President Emmerson Mnangagwa to step down.

The veterans, affiliated with the ruling Zanu-PF Party, accuse the president of nepotism, corruption and failing to address the moribund economy. Zanu-PF Party leaders say they are not taking the calls seriously.

At a press conference streamed online, Blessed Runesu Geza, a veteran of Zimbabwe’s 1960s and ’70s liberation war and a member of Zanu-PF’s central committee, called for the president to step down immediately.

He accused Mnangagwa of failing to live up to the promises he made in 2017 when he came to power with the army’s help.

Geza said many of those who died fighting for the country’s liberation do not have decent graves and that the country is being turned into “a banana republic.” He also spoke of looting and the struggles of people in the country.

“We are saying — as war veterans — enough is enough. You have shown that you have failed. It can’t get any worse,” he said in Shona at the press conference.

“Corruption has become a security threat because these people are being protected by Emmerson.

So, as war veterans, including masses, we are being asked, ‘Why did you give us this kind of a person? We no longer like him.’ So, we are pleading with you: Leave peacefully. If you don’t, people will use the constitution for you to go.”

In an interview with VOA, Zanu-PF spokesman Farai Marapira dismissed the calls for Mnangagwa to step down.

“The party position is clear; the party position is given to clear channels. So, we cannot dignify rogue rantings by responding to them,” Marapira said. “People who speak their mind outside of the party, that’s part of democracy. But the position is clear: We had a conference, and that is what we will deal with, and that is what we work with, and anything else is just ranting.”

At a recent Zanu-PF conference, party leaders passed a resolution that Mnangagwa should seek a third term in 2028, assuming the party can force through amendments to the constitution.

In an interview with VOA, Eldred Masunungure, a political professor at the University of Zimbabwe, said the war veterans are feeling genuine frustration, as things have not worked out the way they expected after Mnangagwa toppled Robert Mugabe in November 2017.

“The political clouds are extremely difficult to read under the circumstances, but what is clear [is] they expressed in unambiguous terms their exasperation with the way things have been going on in the last couple of years in the second republic,” Masunungure said.

“That is certain. But the outcome of what they are doing, what they are advocating for, that is — in my view — deeply uncertain.”

The second republic refers to Mnangagwa’s presidency after Mugabe’s 37 years in power.

Brighton Chipamhadze, a Harare-based independent political commentator, said Geza’s announcement shows the divisions within the ruling party.

“As Comrade Geza points out, there are certain individuals benefiting from Mnangagwa’s rule, calling for [an] extension of Mnangagwa’s term,” Chipamhadze said.

“Yet there is also a section of the ruling party which is against Mnangagwa extending his term of office.”

Zimbabwe’s constitution, adopted in 2013, allows parliament to impeach and remove the president if lawmakers feel he is incapacitated.

Mnangagwa is one of Africa’s oldest heads of state. In 2028, he will be 86 years old.

SOURCE VOA

Dad isku qoys ah oo ku dhintay duqeyn ka dhacday Puntland iyo Faah faahin ka soo Baxeeyso.

0

Talaado 28, Jan 2025 {HMC}  Guddoomiyaha magaalada Qandala ee gobolka Bari, Axmed Yuusuf Maxamed (Khuurshe) ayaa markii u horraysay maanta ka warbixiyay duqeyn diyaaradeed oo fiidnimadii xalay ka dhacday degaanka Sixna ee degmada Qandala, taasi oo lagu beegsaday qoys dhan oo reer miyi ah.

Guddoomiye Axmed Khuurshe oo faahfaahin ka bixiyay dhacdadaasi ayaa sheegay in loo xaqiijiyay dhimashada afar ruux iyo dhaawaca lix kale oo dhammaantood hal qoys ah, kaddib markii fiidnimadii xalay duqeyn lala beegsaday reerkaasi oo degganaa miyiga degaanka Sixna oo ka tirsan degmada Qandala ee gobolka Bari.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 28-01-2025.

0

Talaado 28, Jan 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY 

Deputy PM launches Ministry of Security’s Strategic Plan.

0

Tuesday 28, Jun 2025 {HMC} The Deputy Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E Salah Ahmed Jama launched the Ministry of Security’s Strategic Plan for the next five years, aimed at enhancing the country’s security and stability.

This crucial plan, which aims to strengthen the capacity of security agencies to ensure peace and create a stable environment, will allow the Somali people to live peacefully and contribute to the country’s development.

The Deputy Prime Minister also urged the Ministry of Security and other relevant agencies to work together in implementing this plan, emphasizing the importance of the Federal Government’s cooperation with regional administrations, international organizations, and civil society to ensure the success of this plan.

{DAAWO SAWIRADA} Gudiga Madax Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Gaaray Magaalada Jowhar

0

Talaado 28, Jan 2025 {HMC} Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee doorrashooyinka Qaranka iyo Soodimaha ayaa maanta soo gaaray caasimada Dowladda Hirshabeelle ee Jowhar waxaana garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere kusoo dhaweeyay madaxa xafiiska guddiga doorashada Hirshabeelle Mudane Maxamed Xuseen Maxamuud.

Xubnaha Guddiga ee shaqada u yimid waxaa hoggaaminayay Mudane Cabdi Caddoow Maxamed.

Masuuliyiintan ayaa loo soo gelbiyay xarunta madaxtooyadda halkaasi oo ay kulan kula yeesheen Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).

“Doorasho qof iyo cod ah waa mudnaanta shacabka Hirshabeelle waana lagama maarmaan inaan ku hoggaamino haddii uu Alle idmo.”

Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soodimaha ayaa muddada ay joogaan waxa kale oo ay kulan la qaadan doonaan qeybaha bulshada waxa kale oo ay booqan doonaan goobaha loo asteeyay inay doorashada ka dhacdo.

Xubno katirsan Guddiga Madaxa-bannaan ee doorrashooyinka oo gaaray Jowhar.

0

Talaado 28, Jan 2025 {HMC}  Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee doorrashooyinka Qaranka iyo Soodimaha ayaa maanta soo gaaray caasimada Dowladda Hirshabeelle ee Jowhar waxaana garoonka diyaaraddaha ku soo dhaweeyay madaxa xafiiska guddiga doorashada Hirshabeelle Mudane Maxamed Xuseen Maxamuud.

Xubnaha Guddiga ee shaqada u yimid waxaa hoggaaminayay Mudane Cabdi Caddoow Maxamed.

Masuuliyiintan ayaa loo soo gelbiyay xarunta madaxtooyadda halkaasi oo ay kulan kula yeesheen Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).

“Doorasho qof iyo cod ah waa mudnaanta shacabka Hirshabeelle waana lagama maarmaan inaan ku hoggaamino haddii uu Alle idmo.”

Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soodimaha ayaa muddada ay joogaan waxa kale oo ay kulan la qaadan doonaan qeybaha bulshada waxa kale oo ay booqan doonaan goobaha loo asteeyay inay doorashada ka dhacdo.

Shabaab & Daacish lagu xirxiray Sideed dal oo Ka Mid Ah Caalamka

0

Talaado 28, Jan 2025 {HMC}Howlgal caalami ah oo ka dhan ah argagixisada, kana dhacay Bariga Afrika, ayaa sababay in la soo xiro 37 qof oo looga shakisan yahay falal argagixiso, iyadoo sidoo kale lagu qabtay hub fudud iyo hub culus labadaba.

Dadka la soo qabtay ayaa waxaa ka mid ah xubno looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin kooxaha Daacish, Al-Shabaab, iyo dhowr dagaalyahan oo shisheeye ah.

Xarigga dadka ayaa ka kala dhacay siddeed dal oo ku yaalla Bariga Afrika intii lagu guda jiray howlgal wadajir ah oo ay fuliyeen booliska caalamiga ah INTERPOL iyo booliska Afrika ee AFRIPOL (November-December 2024).

Howlgalka ayaa ujeedkiisu ahaa in lagu aqoonsado laguna soo xiro dad looga shakisan yahay inay xiriir la leeyihiin argagixisada, iyo in la adkeeyo kontoroolka xuduudaha muhiimka ah.

Dalka Kenya, booliisku waxay soo xireen 17 qof oo ay ku jiraan laba looga shakisan yahay inay xubno ka tirsan yihiin Daacish, dhowr dagaalyahan oo shisheeye ah, iyo kuwo kale oo ku lug lahaa maalgelinta argagixisada, xagjirnimada, iyo dacaayadaha.

Booliiska Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo waxay soo xireen afar qof oo lagu eedeeyay inay xubno ka yihiin Jabhadda Isbahaysiga Dimuqraadiga (ADF) iyo laba qof oo kale oo la shaqaynayay. Ciidammadu waxay sidoo kale qabteen oo burburiyeen gantaal iyo qalab ka-hortagga taankiyada oo ay ka tageen dad looga shakisan yahay inay argagixiso yihiin.

Soomaaliya, mas’uuliyiintu waxay soo xireen saddex qof, oo ay ku jirto haweeney looga shakisan yahay inay samayso bambooyinka, una qaabilsanayd qaybta Amniyaatka ee Al-Shabaab, taasoo dhigi jirtay walxaha qarxa ee guryaha lagu sameeyo, iyadoo bartilmaameedsanaysay ciidamada ammaanka iyo milatariga.

Mid kale oo ka mid ah dadka la soo xiray ayaa ahaa xubin ka tirsan Al-Shabaab oo la rumeysan yahay inuu weeraray dhowr goobood oo ay booliisku leeyihiin, isaga oo adeegsanaya bambooyinka gacanta laga tuuro.

Hay’adaha sharci-fulinta ee Tanzania waxay soo xireen xubin lagu eedeeyay inuu ka tirsan yahay kooxda Daacish ee Mozambique, iyo sidoo kale muwaadin Ugandan ah oo isku dayayay inuu ku biiro koox argagixiso ah oo ku sugan Mozambique, isagoo ah dagaalyahan shisheeye ah.

Ka hor inta uusan howlgalku bilaaban, waddan kasta oo ka qayb qaadanayay wuxuu diyaariyay qorshe hawleed, isagoo uruuriyay xogaha sirdoonka ee la xiriira bartilmaameedyada argagixisada, oo ay ku jiraan shaqsiyaadka iyo goobaha ay ku sugan yihiin.

INTERPOL iyo AFRIPOL ayaa mideeyay oo falanqeeyay xogtan, waxayna la wadaageen dhammaan waddamada ka qayb qaadanaya, taasoo fududaysay is-weydaarsiga xogaha dambiyada.

Intii lagu jiray qeybta farsamada ee howlgalka, waddan kasta wuxuu fuliyay baaritaanno istiraatiiji ah iyo weerarro. Booliiska ayaa taageero toos ah ka helay saraakiisha INTERPOL iyo AFRIPOL, kuwaasoo bixiyay isku-duwid, saadka, iyo falanqaynta xogta waqtiga dhabta ah.

{DAAWO SAWIRADA} Dalada Warbaahinta SOMA oo Baladweyne Tababar Kusoo Gabagabeeysay.

0

Talaado 28, Jan 2025 {HMC}  Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa Magaalada Baladweyne Ku soo Gabagabeeysay Tababar Ku saabsan Awood-dhisidda Doorka Warbaahintu ku leedahay wax ka qabashada Takoorka, ama Dadka laga tirada badan yahay iyo kuwa la haybsooco ee ku sugan magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

Tababarkan oo socda Mudo Labo Maalin ah waxaa ka qeeyb Galay 30-Qof oo iskugu Jiro Wariyaal, Culuma-udiin, Maamulka Gobolka Hiiraan iyo qaar Kamid ah Bulshada la Heeyb Sooco ee Magaalada Baladweyne ku Nool.

Qaar kamid ah Wariyaasha iyo dadkii kale ee ka qeeyb galay Tababarka ayaa Sheegay in Tababarkan uu Ahmiyad gaar ah u leeyahay Bulshada deegaanka, ayagoona u mahadceliyay Daladda Warbaahinta Soomaaliyed ee SOMA Iyo Xafiiska qaramada midoobay AUSSOM oo ka taageeray Qabashada Tababarkan.

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa soo dhaweeyay Tababarkan ku saabsan awood-dhisidda Doorka Warbaahintu ku leedahay wax ka qabashada Takoorka

Xoghayaha Xafiiska Arimaha Bulshada Gobolka Hiiraan Cabdi fitaax Maxamed Xuseen oo soo xiray Tababarkan ayaa Sheegay in ka Maamul ahaan ay Bogaadinayaan Tababarka, waxaana uu goobta ka Codsaday in la kordhiyo Wacyigalinta la xariirto Joojinta Takoorka.

{DAAWO SAWIRADA} Madax Weeynaha Soomaliyay oo Hadla Ka Jeediyay Shirweeynaha Tamarta Africa.

0

Talaado 28, Jan 2025 {HMC}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey Shirweynaha Tamarta Afrika ayaa soo bandhigay qorshaha dowladda Soomaaliya ee kordhinta tayada iyo awoodda Tamarta, taas oo aasaas u ah horumarka iyo isbeddelka Soomaaliya casri ah.

Madaxweynaha ayaa tilmaanay in Soomaaliya ay leedahay khayraad badan oo la xiriira cusboonaysiinta Tamarta, sida Qorraxda iyo Dabaylaha, kuwaasi oo Mustaqbalka noqon kara ilo muhiim ah oo laga dhaliyo Tamar saaxiib la ah deegaanka.

“Horumarka Soomaaliya ay hiigsanayso waxa uu u baahan yahay tamar jaban oo la heli karo. Maanta dadkayagu kala bar “50%”ma haystaan Koronto ku filan, sidaas awgeed waxaan qorshaynaynaa in aan xoojinno maalgashiga Tamarta, si aan awood ugu yeellano hirgelinta warshadaha, casriyeynta kaabeyaasha nolasha iyo xoojinta adeegyada bulshada”.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shirkan ay ku wehelinayaan Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Mudane Cabdillahi Bidhaan Warsame iyo Wasiirka Maaliyadda Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa u soo bandhigay Daneeyeyaasha caalamiga ah in ay ka qayb qaataan maalgashiga Mashaariicda Tamarta Soomaaliya oo ah suuq weyn oo dihan.

Sidoo kale, Shir madaxeedka Tamarta Afrika oo ay ka qeyb galeen madaxda Qaaradda Afrika ayaa maanta laga soo saaray “Bayaanka Daaru-Salaam”, kaas oo ah ballanqaad lagu xaqiijinayo in 300 oo Milyan oo Afrikaan ah ay helaan Koronto ku filan marka la gaaro sanadka 2030.