Home Blog Page 1290

Muxuu yahay heshiis ay Kala saxiixdeen Hay’adda Socdaalka Soomaaliya iyo Booliska Caalamiga ee Interpol.?

0

Monday 27 ,Jan 2025 {HMC} Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kula saxiixday Booliska Caalamiga ah ee (Interpol) heshiis iskaashi oo muhiim ah, waxaana uu heshiiskan diiradda saari doonaa arrimaha socdaalka.

Si guud waxa uu heshiiskaan diirada saari doonaa arrimaha ka hortagga dambiyada abaabulan, kor u qaadidda amniga Socdaalka, xiriirka Hay’adda socdaalka iyo Interpol iyo baadi goobka dadka lumay.

Taliyaha Hoggaanka Booliska Caalamiga ah ee Soomaaliya, Jeneraal Dhoore, oo munaasabadda ka hadlay ayaa amaanay horrumarka ay ku tilaabsanayso Hay’adda Socdaalka Soomaaliya.

Agaasime Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow, ayaa dhankiisa u mahadceliyay guddiga HSJ iyo Booliska Caalamiga ah (Interpol), gaar ahaan hogaankooda Soomaaliya, isaga oo ku tilmaamay heshiiskan mid muhiimad gaar ah u leh xoojinta dadaallada la-dagaallanka xagjirka iyo ka hortagga dambiyada socdaalka ee Soomaaliya, tan gobolka, iyo guud ahaan Caalamka.

Gabagabadii Agaasimaha Guud Mustafa Duhulow ayaa wafdiga Interpol booqasho ku geeyay Xafiiska Ka-hortagga Dambiyada Socdaalka, Fraud Detection Unit (FDU) ee Hey’adda Socdaalka & Jinsiyadda, halkaas oo ay warbixin kooban kaga dhageysteen saraakiisha ka howlgala xafiiskaan.

Electoral Commission Chair Meets EU Ambassador.

0

Monday 27 ,Jan 2025 {HMC} The Chairman of Somalia’s National Independent Electoral Commission and Boundaries, Abdikarim Ahmed Hassan, held a preliminary meeting with the European Union Ambassador to Somalia, H.E. Ambassador Karin Johansson.

During the meeting, the two officials discussed key issues related to Somalia’s electoral processes and the strategic plans of the National Independent Electoral Commission and Boundaries.

Chairman Abdikarim emphasized that the commission is committed to ensuring that the Somali people have the opportunity to freely elect their leaders across all administrative levels in the country. The discussions underscored the importance of collaboration between the commission and international partners like the EU to support Somalia’s democratic development.

Foreign Affairs Minister inaugurates Somali-Norwegian Business Summit in Mogadishu.

0

Monday 27 ,Jan 2025 {HMC} The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Government of Somalia, H.E Ahmed Moallim Fiqi inaugurated the Somali-Norwegian Business Summit in Mogadishu on Monday with the participation of members of the Somali Federal Parliament, the Chargé d’Affaires of the Norwegian Embassy, H.E. Mr. Carsten Carlsen, and members of the Somali diaspora returning from Norway, under the theme “Unlocking Somalia’s Potential: Reducing corruption, empowering investments, and building sustainable partnerships”.

In his remarks, the Foreign Minister commended the Somali diaspora in Norway for fostering ties between the two countries and recognized their significant contributions. He highlighted Norway’s active role in supporting development projects and emphasized the importance of transferring knowledge and expertise to advance economic recovery in key sectors.

The Minister also called for collective efforts to strengthen the national agenda for the country’s recovery and sustainable growth.

Key addresses were delivered by the Director of the Diaspora Department at the Ministry of Foreign Affairs, Mr. Ibrahim Gure Mohamed, and the Chairman of the Somali-Norwegian Chamber of Commerce, Mohamed Abdelqader, and his deputy, Sadad Dakhare.

The summit marked an important step toward deepening collaboration and fostering investment opportunities.

 

Somalia, Interpol sign cooperation agreement in Mogadishu.

0

Monday 27 ,Jan 2025 {HMC} The Somali Immigration and Naturalization Agency (SINA) and the International Criminal Police Organization (Interpol) have today signed a significant cooperation agreement. The agreement focuses on five key areas aimed at strengthening collaboration between the two entities:

1. Preventing Organized Crime

2. Enhancing Travel Security

3. Strengthening Collaboration and Communication Between HSJ and Interpol

4. Building the Security Skills of HSJ Officers

5. Tracking Missing Persons

Speaking at the signing ceremony, the head of Interpol’s Somalia branch praised the Director-General of the Somali Immigration and Naturalization Agency, Mr. Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow, for achieving this milestone agreement in a short period. He also commended the HSJ team for their tireless efforts in facilitating the agreement’s development and ensuring its alignment with security priorities.

In his remarks, Mr. Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow expressed gratitude to both the HSJ and Interpol teams, particularly Interpol’s Somalia leadership, for their cooperation. He emphasized the importance of the agreement in advancing efforts to combat extremism and addressing crimes related to migration, both within Somalia and on a global scale.

Following the ceremony, Mr. Dhuxulow accompanied the Interpol delegation on a visit to the Immigration Crime Prevention Unit, known as the Fraud Detection Unit (FDU). The delegation received a briefing from officers working at the unit, highlighting its operations and strategies to detect and prevent migration-related crimes.

This partnership marks a crucial step toward improving security measures, fostering international collaboration, and enhancing the skills of Somali security personnel to tackle both local and global challenges.

SNA, Local Forces Retake Key Areas in Eastern Hiiraan Region,

0

Monday 27 ,Jan 2025 {HMC} The Somali National Army (SNA), in collaboration with local forces, successfully carried out operations to liberate several key areas in eastern Hiiraan. Among the locations freed from Al-Shabaab militants are Beero Yabaal, Bur Abooto, Eega Galmay, Jidcillaan, and Cadow Gurey.

Speaking to the state media, Colonel Abdullahi Omar, Commander of the SNA’s 27th Division, confirmed that the operations resulted in the elimination of several militants and the destruction of critical enemy hideouts. Additionally, the forces captured weapons and equipment from the militants during the mission.

These operations are part of an ongoing nationwide campaign to eradicate Al-Shabaab and restore peace and stability in liberated regions. The successful mission marks another step forward in securing Somalia and disrupting militant activities.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {27.01.2025}

Isniin 27 Jun 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Muuse Ali Herow

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka Tanzania uga qayb galo Shirweynaha Tamarta Afrika.

Isniin 27 ,Jan 2025 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania, si uu uga qayb galo Shirweynaha Tamarta Afrika ee “Mission 300”, oo maanta furmay.

Shirkan oo sanadkan ku saleysan Dardargelinta Helitaanka Tamarta la jaanqaadi karta Horumarka Waara ayaa waxaa isugu imaanaya madaxda sare ee dalalka Afrika, hay’adaha caalamiga ah ee horumarinta, shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo khubarada ku xeel dheer arrimaha tamarta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa madasha ku soo bandhigi doona aragtida iyo qorsheyaasha dowladda Soomaaliya ay ka leedahay horumarinta tamarta, iyada oo la xoojinayo iskaashiga heer gobol iyo heer caalami.

Inta uu shirku socdo, Madaxweynaha waxa uu kulan-doceedyo la yeelan doonaa madaxda iyo daneeyeyaasha ka qaybgalaya, isaga oo muujinaya sida Soomaaliya ay uga go’an tahay ka faa’iidaysiga fursadaha iskaashiga ee dhinaca tamarta si kor loogu qaado horumarka waara ee dalka.

{DAAWO SAWIRADA} Wararkii u dambeeyAy dagaalkii Maanta ka qarxay gobolka Hiiraan.

0

Isniin 27 Jun 2025 {HMC} Dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidaamada Dowladda kuwa deegaanka iyo Al-shabaab ayaa maantay ka qarxay deegaano hoostago Dagmada Bulo burte ee gobolka Hiiraan.

Dagaalka ayaa ka dhacay inta u dhaxeeyso magaalooyinka Buulo Burde iyo Halgan, gaar ahaan deegaano ku dhaw Beera Yabaal,

Dagaalka ayaa bilowday kaddib markii ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo ay taageerayaan ciidamada degaanka ee maleeshiyada ay weerareen aagaga ay isku urursanayeen ciidamo ka tirsan Al-Shabaab

Dagaalka oo ahaa mid aad u culus ayaa waxaa ka dhashay qasaaro dhimasho iyo dhaawac iyadoo Ciidamada Dowladda iyo kuwa Deegaanka ay soo bandhigeen Meydad ay sheegeen in ay ka dileen Al shabaab.

Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Dagaalka hogaaminaayo ayaa sheegaya in dagaalkaas looga saaray Al shabaab degaano ay ka mid yihiin Beero-Yabaal, Bur-Abooto, Eega-Galmay, Jidcillaan iyo Caddow Gurey.

Dagaalka maanta ka qarxay Gobolka Hiiraan ayaa ku soo aaday iyadoo dhawaan Taliyeyaasha Milateriga iyo Agaasimaha Nabadsugida ay halkaasi ka wadeen abaabuul ay ku doonayaan in ay Alshabaab kaga saaraan meelaha ay Gobolka Hiiraan uga sugan yihiin, gaar ahaan agagagaarka Webiga Shabelle.

{DAAWO MUQAALKA} Qalliin indha fiiqis lacag la’aan ah oo Baladweyne Laga Bilaabay.

0

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Cabdi Fitaax oo ka shakeeyey Taariikha Nabadoon Faarax Cabdi Waare.

0