Home Blog Page 1291

SNA, Local Forces Retake Key Areas in Eastern Hiiraan Region,

0

Monday 27 ,Jan 2025 {HMC} The Somali National Army (SNA), in collaboration with local forces, successfully carried out operations to liberate several key areas in eastern Hiiraan. Among the locations freed from Al-Shabaab militants are Beero Yabaal, Bur Abooto, Eega Galmay, Jidcillaan, and Cadow Gurey.

Speaking to the state media, Colonel Abdullahi Omar, Commander of the SNA’s 27th Division, confirmed that the operations resulted in the elimination of several militants and the destruction of critical enemy hideouts. Additionally, the forces captured weapons and equipment from the militants during the mission.

These operations are part of an ongoing nationwide campaign to eradicate Al-Shabaab and restore peace and stability in liberated regions. The successful mission marks another step forward in securing Somalia and disrupting militant activities.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {27.01.2025}

Isniin 27 Jun 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Muuse Ali Herow

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka Tanzania uga qayb galo Shirweynaha Tamarta Afrika.

Isniin 27 ,Jan 2025 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania, si uu uga qayb galo Shirweynaha Tamarta Afrika ee “Mission 300”, oo maanta furmay.

Shirkan oo sanadkan ku saleysan Dardargelinta Helitaanka Tamarta la jaanqaadi karta Horumarka Waara ayaa waxaa isugu imaanaya madaxda sare ee dalalka Afrika, hay’adaha caalamiga ah ee horumarinta, shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo khubarada ku xeel dheer arrimaha tamarta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa madasha ku soo bandhigi doona aragtida iyo qorsheyaasha dowladda Soomaaliya ay ka leedahay horumarinta tamarta, iyada oo la xoojinayo iskaashiga heer gobol iyo heer caalami.

Inta uu shirku socdo, Madaxweynaha waxa uu kulan-doceedyo la yeelan doonaa madaxda iyo daneeyeyaasha ka qaybgalaya, isaga oo muujinaya sida Soomaaliya ay uga go’an tahay ka faa’iidaysiga fursadaha iskaashiga ee dhinaca tamarta si kor loogu qaado horumarka waara ee dalka.

{DAAWO SAWIRADA} Wararkii u dambeeyAy dagaalkii Maanta ka qarxay gobolka Hiiraan.

0

Isniin 27 Jun 2025 {HMC} Dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidaamada Dowladda kuwa deegaanka iyo Al-shabaab ayaa maantay ka qarxay deegaano hoostago Dagmada Bulo burte ee gobolka Hiiraan.

Dagaalka ayaa ka dhacay inta u dhaxeeyso magaalooyinka Buulo Burde iyo Halgan, gaar ahaan deegaano ku dhaw Beera Yabaal,

Dagaalka ayaa bilowday kaddib markii ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo ay taageerayaan ciidamada degaanka ee maleeshiyada ay weerareen aagaga ay isku urursanayeen ciidamo ka tirsan Al-Shabaab

Dagaalka oo ahaa mid aad u culus ayaa waxaa ka dhashay qasaaro dhimasho iyo dhaawac iyadoo Ciidamada Dowladda iyo kuwa Deegaanka ay soo bandhigeen Meydad ay sheegeen in ay ka dileen Al shabaab.

Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Dagaalka hogaaminaayo ayaa sheegaya in dagaalkaas looga saaray Al shabaab degaano ay ka mid yihiin Beero-Yabaal, Bur-Abooto, Eega-Galmay, Jidcillaan iyo Caddow Gurey.

Dagaalka maanta ka qarxay Gobolka Hiiraan ayaa ku soo aaday iyadoo dhawaan Taliyeyaasha Milateriga iyo Agaasimaha Nabadsugida ay halkaasi ka wadeen abaabuul ay ku doonayaan in ay Alshabaab kaga saaraan meelaha ay Gobolka Hiiraan uga sugan yihiin, gaar ahaan agagagaarka Webiga Shabelle.

{DAAWO MUQAALKA} Qalliin indha fiiqis lacag la’aan ah oo Baladweyne Laga Bilaabay.

0

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Cabdi Fitaax oo ka shakeeyey Taariikha Nabadoon Faarax Cabdi Waare.

0

{DAAWO MUQAALKA} Gudiga Amniga Puntland ayaa kormeeray Kantooralada laga soo galo magaalada Garoowe

0

{DAAWO MUQAALKA} Dadweynuhu wa inay faraha uga qaadaan ciidanka hubinaya ajaaniibta soo gashay PL” W-Caydiid Dirir”

0

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 27-01-2025.

0

Puntland Arrests 8 Suspected ISIS Bomb Makers, 6 of Them Foreigners.

0

Monday 27 ,Jan 2025 {HMC} Puntland security forces have arrested eight individuals, including six foreign nationals, suspected of manufacturing explosives for the ISIS group in the port city of Bosaso, officials said Sunday.

The arrests were made during a series of counter-terrorism operations targeting ISIS-linked cells in the region. According to Puntland authorities, the suspects are believed to have worked closely with a foreign operative who was killed in Bosaso while attempting to plant an explosive device.

“This operation is a major step in dismantling terrorist networks and holding perpetrators accountable,” a Puntland security spokesperson said. Further details on the detainees and the ongoing investigation will be shared in due course, the spokesperson added.

Security officials disclosed that around 100 individuals are in custody at various police stations across Bosaso. Investigations are ongoing to determine their connections to ISIS and other extremist groups, officials said.

The arrests coincide with Puntland’s recent decision to expel undocumented foreign nationals from its territories. Authorities have expressed concern over the rising number of foreign fighters joining ISIS-affiliated groups in the region. The new policy is aimed at curbing this trend and strengthening local security.

Puntland has become a critical frontline in the country’s battle against extremist groups. Its coastal cities, including Bosaso, are frequently exploited by ISIS for logistics, recruitment, and operations. The regional government has intensified its anti-terrorism efforts to combat these threats and stabilize the region.