Home Blog Page 134

Masar oo noqotay dalka ugu sarreeya dhinaca difaaca cirka ee Qaaradda Afrika

0

Isniin 2 Feb 2026 {HMC}  Warbixin lagu daabacay Wargeyska Business Insider ayaa lagu soo bandhigay dalalka qaaradda Afrika ugu sarreeya dhinaca difaaca cirka gaar ahaan nuucyada kala duwan ee Diyaaradaha dagaalka.

Dowladda Masar ayaa mar kale xaqiijisay inay tahay quwadda ugu weyn ee dhanka cirka ee qaaradda Afrika, iyadoo haysata raxan diyaarado ah oo gaaraya 1,088 diyaaradood.

Masar waa dalka 9-aad ee caalamka oo dhan ugu badan awoodda hubka dhinaca cirka ah, taasi oo muujineysa in ay hoggaaminayaan Afrika iyo dalalka Bariga Dhexe.

Dalka Aljeeriya ayaa ku soo xiga kaalinta labaad ee qaaradda, isagoo haysta 620 diyaaradood, wadankaan ayaana ah mid muhiim u ah ilaalinta xasiloonida gobolka Waqooyiga Afrika iyo sugidda amniga saaxilka.

Dhanka kale, dalka Marooko ayaa soo galay kaalinta 4-aad, isagoo haysta 271 cutub, inkasta oo tirada Marooko ay ka yartahay dalalka qaarkood, haddana waxaa lagu ammaanay inay haysato tignoolajiyada ugu casrisan ee laga soo saaro Mareykanka iyo Yurub, taas oo siinaysa tayo milatari oo aad u sarraysa.

Liiska 10-ka dal ee ugu sarreeya, waxaa sidoo kale ka soo muuqday wadamada Suudaan, Tuuniisiya, Kiiniya, iyo Itoobiya, kuwaasi oo sameeyay isbadal dhinaca difaaca cirka ah.

Dunida waxaa ka socda tartan dhinaca horumarinta awoodda cirka ah, iyadoo dal walba uu isku dayayo inuu casriyeeyo qalabkiisa si uu ula tacaalo caqabadaha ammaan ee qarnigan 21-aad.

Waa maxay sabaha deg-degga ah ee uu kor ugu kacayo qiimaha dahabka?

0

Isniin 2  Feb 2026 {HMC} Waa maxay sabaha deg-degga ah ee uu kor ugu kacayo qiimaha dahabka?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA FALANQEYNTA 

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan CCW ”Aadan Madoobe weeydiiya wixii maanta ka dhacay Golaha shacabka”

0

Isniin 2  Feb 2026 {HMC} Xildhibaan CCW ”Aadan Madoobe weeydiiya wixii maanta ka dhacay Golaha shacabka”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA FALANQEYNTA 

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Gamadiid ”Baarlamaankla waa xermay waana sharci darro waxa la wado”

0

Isniin 2  Feb 2026 {HMC} Xildhibaan Gamadiid ”Baarlamaankla waa xermay waana sharci darro waxa la wado”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA FALANQEYNTA 

{DAAWO MUQAALKA} Wararka Ugu waa weeyn Soomaaliya Caalamka 02-02-2026

0

Isniin 2  Feb 2026 {HMC}  Wararka Ugu waa weeyn Soomaaliya Caalamka 02-02-2026

HOOS KA DAAWO MUQAALKA FALANQEYNTA 

{DAAWO MUQAALKA} 3 Sano kadib Diyaaradii ugu horeeysay oo ka degtay Caasimada Suudaan

0

Isniin 2  Feb 2026 {HMC}  3 Sano kadib Diyaaradii ugu horeeysay oo ka degtay Caasimada

HOOS KA DAAWO MUQAALKA FALANQEYNTA 

 

{DAAWO MUQAALKA} Kulankii Golaha shacabka oo lagu kala tagay Kadib Buuqii hareeyey.

0

Isniin 2  Feb 2026 {HMC}  Kulankii Golaha shacabka oo lagu kala tagay Kadib Buuqii hareeyey.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA FALANQEYNTA 

 

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaanadii lagu dhaawacay xarunta baarlamaanka oo isbitaal la dhigay

0

Isniin 2  Feb 2026 {HMC} Xildhibaanadii lagu dhaawacay xarunta baarlamaanka oo isbitaal la dhigay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA FALANQEYNTA 

 

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada ku sugnaa Gudaha Baarlamanka oo banaanka xaunta la geeyey

0

Isniin 2  Feb 2026 {HMC} Ciidamada ku sugnaa Gudaha Baarlamanka oo banaanka xaunta la geeyey

HOOS KA DAAWO MUQAALKA FALANQEYNTA 

 

{DAAWO MUQAALKA} Turkiga oo ka hortagay qorshe lagu Aqoonsan lahaa Somaliland.

0

Isniin 2  Feb 2026 {HMC} Turkiga oo ka hortagay qorshe lagu Aqoonsan lahaa Somaliland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA FALANQEYNTA