Talaado 21, Jan 2025 {HMC} Xawaadlaha Dagaalka ku jirin ee iska fasha beeraha Dagaalka soo galla.”XL mohamed Abdulkadi
{DAAWO MUUQAALKA} Boqorad ku guuldarreysatay inay ninkeeda ka hor istaagto inuu la guursado
Talaado 21, Jan 2025 {HMC} Boqorad ku guuldarreysatay inay ninkeeda ka hor istaagto inuu la guursado
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
Madaxweyne Ciro oo Sheegay in Somaliland Ay Ka Mid Tahay Milkiilayaasha Badda Cas.
Talaado 21, jun 2025 {HMC} Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, Madaxwynaha Somaliland, ayaa sheegay in Somaliland ay xubin muhiim ah ka tahay Badda Cas, isla markaana ay mudantahay in lagala tashado arrimaha la xidhiidha.
Waxa uu sheegay in Somaliland ay xaq u leedahay inay ra’yigeeda ka dhiibato miiska lagaga tashanayo arrimaha la xidhiidha amniga badda.
“Dalalka Badda Cas, dowladaha kulaalaya iyo quwadaha dunida ee danaynayaba, waxa aannu xasuusinaynaa in Somaliland ay ka mid tahay milkiilayaasha ugu muhimsan ee Badda Cas, Sidaas awgeed, Aqoonsi la’aanta Somaliland, xalaal kama dhigayso in la innaga reebo arrimaha khuseeya amnigeeda” ayuu yidhi Cirro.
Xukuumadii Biixi ayaa iyaduna sidan si la mid ah dhawr jeer uga hadashay in ka qaybgalkeeda shirarka Badda Cas ay Somaliland muhiim u tahay, isla markaana aan laga maarmi karin marka ay timaado amniga.
Somaliland ayaa maamusha 850 KM oo ka mid ah Badda Gacanka Cadmeed, iyada oo kaabiga ku haysa marinada muhiim ka ah ee ganacsiga.
Maamulka Somaliland ayaa ku guulaysatay in ilaaliso amaanka biyaheeda, iyada oo budhcadbadeedu anay ka hawlgalin.
Xisbiga Madaxweyne Xasan Shiikh oo War ka soo saaray diiwangelibta Ururada Siyaasada Dalka.
Talaado 21, Jan, 2025 {HMC} Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) oo Madaxweyne Xasan Sheekh hogaamiyo ayaa waxa uu soo dhaweeyay furitaanka “Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Dalka” ee uu shalay ku dhawaaqay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.
Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka oo ka mid ah Xisbiyada sida kumeel-gaarka ah u diiwaangashan, ayaa sheegay in ay ku jiraan diyaar garow ballaaran oo dib loogu howlgelinayo, laguna dhammaystirayo shuruudaha uu tilmaamay Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Xisbiga UPD ayaa qoraal ay soo saareen kusheegeen in xalka mushkiladaha siyaasiga ee dalkeennu ay qayb ahaan ku jiraan hirgelinta nidaamka dimuqraadiyadda ee xisbiyada badan, kaasi oo ay tilmaameen in fursad u siinayo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan jiilka dhallinyarada ah in ay si xor ah u doortaan hoggaamiyeyaashooda iyo wakiilladooda siyaasadda ee heerarka kala duwan ee Dowladda.
Hadalka UPD waxa uu imaanayaa iyadoo Shalay ay Guddiga Doorashooyinka Federaalka ay bilaabeen diiwaangelinta ururada ka jira dalka kuwa cusub iyo kuwii hore ee la diiwaangeliyay.
Mucaaradka Dowladda ayaa dhankoodi ku adkeesanayaa inaysan dhici karin sida ay Dowladda wax kuwado ee ah in nidaamka doorashada Qof iyo Cod ah dalka laga qabto.

Police arrest suspect, recover 50 bags of contraband sugar in Garissa.
Tuesday 21, Jan, 2025 {HMC} Police have arrested and detained a suspect and a vehicle that was found carrying 50 bags of contraband sugar in Garissa.
The suspect had earlier escaped a dragnet in the area and abandoned his vehicle carrying the sugar.
He had originated the Kenya-Somalia main border with the product when police intercepted him in Garissa town.
On Saturday, he abandoned his vehicle and escaped. The vehicle was taken to the local station before the suspect was traced and arrested hours later.
Police say some of the sugar being consumed locally is smuggled from the main Kenya-Somalia border.
This affects the local production of the product and business in general.
Cases of illegal importation of contraband products are on the rise amid police operations to address the same.
Last week, police officers from the Endebess Police Station intercepted a lorry and seized a substantial haul of 32 drums of ethanol. The operation unfolded following a tip-off regarding a lorry suspected of transporting ethanol.
Acting swiftly, the officers set up an ambush along the Suam-Kitale road, successfully stopping the vehicle.
Upon escorting the truck back to the Endebess Police Station, a search revealed that the ethanol was cleverly concealed beneath 25 bags of maize and 20 bags of animal feed.
The driver and his loader were taken into custody pending arraignment, police said.
The seized ethanol drums were secured at the station pending further action from Kenya Revenue Authority officials.
The KRA officials later visited the site and took over the product.
Officials say some of those involved in the business bribe their way to be able to pass through many security checks. Others use unauthorized routes to evade detection by security agencies.
Multi-agency teams are involved in the war against contraband goods.
Ethiopia: Tigray’s forgotten internally displaced people.

Tuesday January 21, 2025
The war between Ethiopia’s government forces and Tigrayan fighters killed hundreds of thousands of people and displaced millions. Many now grapple with severe social and economic challenges despite a peace agreement.
There was relief in Tigray when the war ended with a peace agreement signed in Pretoria, South Africa, in November 2022. But, despite the cessation of hostilities, hundreds of thousands of people uprooted from their homes during the conflict continue to live in dire conditions. The war in Tigray was fought between Ethiopia’s National Defense Force, backed by troops from Eritrea, against fighters of the Tigray People’s Liberation Front (TPLF).
Birhane Tafere, 62, fled from his home in Humera, a city in northwestern Ethiopia, in November 2020. Since then, Birhane has spent over four years in an IDP camp. He now resides in a temporary shelter in Abiye Adi, located 100 kilometers (60 miles) from Mekelle, the capital of Tigray, along with thousands of other displaced people, and describes his life as miserable.
“All displaced people are in despair. We are worried about what will happen next,” Birhane told DW.
“The authorities who should be returning us to our villages have abandoned our agenda and are busy struggling for power.”
1 million refugees
According to Tigray’s interim regional administration, nearly 1 million displaced people have not been able to return to their homes.
The administration cites significant social and economic hardship caused by this displacement, as militants continue to control western Tigray and Eritrean forces control border areas, hindering safe returns. For many, the situation in Tigray is life-threatening.
Negasi Marek, a displaced father of four from western Tigray, has been living in Tsehaye Primary School, which now serves as a temporary IDP camp in Shire city. Negasi told DW that the conditions are so severe in the shleter that people are dying.
“Four people have died alone in the last two weeks, just because of the dire situation,” Negasi said.
“We are not living; we are suffering. Especially the elderly, diabetics and people with hypertension do not get medicine and food. All you can expect here is death,” Negasi added.
People ‘suffering immensely’
The opposition party Salsay Weyane Tigray accuses both the regional and federal governments of causing the suffering of the displaced people. Party Chairman Alula Hailu told DW that the Eritrean army has not yet withdrawn from the border areas of Irob and Badme or other districts of Tigray.
Alula said neither Tigray’s regional administration nor Ethiopia’s federal government had fulfilled their responsibilities. As a result, many displaced people continue to live in tents.
“About 600 of the 10,625 displaced people from Badme alone have died due to a lack of food and other support,” Alula said, adding that his party has repeatedly called attention to the plight of displaced people.
“Similarly, displaced people in Shire are suffering immensely. The problem is widespread,” Alula said.
Billions still needed
Tigray’s regional interim administration has announced plans to facilitate the return of displaced people. However, the plan is estimated to require $2.1 billion (€2 billion) and the political will to return the displaced people.
The administration has reportedly engaged UN agencies and other stakeholders to secure funding and support for the process.
Despite repeated government promises to return the internally displaced people, there has been no sign of change.
{DAAWO SAWIRADA} Taliyaha hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya oo Gaaray Bulo burte.
Talaado 21, jun 2025 {HMC} Taliyaha hay’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa gordhow gaaray degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan.
looma oga safarka ama Socdaalka taliyaha Nisa uu ku tagay Dagmada Bulo burte Balse warar ay heshay hiiraanweyn ayaa sheegaayo in uu salka ku haaya isku dubaridka sidii dib loogu bilaabilahaa Dagaalka ka dhanka ah Kooxda al shabaab oo horay inta badan looga saaray Gobolka Hiiraan.
Maal mahii danbe waxaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka socdeen Deegaano hoos tago dagmada bulo burte waloow mararka qaar ay dhacayeen dagaalo u dhaxeeyo dadka deegaanka iyo Al shabaab si gaadmo ah uga soo talaabay wabiga.

{DAAWO MUUQAALKA} Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha somaliya oo gaaray magaalada Jowhar.
Talaado 21, Jan 2025 {HMC} Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha somaliya oo gaaray magaalada Jowhar.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
Your message has been sent
{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa Sababay in Shirikadaha Diyaaradaha Soomaliya joojiyaan duulimaadyada gudaha iyo dibada?
Talaado 21, Jan 2025 {HMC} Maxaa Sababay in Shirikadaha Diyaaradaha Soomaliya joojiyaan duulimaadyada gudaha iyo dibada?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Maxkamadeeynta Labo Askari oo dhawac iyo qalqal galin Bulsho geeystay.
Talaado 21, Jan 2025 {HMC} Maxkamadeeynta Labo Askari oo dhawac iyo qalqal galin Bulsho geeystay



