Jimco 24, Jan, 2025 {HMC} RM Xamsa oo Amaanay Ciidamada Puntland ee Dagaalka Kula Jira Daacish.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
Jimco 24, Jan, 2025 {HMC} RM Xamsa oo Amaanay Ciidamada Puntland ee Dagaalka Kula Jira Daacish.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
Jimco 24-jun 2025 {HMC} Ciidamada Puntland ayaa guul taariikhi ah ka gaaray dagaalka ka dhanka ah kooxda argagixisada ah ee Daacish, kadib markii ciidanku ay la wareegeen magaalada Tuurmasaale.
Magaaladan oo muddo ay ku sugnaayeen kooxaha argagaxisada ah, ayaa muhiim u ahayd dhaqdhaqaaqooda iyo isku xirka goobaha kale ee ay ku sugnaayeen.
Howlgalka ciidanku kula wareegeen deegaankan ayay fuliyeen ciidamo si gaar ah u tababaran kuwaas oo ujeedkoodu yahay ka sifeynta kooxaha xagjirka ah Calmiskaad, Guushan waxay muujineysaa juhdiga iyo halganka joogtada ah ee ciidamada Puntland ugu jiraan sugidda nabadgelyada iyo xasilloonida deegaannadooda.

Jimco 24, Jan, 2025 {HMC} Dowladda Norway oo xabsi ku xukuntay gabdho Soomaali ah oo ku biiray Daacish.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
Jimco 23, Jun 2025 {HMC} Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka, ayaa si kulul u dhaleeceysay siyaasadaha Madaxweynaha cusub ee Mareykanka, Donald Trump, oo dhowaan xafiiska la wareegay.
Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa ku tilmaantay tallaabooyinka uu Trump qaaday 48-kii saac ee ugu horreeyay kuwo ka tarjumaya aragti naceyb iyo dib u dhac horumarineed.
War-saxaafadeed ay soo saartay, Xildhibaan Ilhaan Cumar ayay ku muujisay walaacyo dhowr ah oo ku saabsan siyaasadaha Trump, oo ay ku jiraan qorshaha uu ku doonayo in dhalashada Mareykanka lagala laabto dadka ku dhasha dalka Maraykanka, joojinta barnaamijyada dib u dejinta qaxootiga, iyo tallaabooyin ay sheegtay inay uga sii darayaan dhibaatada isbeddelka cimilada adduunka.
“Ma cabsan doono. Waxaan difaaci doonaa bulshooyinkayada kala duwan ee soogalootiga,” ayay tiri Ilhaan Cumar, iyada oo si cad u ballanqaaday in ay ku adkeysan doonto difaaca xuquuqda dadka ay matasho.
Waxeey carrabka ku adkeysay Ilhan Cumar in siyaasadaha noocan ah ay ka dhigan yihiin dib u dhac ku yimid dadaallada horumarka iyo sinnaanta. Waxay u xaqiijisay xubnaha golaha, in Kutlada Horusocodku ay ka go’an tahay inay si adag uga hortagto siyaasadahaas, isla markaana ay sii wadi doonaan u doodista maamul caddaalad ah oo waara.
Jimco 24-jun 2025 {HMC} Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta garoonka diyaaradaha ee Boosaaso kaga hortegay dhaawaca Gen Fu’aad Xanaano iyo D\Le Jaamac Nuur oo kusoo dhaawacmay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, kuwaasi oo galabta diyaarad lagu keenay Boosaaso.
Madaxweynaha ayaa garab istaag u muujiyey oo u kuurgalay xaaladda caafimaad ee saraakiishan geesiyaasha ah ee u dhaawacmay dalkooda iyo dadkooda, wuxuuna faray Guddiga taakuleynta Ciidanka in xaaladda caafimaad saraakiishan dhakhso looga hawlglo, si ay u helaan daryeel caafimaad oo dhameystiran oo dalka iyo dibadda ah.
Ciidanka Dowladda Puntland ee ku jira Hawlgalada ciribtirka Argagixisada, ayaa guulo waaweyn ka gaaray hawlgalka buuralayda Calmiskaad, taasi oo siweyn ay usoo dhoweeyeen dadka reer Puntland oo isku duuban Dowlad iyo Shacaba.
Waxaana inta badan Ciidanku la wareegay meelaha ay talisyada waaweyn ka sameysatay Argagixisada Daacish oo hadda firxad ah.

-DHAMMAAD-
Friday 23, Jun 2025 {HMC} The reported disappearance of more than 80 government critics over the last six months has caused a huge public backlash in Kenya.
A judge has warned he will imprison top security officials for contempt of court on Monday if they fail to appear for a third time to account for a recent string of alleged abductions.
The case is linked to the disappearances documented by Kenya’s National Commission on Human Rights since nationwide protests against proposed tax hikes began last June.
At least 24 are said to still be missing.
The police and government deny kidnapping and illegally detaining protesters, but the country has a history of state-sponsored abductions, and some Kenyans fear they are returning to that dark past.
The Inspector General of Police Douglas Kanja and Directorate of Criminal Investigations Director Mohamed Amin were ordered to produce in court seven social media influencers who disappeared in December.
Five suddenly reappeared in early January at various locations across the country.
Mr Kanja’s lawyers asked the court for more time to record statements from them and file a report.
Billy Mwangi is one of the five. The 24-year-old was dropped off by his alleged abductors 75km (46 miles) from his hometown in Embu, in central Kenya, in an apparent act of intimidation.
Billy’s father, Gerald Mwangi Karicha, told the BBC his son was traumatised.
“The boy has not shared a lot,” he said. “All I can say is that when he came, he was not his usual self. He looked to be in shock.”
Billy, a college student who had been a vocal critic of the government on social media, disappeared on 21 December 2024 while at a barbers’ shop in Embu.
According to witnesses, hooded men arrived in a Toyota Fielder and a double-cabin pick-up, bundled him into one of the vehicles and sped off.
Within hours, his family’s worst fears began to unfold.
“Most weekends, we are together watching football. His club is Chelsea; mine is Arsenal,” Gerald said.
He called Billy to discuss a football match on the evening of his disappearance, only to find his son’s phone switched off.
The barbers’ shop owner later informed him of the abduction, triggering a frantic search.
Billy’s mother collapsed when she heard the news and the weeks that followed were agonising for the family.
As soon as he was found, Billy was taken to hospital for a routine check-up. His family says he is still recovering from the trauma, but his release has brought them some measure of relief.
Like many who have reappeared after alleged abductions, Billy has said little about his ordeal, perhaps out of fear.
Jamil and Aslam Longton also kept quiet after they were released in September from 32 days in captivity.
The brothers were warned, says Jamil, that they would be killed if they went to the media.
Three months later, a government official publicly referred to their case as a lawful arrest.
The siblings took this as confirmation that a government agency was responsible for what they had been through and found the courage to speak out.
“The constitution of Kenya is very clear,” says Jamil. “You should be arrested and taken to court within 24 hours. Ours was 32 days. We were never given a lawyer to represent us anywhere.
“We were not allowed to see our family or communicate to our family. So this is not an arrest, this is an abduction.”
The brothers told the BBC that Aslam had helped organise protests against tax rises in the town of Kitengela near the capital, Nairobi, and had been warned by security agents to stop his activism.
One day in August the two were pulled into a car by their home, hooded and handcuffed, and taken to an unknown location where they were held in small dark cells.
Aslam says he was regularly beaten, his tormenter demanding to know who was funding the protests.
“I was very scared,” he says. “When the door was opened that man would come with a fibre cable and a metal rod.
“I was scared he had come to beat me or finish me off – there were only two options to beat me or to kill me.”
Jamil describes their abductors as heavily armed, able to track their mobiles phones and confident enough to pick them up in broad daylight, operating with a level of resources and degree of flexibility that human rights groups have reported in many cases.
But this does not mean they are official security operatives, says government spokesman Isaac Mwaura, denying that the state is behind abductions.
“Organised security may also be part of organised crime,” he told the BBC.
“It could also be for political reasons… Our political detractors have really railed on this issue. They actually run with it just to settle up political scores.”
Mr Mwaura declined to comment on the case of government minister Justin Muturi, one of the most damning indictments of Kenya’s security agencies.
Muturi says his son was picked up by the National Intelligence Service (NIS) and only released after he made a direct appeal to President William Ruto.
“That is a matter of investigation, because that is his side of the story,” said Mr Mwaura. “But what is a counter-story of the National Intelligence Service?
“I would want to say categorically that the president of the republic of Kenya, who is the head of government, has not sanctioned any forms of abduction whatsoever, because he is a man who believes in the rule of law.”
In fact, Ruto has publicly promised to stop the abductions, forced to respond to public outrage, and to concern from Western allies.
Many are distressed that the apparently systematic disappearance of anti-government activists has resurfaced in this way, recalling similar methods under the authoritarian leadership of Daniel arap Moi in the 1980s and 1990s.
Gitobu Imanyara, a journalist and activist who campaigned for multi-party politics in the early 1990s, was arrested and beaten by Moi’s regime. He has no doubt he is seeing the “Moi playbook” in action now.
But, he says, times have changed. Constitutional amendments have established more mechanisms of accountability and “there is a greater segment of Kenyan society that will not be intimidated”.
“The democratic space has expanded so much the government cannot wish away democratic voices of dissent,” he told the BBC.
Plus with social media, “the word spreads out almost instantaneously”, he said.
“We cannot be censored the way we used to be censored in those days when we could only use landlines.”
Reports of disappearances have tapered off in recent weeks.
But despite the announcement of police investigations, no-one has been charged, let alone convicted, for carrying them out.
Several advocacy groups have petitioned the attorney general asking that abduction cases be referred to the International Criminal Court (ICC).
As for the families of those still missing, the nightmare continues.
“We are so depressed, so devastated,” says Stacey Mutua, the sister of Steve Mbisi, one of the seven who disappeared in December.
“We are hoping they’ll release him. [Most] of the abductees were freed, but he is still missing. We’re praying he’ll be found.”
SOURCE

Barbara Plett Usher, Maureen Nyukuri & David Wafula
Jimco 24-jun 2025 {HMC} Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland oo kaashanaysa Wasaaradda Deegaanka, Jaamacadda Bariga Afrika, Jaamacadda Citycote iyo Machadka Culuumta Badda ee Puntland ayaa maanta booqday goobtii ay kusoo caaryeen kalluunka Homboborada (Dolphins) ee xeebta magaalada Boosaaso. Waxay halkaas kusoo arkeen tiro homboboro ah oo dhintay oo kor u dhaafaya boqol.
Waxaa halkaas tagey labo kooxood oo isugu jira khuburada cilmiga Badda iyo sayniska. Waxay samples kasoo qaadeen:
1: Sample dheecaan iyo hilib ah kallunkii dhintay
2: Waxay biyihii Badda ee aagga kalluunku kusoo caaryey kasoo qaaden sample.
3: Sidoo kale, waxay sample ka qaadeen ciiddii (Soil) kii xeebta ee agagaarka kalluunku kusoo caaryey.
Waxaa dhamaan samples-ka loo dirayaa baaritaan laboratory ah.
Ugu dambayn, waxaa khuburadu meesha ka saareen inaan noocyada noolaha kale ee badda oo mayd ah lagu arag xeebta.
Sababta dhabta ah, waxa nala wadaagi doona khuburada baaritaanka ka dib.
Mas’uuliyiinta goobta booqday waxay kala yihiin Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland, Hon Abdirisak Abdulahi Xagaa, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga, Hon Mohamoud M. Ali Gabax, Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga Maxamed Siciid Black iyo masuuliyiin kale.


Jimco 24, Jan 2025 {HMC} Kabul — Dawladda Taliban ee Afghanistan ayaa Jimcaha maanta sheegtay in amar soo qabasho ah oo ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ku doonayso hoggaamiyayaasheeda uu yahay “mid ujeeddooyin siyaasadeed leh”.
Warkan ayaa yimid maalin kadib markii dacwad-oogaha guud ee ICC uu shaaciyay inuu doonayo amarro soo qabasho ah oo ka dhan ah hoggaamiyayaasha sare ee Taalibaan ee Afghanistan, kuwaas oo lagu eedaynayo inay geysteen tacaddiyo ka dhan ah haweenka – oo ah fal-dambiyeed ka dhan ah bani’aadanimada.
“Sidii go’aanno badan oo kale oo ka soo baxay (ICC), waxa ka maqan sal-dhig sharci oo caddaalad ku dhisan, waa arrin laba-wajiilenimo leh, ujeeddooyin siyaasadeedna laga leeyahay,” ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo lagu baahiyay barta X ee baraha bulshada.
“Waxaa nasiib-darro ah in hay’addani ay indhaha ka laabatay dambiyada dagaal iyo kuwa ka dhanka ah bani’aadanimada ee ay galeen ciidamada shisheeye iyo xulafadoodii gudaha intii lagu guda jiray labaatankii sano ee ay Afghanistan haysteen.”
Bayaanka ayaa lagu sheegay in maxkamaddu “aysan isku dayin inay dunida oo idil ku qasabto fasiraad gaar ah oo la xiriirta xuquuqda aadanaha, ayna hareer marto mabaadii’da diineed iyo kuwa qaran ee ay aaminsan yihiin shucuubta kale ee caalamka”.
Taalibaan ayaa dib ula wareegtay awoodda sannadkii 2021-kii kaddib markii ay xukunka ka tuurtay dawladdii ay Maraykanku taageerayeen, iyagoo dadka ku soo rogay fasiraad adag oo ku aaddan shareecada Islaamka, si weynna u xaddiday dhammaan dhinacyada nolosha haweenka.
Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha ee Afghanistan, Maxammad Nabi Cumar, oo horay ugu xirnaa xabsiga Guantanamo Bay, ayaa yiri “ICC nama cabsi gelin karto”.
“Haddii ay kuwani ahaan lahaayeen maxkamado caddaalad ah oo dhab ah, waxay ahayd inay Maraykanka hor keenaan maxkamadda, maxaa yeelay Maraykanka ayaa sababay dagaallada, dhibaatooyinka adduunkana waxaa sababay Maraykanka,” ayuu ka sheegay munaasabad ka dhacday magaalada Khost ee bariga dalka, taasoo uu goob-joog ka ahaa weriye ka tirsan wakaaladda wararka ee AFP.
Wuxuu intaa ku daray in Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, isna ay tahay in la horkeeno maxkamadda, isagoo tixraacaya dagaalka uu dalkiisu ka wado Gaza, kaasi oo ka dhashay weerarradii Xamaas ay fulisay bishii October ee sannadkii 2023-kii.
ICC ayaa bishii November ee sannadkii tegay soo saartay amarro soo qabasho ah oo ka dhan ah Netanyahu, wasiirkiisii hore ee gaashaandhigga, iyo saddex hoggaamiye oo sar-sare oo ka tirsan Xamaas.
Jimco 24, Jan 2025 {HMC} Oslo — Maxkamad ku taal dalka Norway ayaa Jimcaha maanta ah xabsiga dhigtay laba gabdhood oo walaalo ah, kadib markii lagu helay inay xubno ka ahaayeen kooxda Daacish (IS), kaddib markii ay si qarsoodi ah ugu safreen dalka Suuriya iyagoo da’yar ah sannadkii 2013-kii.
Labada gabdhood oo hadda kala jira 27 iyo 31 sano, ayaa lagu helay dambiga ah inay xubno ka ahaayeen kooxda Daacish, oo ah koox argagixiso oo liiska madow kaga jirta dalka Norway iyo waddamada reer galbeedka.
Gabadha weyn ayaa lagu xukumay afar sano oo xarig ah, halka walaasheed ka yar lagu riday xukun laba sano ah, oo mid ka mid ah sannadahaas uu yahay mid la hakiyay.
Xukunnadan ayaa waafaqsanaa codsigii xeer-ilaaliyeyaasha.
“Maxkamaddu waxay go’aamisay in si shaki la’aan ah loo caddeeyay in labada eedaysane ay xubno ka ahaayeen kooxda Daacish, si la mid ah intii ay awoodeen haweenka ee looga baahnaa, iyagoo ahaa xaasas iyo hooyooyin guri,” ayay go’aamisay maxkamadda degmada Oslo.
Gabdhahan oo ah muwaadiniin Norwegian ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya, ayaa beeniyay dambiyada lagu soo oogay, iyagoo ku adkaystay in lagu qasbay inay ku biiraan kooxda, ayna ku sugnaadaan Suuriya.
Waxay si qarsoodi ah uga baxsadeen Norway dabayaaqadii 2013-kii, iyagoo jira 16 iyo 19, si ay – sida ay markii dambe ku sharraxeen email – uga qayb qaataan dagaalka ka dhanka ah nidaamka Bashaar al-Assad.
Markii ay tageen Suuriya, waxay guursadeen dagaalyahannada Daacish. Gabadha ugu weyn ayaa markii dambe dhashay laba gabdhood, halka tan ugu yarna ay dhashay hal gabar.
Maamulka Norway ayaa dib u soo celiyay labada gabdhood bishii Maarso 2023, iyagoo sabab uga dhigay daryeelka carruurtooda oo hooyooyinkood lala geeyay xabsiga Roj oo ay maamulaan Kurdiyiinta, kaasoo loogu talagalay maxaabiista jihaad doonka ah ee ku yaalla waqooyi-bari Suuriya.
Dalka Norway, aqoonsiga eedaysanayaasha inta badan lama shaaciyo illaa xukunku ka xaqiiqoobo iyadoon wax racfaan ah laga qaadan.
Labada gabdhood, oo racfaan ka qaadan kara xukunka, ayaa ahaa dulucda buug ay qortay qoraaga reer Norway ee Asne Seierstad.
Friday 23, Jun 2025 {HMC} United States President Donald Trump has ordered the declassification and release of all remaining files related to the assassination of former US President John F Kennedy, the focus of popular conspiracy theories for six decades.
Trump’s executive order signed on Thursday also calls for the release of the last remaining records on the assassinations of Robert F Kennedy, JFK’s younger brother, and the civil rights icon Martin Luther King Jr.
“This is a big one. A lot of people have been waiting for this for years, for decades,” Trump said as he signed the order at the White House.
“And everything will be revealed.”
Under Trump’s order, the Director of National Intelligence must present a plan within 15 days for the “full and complete release” of files related to JFK’s assassination and a plan within 45 days for the release of documents on the other two assassinations.
The circumstances of JFK’s assassination in Dallas, Texas, on November 22, 1963, have transfixed Americans for decades, with surveys showing widespread doubt about official explanations of the killing.
In a 2023 Gallup poll, 65 percent of Americans said they did not believe the Warren Commission’s finding that Lee Harvey Oswald, a US Marine veteran arrested over JFK’s death, acted alone in killing the president.
Twenty percent of respondents said they believed Oswald conspired with the US government, while 16 percent said they believed that he worked with the CIA.
Robert F Kennedy Jr, Trump’s nominee for health secretary and the son of Robert F Kennedy, claimed in a 2023 interview that there was “overwhelming” evidence of CIA involvement in his uncle’s killing and “very convincing” but “circumstantial” evidence that the intelligence agency was involved in his father’s death.
After signing his order at the Oval Office, Trump handed the pen he used to an aide, saying, “Give that to RFK Jr”.
Criticising Trump’s order, Jack Schlossberg, the grandson of JFK, said his grandfather’s death had not been part of an “inevitable grand scheme.”
“Declassification is using JFK as a political prop, when he’s not here to punch back. There’s nothing heroic about it,” Schlossberg, who works as a political correspondent for Vogue magazine, said in a post on X.
In 1992, the US Congress passed a law mandating that outstanding files related to the JFK assassination be released within 25 years unless the president determined that the harm to national security outweighed the public interest in disclosure.
Trump ordered the release of more than 2,800 documents upon the arrival of the 2017 deadline but bowed to pressure from the CIA and FBI to withhold thousands of more files pending review.
The administration of former US President Joe Biden ordered the release of approximately 17,000 more documents, leaving fewer than 4,700 withheld in part or in full.
In total, more than 99 percent of some 320,000 documents reviewed since the passage of the 1992 law have been released, according to The National Archives.
King, whose “I Have a Dream” speech became a defining moment of Black Americans’ struggle for equality, was fatally shot outside a motel in Memphis, Tennessee, on April 4, 1968.
Robert F Kennedy was shot dead at a Los Angeles hotel on June 5, 1968, shortly after wrapping up a speech to mark his victory in California’s Democratic presidential primary.
Source: Al Jazeera