Home Blog Page 1292

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 27-01-2025.

0

Puntland Arrests 8 Suspected ISIS Bomb Makers, 6 of Them Foreigners.

0

Monday 27 ,Jan 2025 {HMC} Puntland security forces have arrested eight individuals, including six foreign nationals, suspected of manufacturing explosives for the ISIS group in the port city of Bosaso, officials said Sunday.

The arrests were made during a series of counter-terrorism operations targeting ISIS-linked cells in the region. According to Puntland authorities, the suspects are believed to have worked closely with a foreign operative who was killed in Bosaso while attempting to plant an explosive device.

“This operation is a major step in dismantling terrorist networks and holding perpetrators accountable,” a Puntland security spokesperson said. Further details on the detainees and the ongoing investigation will be shared in due course, the spokesperson added.

Security officials disclosed that around 100 individuals are in custody at various police stations across Bosaso. Investigations are ongoing to determine their connections to ISIS and other extremist groups, officials said.

The arrests coincide with Puntland’s recent decision to expel undocumented foreign nationals from its territories. Authorities have expressed concern over the rising number of foreign fighters joining ISIS-affiliated groups in the region. The new policy is aimed at curbing this trend and strengthening local security.

Puntland has become a critical frontline in the country’s battle against extremist groups. Its coastal cities, including Bosaso, are frequently exploited by ISIS for logistics, recruitment, and operations. The regional government has intensified its anti-terrorism efforts to combat these threats and stabilize the region.

{DAAWO MUQAALKA} Puntland oo Xabsiga Dhigay Ajaanib Farabadan.

0

{DAAWO MUQAALKA} Kormeerro Lagu sameeyay goobaha ay dorashada qof iyo cadka ah.

0

Open-heart surgery in Somalia by Italian medical team.

0

Monday 27 ,Jan 2025 {HMC} The Italian Embassy proudly announces a historic event for Somalia: an Italian medical team has successfully performed the first open-heart surgery on children with congenital heart disease in Mogadishu, marking a turning point for paediatric medicine in the Horn of Africa country.

This important milestone was made possible thanks to a national and international support network, coordinated by Dr. Edna Moallin Abdirahman, social activist of the Milan-based association Ameb, in collaboration with the Somali Hormuud Salaam Foundation, which provided financial support for the initiative.

The two operations are part of a larger project that in recent months has already enabled eight Somali children suffering from serious heart disease to be operated on in Italy, thanks also to the contribution of the Lombardy Region.

The surgery was an example of cooperation between Italian and Somali doctors: the Italian team, led by Prof. Stefano Marianeschi, head of the Italian Department of Cardiovascular Surgery, was able to perform the operation.

Stefano Marianeschi, head of paediatric cardiac surgery at the Niguarda Hospital, and composed of Dr. Francesca Aresta, anaesthesiologist and resuscitator at the same hospital, Dr. Giuseppe Annone, interventional paediatric cardiologist at the Regina Margherita Hospital, and Dr. Silvia Scansani, sonographer and health researcher at the Policlinico di Milano, worked side by side with the local team from the Kalkal Hospital in Mogadishu, led by cardiac surgeons Dr. Mohamed Abdulkad and Dr. S. Salik, a cardiologist and a cardiologist at the Kalkal Hospital in Mogadishu. Mohamed Abdulkadir and Sisay Bekele.

These interventions, which give a new future to two Somali children, Zakaria and Maida, have an important actual and symbolic value for Somalia, representing not only a great achievement in the field of health, but also a concrete enhancement of local human and professional resources.

“An historic result,” commented the Somali authorities, who also thanked the Italian Embassy for its support in facilitating the initiative, “that will save countless lives and bring hope to families throughout Somalia.

SOURCE 

This was announced by the Italian Embassy in Mogadishu

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamo ka tirsan Dowladda oo dhiira galin loo sameeyey.

0

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka federaalka oo la kulmay Safiirka EU ee Soomaaliya.

0

Isniin, 27,Jan 27, 2025 {HMC} Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Cabdikarim Axmed Xassan ayaa kulan horudhac ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya haweeyneeyda lagu magacaabon Ambasador Karim Johansson, waxaana diirada ay saareen arrimaha u diyaar garowga Soomaaliya ee Doorashooyinka Qof iyo Cod.

War kooban oo lagu daabacay barta Guddiga ee Facebook ayaa lagu sheegay in Guddoomiyaha iyo Safiirka ay ka wada hadleen arrimaha Doorashooyinka iyo Qorshayaasha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Gudoomiyaha ayaa safiirka la wadaagay howlihii ugu dambeeyay ee Guddiga ay qabteen iyo sida ay uga go’antahay inay guud ahaan Soomaaliya ka hirgaliyaan Doorashada Qof iyo Cod oo ay Dowladda Soomaaliya horey u shaacisay.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaran ayaa sheegay in Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha uu ka shaqeynayo in dad weynaha Soomaaliyeed ay fursad u helaan in aay doortaan hogaamiyayaasha Heerarka kala duwan ee maamullada Dalka, waxa uu carabka ku adkeeyay inay bilaabeen diiwaangelinta Ururada Siyaasadda oo muhiim u ah habsami socodka nidaamka Doorashada Qof iyo Codka.

Todobaadkaan bilowgiisi Xubno ka socda Guddiga Doorashooyinka ayaa tagay magaalada Baydhabo iyagoo kulama la qaatay madax ka tirsan maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya, waxaana ayna sheegeen in sidaas si lamid ah ay u gaari doonaan Dowlad Goboleedyada dalka maadama la rajeenayo inay ka dhacaan Doorashooyinka Golaha Degaan iyo mida Hogaamiyeyaasha Maamuladaasi.

Jubaland iyo Puntland ayaa diidan nidaamka Doorasho ee Qof iyo Codka waxaana soo raaca qaar kamid ah siyaasiyiinta Mucaaradka oo Dowladda ku dhaliilay inay dooneyso in hal koox uun Doorasho ay dalkaan ka qabsato.

Madaxa Sirdoonka dalka Turkiga oo tagay Dimishiq lana kulmay Axmed Al-Sharaa

Isniin 27 Jan 2025 {HMC} Madaxa sirdoonka dowladda Turkiga iyo xubno la socday , ayaa shalay oo Axad aheyd tagay magaalada Dimishiq ee caasimadda dalka Suuriya, waxa ayna halkaasi kulamo kula qaateen hoggaamiyaha dalka Suuriya Axmed Al-Sharaa iyo masuuliyiin kale

 

Wakaaladda wararka Suuriya ee SANA ayaa sheegtay in hoggaamiye Al-Sharaa ay wafdiga Turkiga kala hadleen dhowr faylal iyo arrimo amni, waxa ay sidoo kale labada dhinac is dhaafsadeen xogo sirdoon oo aan loo soo bandhigin warbaahinta

 

Madaxa sirdoonka Turkiga Ibrahim Kalin, ayaa sidoo kale hoggaanka dowladda Suuriya kala hadlay sidii labada dal isaga kaashan lahaayeen ammaanka guud iyo is dhaafsiga xogaha muhiimka ah ee dhinaca sirdoonka ah, si looga hortago kooxaha halista ku ah amniga labada dal

 

Dowladda Turkiga ayaa la rumeysan yahay in ay sababta ugu weyn ee isbadalka uga dhacay dalka Suuriya, waxa ayna Turkiga taageerayeen kooxda mucaaradka hubeysan ee hadda talada dalka Suuriya xooga kula wareegay una horseeday isbadel weyn oo lagu diirsaday.

Howlgalka Cusub ee AUSSOM oo loo sameeyay tababar isticmaalka diyaaradaha yar yar ee aan duuliyaha lahayn.

0

Isniin, 27,Jan 27, 2025 {HMC} Howlgalka cusub ee Ciidanka AUSSOM ayaa qaatay tababar socday labo toddobaad oo ku saabsanaa isticmaalka diyaaradaha yar yar ee aan duuliyaha lahayn, waxaana uu Tababarkaan uu ka dhacay Taliska Qaybta 5-aad ee Jowhar ee Dowlad Goboleedka HirShabeelle.

Tababarka oo ay soo qabanqaabisay Qaybta Teknolojiyada ee UNSOS ayaa waxaa sare loogu qaadaayay xirfadaha xuuraanka iyo sirdoonka ee saraakiisha si loo taageero hawlgallada wadajirka ah ee ka dhanka ah kooxaha sida sharci darrada ah u hubeysan.

Taliyaha Guutada Ciidanka BNDF AUSSOM, Gaashaanle Sare Oscar Hatungimana ayaa xiritaankii xafladda ugu baaqay ciidanka inay xirfadahooda cusub ku dabaqaan nabadda iyo amniga Soomaaliya, halka Isku Duwaha Qaybta Teknolojiyada UNSOS George Dannhauser uu xusay doorka muhiimka ah ee teknolojiyada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn u leedahay xoojinta hawlgallada & ka hor-tagga halista.

Howlgalkaan ayaa ka bilowday sanadkaan 2025 ka waxaana markii ugu horeeysay ka qeyb qaadan doonta Dowladda Masar.

Dowladda Soomaaliya ayaa waday dhowanahaan dadaalo ay ku dooneyso in howlgalka cusub noqdo mid ka hortaga Kooxaha Argagexisada iyo hanjabaadaha ka imaanaya si Soomaaliya xasilooni buuxda ay u gaarto.

Kenya maku guuleysan kartaa xal u helista Xiisadda Rwanda & Congo?

Isniin 27 Jan 2025 {HMC} Dowladda Kenya ayaa kulan gaar ah ku martiqaadday Madaxda Dalalka Rwanda iyo Congo oo xiisadda ka dhex jirta gaartay heer sare kaddib markii Xukuumadda Kigali ay xoogga saartay garab istaagga Fallaagada hubeysan ee M23

 

Kenya ayaa walaac ka muujisay qabsashada Mucaaradka M23 ee Magaalada weyn Goma, waxa ay Xukuumadda Nairobi soo jeediyay in xaaladda hoos loo dejiyo lagana hortago in la barakaciyo boqolaal ruux oo kale

 

Rwanda ayaa taageero xooggan la dhinac taagan fallaagadaas waana tan keentay in Dowladda Kenya ay u aragto in xalka keliya lagu wajihi karo daminta xiisadda ka taagan Gobollada Congo uu noqdo hoggaanka Xukuumadda Kigali in ay la fadhiisato

 

Dalalka deriska ah meelaha ay ka dagaalanto Jabhadda M23 ayaa ka walaacsan haddii ay xooggeysato maadaama ay ka hoos dhallan karaan kooxo kale oo ugu dambeyn rabshado gelin kara Dalalkooda sida ay hadalka u dhigeen.