Arbaco 22, Jan, 2025 {HMC} Gudoomiye Muuse “waan u Diyaar Garoownay Dagaalka AS”
{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay -22 01-2025
Arbaco 22, Jan, 2025 {HMC} Wararkii Ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn 22-01-2025
HOOS KA DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay
{DAAWO MUQAALKA} Maareeye Axmed “Shirkad aysan u Taagneen Diyaarad Masoo Xareeyn karto Rakaab”
Arbaco 22, Jan, 2025 {HMC} Maareeye Axmed “Shirkad aysan u Taagneen Diyaarad Masoo Xareeyn karto Rakaab”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
President meets President of the Libyan Presidential Council in Davos.
Wednesday 22, Jan 2025 {HMC} The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mahmoud, met in Davos today, with His Excellency Dr. Mohamed Al-Manavi, President of the Presidential Council of the sister country of Libya, on the sidelines of the annual meeting of the World Economic Forum “Davos”, and with him research a way to strengthen bilateral relations Addressing common priorities in the spirit of mutual cooperation.
The meeting, which was held as part of efforts to strengthen bilateral relations, focused on the current regional situation and other issues of common interest between the two sister countries.
{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Yabooh “Caasimada Doorasho qof iyo Cod ah ayey u Diyaarsan tahay”
Arbaco 22, Jan, 2025 {HMC} Gudoomiye Yabooh “Caasimada Doorasho qof iyo Cod ah ayey u Diyaarsan tahay”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
RW Xamse “Xukuumadda waxaa ka go’an in Guddiga Doorashooyinka ku garab istaagto hirgelinta Doorasho qof iyo cod ah”
Arbaco 22, Jan 2025 {HMC} Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey xarunta Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ee magaalada Muqdisho.
Xamse Cabdi Barre oo halkaas kulan kula qaatay xubnaha Guddiga ayaa sheegay in Xukuumaddiisa ay ka go’an tahay fududeynta wax walba oo ay u baahan yihiin, si dalka looga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah oo waafaqsan hannaanka dimuqraadiyadda iyo shuruucda dalka.
“Doorashadu waa xaquuq asaasi ah oo muwaadinku leeyahay, sidaas darteed, waxaad u madax bannaan tihiin hirgelinta doorasho qof iyo cod ah oo dalkeenna ka qabsoonta, Xukuumadduna waxaa ka go’an inay ku garab istaagto Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka inay dalka ka hirgeliyaan doorasho caddaalad ah oo ku dhacda si nabad ah, loona siman yahay, laguna kalsoonaan karo” Ayuu yiri Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre.
Xamse Cabdi Barre ayaa sidoo kale Guddiga Doorashooyinka u balan qaaday in Xukuumada ay ku gacan ku siineyso fududeynta dhinacyada amniga, wacyigelinta iyo wixii tasiilaad dheeraad ah oo ay u baahan yihiin.
Kormeerkaan uu maanta ku tagay Raysal wasaaraha Soomaaliya xarunta Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa imaaneysa, iyadoo dhawaan Guddiga uu shaaciyay iney bilaabatay diiwan gelinta ururrada dalka.
{DAAWO MUQAALKA} Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Cabashada Shirkadaha Diyaaradaha.
Arbaco 22, Jan, 2025 {HMC} Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Cabashada Shirkadaha Diyaaradaha.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Ciro oo Mushaarka u kordhiyay Ciidamada Soomaaliland.
Arbaco 22, Jan, 2025 {HMC} Madaxweyne Ciro oo Mushaarka u kordhiyay Ciidamada Soomaaliland.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xooga lagula Dardaarmay Dagaalka AS
Arbaco 22, Jan, 2025 {HMC} Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xooga lagula Dardaarmay Dagaalka AS
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Sanbaloolshe oo Furunta Kula Hadlay Boqolaal Ciidamo ah
Arbaco 22, Jan, 2025 {HMC} Sanbaloolshe oo Furunta Kula Hadlay Boqolaal Ciidamo ah



