Home Blog Page 133

Somali military operation kills Al Shabaab terrorist leaders during attack-planning meeting.

0

Monday 2 Feb 2026 {HMC} Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) said Sunday that it had carried out an operation against the Al Qaeda-affiliated terrorist group Al Shabaab, killing 13 members, including five of its so-called leaders.

The operation took place in the vicinity of Maha Saed in the Middle Shabelle, targeting an Al Shabaab leaders’ meeting.

“The targeted bloodthirsty leaders were holding a meeting where they intended to plot terrorist conspiracies and pressure local communities into giving forced support. However, intelligence forces foiled their scheme after their activities were brought to an end at the scene,” NISA said in a statement.

The agency identified the slain leaders as Moalim Aseyr, Moalim Muhumed Ahmed Hassan, Sheikh Ali Guuraale, Abdirahman Sheikh Ali Dhegey, and Moalim Adey.

Targeted operation

It said they were responsible for terrorist operations carried out by the group in the regions of Middle Shabelle, Galgaduud, and Bay.

“Up to eight conspirators, including three leaders, were also seriously injured in the operation,” the agency said.

The operation disrupted planned terrorist activities in three provinces, according to Somali Information Minister Daud Aweis.

The Al Qaeda-affiliated terrorist group has been fighting the Somali government for more than 16 years, frequently targeting security forces, officials, and civilians.

Since July last year, the Somali army, with the support of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) and other international partners, has stepped up operations against Al Shabaab.

The AU mission’s mandate was renewed by the UN Security Council in December for another year, with a resolution extending its authorisation until Dec. 31.

SOURCE:AA,TRT Africa.

{DAAWO SAWIRADA} Garoonka diyaaradaha caasimadda Suudaan ee Khartuum oo dib loo furay kadib markii laga Adkaaday Kooxda Imaraadka Taageeraan ee RSF.

0

Isniin 2 Feb 2026 {HMC} Garoonka diyaaradaha caasimadda Suudaan ee Khartuum oo dib u dhis lagu sameeyay ayaa dib loo furay, kaddib markii milatariga Suudaan ay dib usoo celiyeen gacan ku heynta Khartuum, xilli ay shalay duulimaadyadii u horreyay ay garoonka diyaaradaha Khartuum gaareen.

Duulimaad ganacsi ayaa ka degay caasimadda Suudaan, Khartoum, taasoo ah tii labaad ee nooceeda ah tan iyo markii dagaal ba’an uu ka qarxay waddanka waqooyi-bari Afrika ku dhawaad ​​​​saddex sano ka hor.

Adeegga gudaha, oo ay maamusho shirkadda calanka qaranka ee SUDANAIR, ayaa ka degay Garoonka Caalamiga ah ee Khartoum galabnimadii Axadda, sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee SUNA ee dawladdu maamusho.

Waxay subaxnimadii hore ka ambabaxday Port Sudan, oo ah magaalada bari ee Badda Cas oo ahayd xarunta dawladda ilaa maamulku uu dib ugu laabtay Khartoum horraantii sannadkan.

Dib u furista Garoonka Caalamiga ah ee Khartoum waxaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo ku aaddan dadaallada dawladdu ku doonayso inay ku caadiyayso nolosha caasimadda.

Magaalada waxaa si xun u saameeyay iskahorimaadka socda ee u dhexeeya militariga Suudaan iyo Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Ciidamada Qalabka Sida ee awoodda badan (RSF).

Khartoum airport receives first scheduled flight since start of Sudan war.

0

Monday 2 Feb 2026 {HMC} A commercial flight has landed in Sudan’s capital, Khartoum, marking only the second such arrival since a devastating war erupted across the northeastern African nation nearly three years ago.

The domestic service, operated by the national flag carrier SUDANAIR, touched down at Khartoum International Airport on Sunday afternoon, the state-run SUNA news agency reported.

It had departed earlier that morning from Port Sudan, the eastern Red Sea city that served as the interim government seat until the administration moved back to Khartoum earlier this year.

The reopening of Khartoum International Airport is considered a vital step in the government’s efforts to normalise life in the capital.

The city has been severely impacted by the ongoing conflict between the Sudanese military and the powerful paramilitary Rapid Support Forces (RSF).

Sunday’s arrival follows a previous commercial flight by privately owned Badr Airlines, which landed at the airport in October last year.

On that occasion, the RSF launched drones in an attempt to disrupt the government’s efforts to reopen the facility, after the military had retaken Khartoum from the paramilitary group earlier in the year.

The war in Sudan began in April 2023 when a power struggle between the military and the RSF exploded into open fighting in Khartoum and elsewhere in the country.

The airport was severely damaged in the first weeks of the war.

The devastating war has killed more than 40,000 people, according to U.N. figures, but aid groups say that is an undercount and the true number could be many times higher.

It created the world’s largest humanitarian crisis with over 14 million people forced to flee their homes. It fueled disease outbreaks and pushed parts of the country into famine.

During a briefing at the U.N. Security Council on 20 January, deputy ICC prosecutor Nazhat Shameem Khan said her office was investigating alleged crimes committed by the RSF in al-Fashir, with a particular focus on violence against women, girls, and children.

Khan said that based on the evidence collected so far, her office believes war crimes and crimes against humanity occurred in the city in late October during the culmination of the RSF’s siege of al-Fashir.

SOURCE independent and Aljazeera

Sida loo Horumarin Lahaa Istaraatiiji Difaaca Soomaaliya oo Maanta laga shiray.

0

Isniin 2 Feb 2026 {HMC} Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daahfuray Kulanka Furitaanka Gudiga Difaaca, kaas oo ah madal istaraatiiji ah oo muhiim u ah xoojinta maamulka difaaca, kor u qaadista isku-duwidda hay’adaha amniga, iyo mideynta hawlgallada iyo dib-u-habaynta ciidanka.

Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane, Cali Yuusuf Cali Xoosh, Wasiirka Amniga Gudaha, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag , Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arimaha Dibadda, Mudane Cali Balcad, La-taliyaha Amniga Qaranka, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf,, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, Taliyayaasha qeybaha ciidamada, safiirada saaxibada caalamka iyo wakiillada ururada caalamiga ah ee dalka jooga.

Wasiir Fiqi ayaa sheegay in Gudiga Difaacu uu door muhiim ah ka qaadan doono hagidda jihada istaraatiijiga ah ee difaaca dalka, isla markaana uu noqon doono madal lagu mideeyo yoolalka hawlgallada, dib-u-habaynta hay’adaha, iyo go’aannada hoggaamineed ee heer qaran, si loo xaqiijiyo nidaam difaac oo isku-dhafan, hufan, isla markaana waafaqsan istaraatiijiyadda qaranka.

Sidoo kale, Wasiirka Gaashaandhigga ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay horumarinta awoodda ciidanka, isagoo tilmaamay in sugidda amniga mustaqbalka Soomaaliya lagu xaqiijin karo dhisme ciidan oo xirfad leh, isla markaana leh awood hawlgal iyo mid dhaqaale.

Ugu dambeyn, Wasiir Fiqi ayaa carrabka ku adkeeyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si qorsheysan ula wareegayso masuuliyadda buuxda ee amniga dalka, isagoo xusay in Wasaaradda Gaashaandhiggu ay sii wadi doonto iskaashiga saaxiibbada caalamka si loo hirgeliyo Qorshaha Horumarinta Amniga Soomaaliya iyo qorshaha kala-guurka amni.

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Geeska Afrika

0

Isniin 2 Feb 2026 {HMC} Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Geeska Afrika (OSESG), Mudane Huang Cong, oo uu wehelinayay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Mudane James Swan.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda, Mudane Xamza Xaadow, iyo Agaasimaha Guud ee Bariga Afrika, Mudane Maxamed Faatir.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray isbeddellada siyaasadeed iyo amni ee ka jira Geeska Afrika, iyadoo si gaar ah loo adkeeyay muhiimadda ay leedahay nabadda iyo xasilloonida guud ee gobolka.

Wasiir Ku-xigeenka ayaa xaqiijiyay diyaar-garowga Soomaaliya ee ah inay si wax-ku-ool ah uga qeyb qaadato dadaallada lagu xoojinayo nabadda, amniga, iyo iskaashiga gobolka.

Labada dhinac ayaa sidoo kale adkeeyay baahida loo qabo isku-duwid heer caalami ah, iyagoo muujiyay doorka lama huraanka ah ee ay leeyihiin hay’adaha goboleed iyo kuwa qaaradeed si loo gaaro xasillooni waarta iyo horumar joogto ah.

Somali Delegation Participates in 30th Indian Ocean Coastal States Alliance Meeting in Bali

0

Mondey  2 Feb 2026 {HMC} A delegation led by the Director General of the Ministry of Fisheries and Blue Economy of the Federal Government of Somalia, Mr. Abdi Dirshe, is taking part in the 30th Annual Meeting of the Coastal States Alliance (CSA) of the Indian Ocean, currently underway in Bali, Indonesia.

The meeting focuses on strengthening cooperation among Indian Ocean coastal states, deliberating and taking decisions on issues related to the Indian Ocean Tuna Commission (IOTC), and exchanging experiences on the management, conservation, and sustainable development of marine resources.

Source Sonna

Minister of Defence inaugurates Defence Board Meeting

0

Mondey  2 Feb 2026 {HMC}  The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, today inaugurated the Defence Board meeting, a strategic platform critical to strengthening defence governance, enhancing coordination among defence institutions, and unifying operations and force reform.

The meeting was attended by the Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, H.E. Ali Yusuf Ali (Ali Hoosh); the Minister of Internal Security, H.E. Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag; the State Minister at the Ministry of Foreign Affairs, H.E. Ali Balcad; the National Security Adviser, Ambassador Aweys Haji Yusuf; the Commander of the Somali National Army, Major General Odowaa Yusuf Rage; the Commander of the Somali Police Force, Brig. General Asad Osman Abdullahi; commanders of the armed forces; ambassadors of international partners; and representatives of international organisations based in the country.

Minister Fiqi said the Defence Board will play a central role in steering Somalia’s strategic defence direction, serving as a forum to align operational objectives, institutional reforms, and national-level leadership decisions—ensuring an integrated, transparent, and effective defence system consistent with the national strategy.

The Minister of Defence also underscored the importance of strengthening the capabilities of the armed forces, noting that Somalia’s future security can be secured through building a professional force with both operational and financial capacity.

In conclusion, Minister Fiqi emphasised that the Federal Government of Somalia is undertaking a planned transition to assume full responsibility for national security. He thanked the international community for its continued support to Somalia’s defence sector and affirmed that the Ministry of Defence will continue working closely with international partners to implement the Somalia Security Development Plan and the security transition framework.

Source Sonna

The Inaugural Defense Meeting Kicks Off in Mogadishu

0

Mondey  2 Feb 2026 {HMC} The Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation of the Federal Government of Somalia, H.E. Ali Yusuf Ali Hosh joined Somalia’s Minister of Defense, H.E. Ahmed Moallim Fiqi and Minister of Internal Security, H.E. Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag at the Inaugural Defense Board Meeting organized by the Ministry of Defense.

The meeting brought together federal ministers, senior security officials, diplomatic missions, and international partners to strengthen coordination and advance shared priorities in support of Somalia’s security and liberation efforts.

Source Sonna

Dowladda Maraykanka oo $70 Milyan oo ku dhisaya Garoon uu u adeegsanayo Duqaymaha AS’ & Daacish.

0

Isniin 2 Feb 2026 {HMC}  Dowladda Maraykanka ayaa ballaarisay dhismaha Garoon Militari oo ku yaalla Saldhigga Ciidamadiisa jooga Afrika gaar ahaan Taliska AFRICOM xerada uu ku leeyahay Manda Bay ee Dalka Kenya si loo kordhiyo duqaymaha ka dhanka ah ‘AS’ & Daacish.

Xubno sare oo ka socda Maraykanka ayaa dhagax-dhigay mid kamid ah goobaha ay ku ordaan Diyaaradaha marka ay duullayaan ama ay degayaan (Runway) si ay qayb uga qaado fududaynta howlgallada duqaymaha ah ee Soomaaliya uu dalkaas ka fulinayo.

Ku xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka, Christopher Landau ayaa bogaadiyay howlgallada Ciidamadiisa iyo gacansiinta Kenya maadaama ay ku casuumtay saldhiggaan oo muhiim u ah howlgalladooda ka dhanka ah waxa loogu yeero Argagixisada.

Dhaqaalaha ku baxaya dib u ballaarinta Garoonka Diyaaradaha waa $70 Milyan oo doollar, Saraakiisha AFRICOM ayaa sheegay in tani ay u fududeyneyso fulinta howlgallo degdeg ah oo ka dhaca Koofurta iyo Waqooyiga Soomaaliya sida hadalka loo dhigay.

AFRICOM ayaa kordhiyay duqaymaha uu ka fulinayo Soomaaliya sanadkaan 2026, inta diiwaanka la geliyay Bishii Janaayo oo keliya waxa ay ka badan yihiin 25 weerar oo ka kala dhacay Koofurta, Bartamaha & Waqooyi Bari Soomaaliya.

Weerarkii ‘AS’ ay ku qaadday Xerada Manda Bay ee Kenya ayaa la sheegay in khasaara xooggan uu gaaray Saldhiggaas, waxaa loo baahday in la ballaariyo dhismihiisa xeradaas oo ugu danbayn la dhisayo Dhabbe cusub oo Diyaaradaha ay ku ordi karaan (Runway).

Wasiirka Gaashaandhigga DFS Ayaa Maanta Daah-furay Kulanka Guddiga Difaaca Qaranka

0

Isniin 2 Feb 2026 {HMC}   Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay kulanka Guddiga Difaaca Qaranka, kaas oo ah madal istaraatiiji ah oo muhiim u ah xoojinta hoggaaminta difaaca, kor u qaadista isku-xirka hay’adaha amniga, iyo mideynta howl-galada iyo dib-u-habeynta ciidamada qalabka sida.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh), Wasiirka Amniga Gudaha Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Cali Balcad, La-taliyaha Amniga Qaranka Aweys Xaaji Yuusuf, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, taliyeyaasha kala duwan ee ciidamada, safiirrada saaxiibada caalamiga ah iyo wakiillo ka socday hay’adaha caalamiga ah ee dalka ka howlgala.

Wasiir Fiqi ayaa sheegay in Guddiga Difaaca Qaranku uu door muhiim ah ka qaadan doono hagidda jihada istaraatiijiga ah ee difaaca dalka, isagoo noqon doona gole lagu mideeyo yoolalka howl-gal, dib-u-habeynta hay’adaha, iyo go’aannada hoggaamineed ee heer qaran, si loo helo nidaam difaac oo mideysan, hufan, isla markaana waafaqsan istaraatiijiyadda qaranka.

Sidoo kale, Wasiirka Gaashaandhigga ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta awoodda ciidamada qalabka sida, isagoo xusay in amniga mustaqbalka Soomaaliya lagu xaqiijin karo dhismaha ciidan xirfad leh oo leh awood hawl-gal iyo mid dhaqaale labadaba.

Gabagabadii, Wasiir Fiqi ayaa tilmaamay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay waddo qorshe kala-guur ah oo lagu doonayo in si buuxda ay ula wareegto mas’uuliyadda amniga qaranka.