Home Blog Page 1343

Maxey ka wada Hadleen Soomaaliland iyo Itoobiya.?

0

Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Maamulka Somaliland iyo Itoobiya ayaa ka wada hadlay sidii ay u xoojin lahaayeen iskaashiga dhinaca millateriga iyo amniga.

Maxamed Yuusuf Cali, Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland iyo Wakiilka Itoobiya u fadhiya Hargeysa, Ambasadoor Teshome Shunde Hamito, oo ay weheliyaan Jeneral Gabadhi iyo Col. Abara, ayaa ka wada hadlay kor u qaadista iskaashiga ciidamada.

“Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaalilind iyo Ambasadorka Itoobiya u fadhiya Somaliland ayaa ka wada hadlay xidhiidhka iskaashi ee dhanka millateriga iyo amniga ee u dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya,” ayaa lagu yidhi qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga.

Somaliland iyo Itoobiya ayaa in muddo ah lahaa iskaashi dhinaca amniga ah, iyada oo xuduudda u dhaxaysa ay tahay ta ugu amniga badan marka la eego xuduudaha ay Itoobiya la wadaagto jaararkeeda kale.

Dowladda Itoobiya ayaa Maamulka Somaliland ka caawisa dhismaha ciidamada, iyada oo sannad kasta u tababarta kumanaan askari oo iskugu jira millateri iyo booliis.

Qoyska askari gacanta ugu jira AS oo Dowladda Kenya U jeediyay codsi.

0

Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Qoyska askariga ka tirsan ciidanka Kenya oo la sheegay inuu gacanta ugu jiro Kooxda Al-Shabaab muddo 9 sano ah ayaa dowladda Kenya ka codsaday in ay gacan ka geysato sidii loo sii deyn lahaa Aabbahood.

Cabdullaahi Ciise Ibraahim ayaa ka mid ahaa askartii ay Kooxada Al shabaab ku qabteen weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee ciidamada Kenya loogu geystay deegaanka Ceel-cadde 15-kii Janaayo 2016.

Sagaal sano ka dib markii loo maleeyay inuu dhintay, Saajin ayaa rajadii qoyskiisa dib u soo celisay ka dib markii uu soo baxay muuqaal muujinaya Cabdullaahi oo kaalmo ka codsanaya dowladda.

“Waxaan ahay askari Kenyan ah. Weerarka ka dib, waxaan fileynay in dowladda Kenya ay u soo bixi doonto sidii naloo sii dayn lahaa si aan dib ula midowno qoysaskeena,” ayuu ku yiri muuqaalka.

Qoyskiisa, oo deggan Maline Estate ee Eldoret, ayaa lumiyay dhammaan rajadii ay ka qabeen nolashiisa, kaddib markii Diseembar 2020 ay Kenya ka heleen shahaadadiisa dhimasho.

Sida ay sheegtay gabadh uu dhalay saajinka oo lagu magacaabo Kathra, waxa ay Soomaaliya ka heshay taleefoonka nin isku sheegay in uu yahay aabaheed. Shaki la’aan, Kathra waxay codsatay caddaynta muuqaalka. Bil ka dib, waxay qoyskeeda heleen muuqaalka Aabbahood.

Qoyskan ayaa hadda sheegay in ay ku nool yihiin dhibaato maaddaama aysan ka warqabin xaaladda jireed iyo maskaxeed ee aabbahood, ku dhawaad toban sano tan iyo markii ay afduubteen kooxda Alshabaab.

Ka sokoow muuqaalka Cabdullaahi, Al-Shabaab ayaa sii daayay muuqaal kale oo askari Kenyan ah oo ka soo jeeda deegaanka Trans-Nzoia. Fariinta askariga ayaa la mid ah isagoo ugu baaqay in dowladda Kenya in ay ka qeyb qaadato inuu xorriyadiisa dib u helo.

{DAAWO MUUQAALKA} Haweenka Qaadka Iibiya”Shaqsiyuu Uxiran Yahay, Qaadka Mana Dooneyno ee Hala Joojiyo”

0

Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Haweenka Qaadka Iibiya”Shaqsiyuu Uxiran Yahay, Qaadka Mana Dooneyno ee Hala Joojiyo”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa ka taqanaa Magaalada Soomaaliya ku taal ee Halka Maalin laga Ganacsado

0

Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Maxaa ka taqanaa Magaalada Soomaaliya ku taal ee Halka Maalin laga Ganacsado

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Bur burin Lagu sameeyay Goobo Ganacsi oo ku Yaalay Xaruntii Daraawiishta Baladweyne

0

Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Bur burin Lagu sameeyay Goobo Ganacsi oo ku Yaalay Xaruntii Daraawiishta Baladweyne

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan oo lagu xukumay 14 sano oo xabsi ah.

0

Friday 17,Jun 2025 {HMC} Maxkamad ku taal Pakistan ayaa Jimcaha maanta ah ku heshay ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan iyo xaaskiisa Bushra Bibi kiis musuq-maasuq oo taariikhi ah, waxayna Khan ku xukuntay 14 sano oo xarig ah.

Khan ayaa xabsiga lagu hayay tan iyo bishii Agoosto 2023, waxaana lagu eedeeyay ku dhawaad 200 oo kiis balse xisbigiisa ayaa ku andacoonaya in xukunkii ugu dambeeyay loo adeegsaday in lagu cadaadiyo inuu ka baxo siyaasada.

“Ma samayn doono wax heshiis ah mana raadin doono wax gargaar ah,” Khan ayaa u sheegay suxufiyiinta isaga oo ku sugan gudaha qolka maxkamadda ka dib markii lagu xukumay.

Maxkamadda la-dagaalanka musuq-maasuqa ayaa isugu timid xabsiga uu Khan ku xiran yahay ee ku dhow caasimadda Islamabad, waxaana ay ku xukuntay lamaanahan dambiyo lagu soo oogay oo xiriir la leh hay’ad samafal oo ay si wadajir ah u aas-aaseen oo lagu magacaabo Al-Qadir Trust.

“Xeer ilaalinta ayaa cadeysay kiiskeeda, Khan waa la xukumay,” ayuu yiri garsoore Nasir Javed Rana, isagoo ku dhawaaqay 14 sano oo xariga Khan ah iyo toddobo sano oo Bushra Bibi ah.

Bushra Bibi, oo dhawaan dammaanad lagu sii daayay, ayaa lagu xiray maxkamadda xukunka kadib, sida ay sheegtay afhayeenkeeda Mashal Yousafzai.

Xisbiga Khan ee Pakistan Tehreek-e-Insaf (PTI) ayaa sheegay inay ka doodi doonaan xukunka.

Xukunkan ayaa imanaya maalin kadib kulan naadir ah oo dhex maray madaxda PTI iyo dowladda kaas oo looga gol lahaa in lagu qaboojiyo xiisadaha siyaasadeed.

Khan ayaa ku adkeysanaya in dhammaan kiisaska ka dhanka ah ay yihiin kuwo siyaasadeysan oo loogu talo-galay in looga ilaaliyo inuu ku soo laabto xukunka.

Afar jeer ayaa horay loo xukumay tan iyo markii la xiray, labo ka mid ah waa la laalay, halka xukunkii labada kiis ee kale la hakiyey.

Laakin waxa uu xabsiga ugu sii jiray dacwadda Al-Qadir Trust oo ah kii ugu dheeraa ee isaga lagu soo oogo iyo eedeymo kale oo la xiriira kicin dadweyne.

Go’aanka maxkamadda ayaa saddex jeer dib loo dhigay, iyadoo falanqeeyayaasha ay sheegeen in uu si hoose u socday wada-xaajood.

Horaantii bishan, Khan ayaa ku sheegay hadal ay kooxdiisu soo dhigtay baraha bulshada in si dadban loo gala soo xiriiray suurta-galnimada in xabsi guri lagu guliyo gurigiisa oo ku yaalla duleedka caasimadda.

Hase yeeshee 72-jirkan ayaa weli dhiifanaan muujinayey, isaga oo baahiyey hadallo ka dhan ah dowladda, wuxuuna ballan qaaday in uu dagaalladiisa ka wadi doono maxkamadaha.

Caannimada Khan ayaa sii wadday inay wiiqdo dawladda wadaaga ah ee jilicsan, taasoo PTI ka ilaalisay awoodda, doorashooyinkii sannadkii hore.

Tan iyo markii laga tuuray xukunka 2022, xiddigii hore ee cricket-ka ayaa billaabay olole aan horay loo arag oo uu si cad ugu dhaleeceeyay Jeneraalada awoodda badan ee dalkaasi.

Guddi khubaro ah oo ka socda Qaramada Midoobay ayaa sannadkii hore ogaaday in xariga Khan “uusan lahayn wax sharci ah, uuna u muuqda mid la doonayey in looga saaro inuu u tartamo jago siyaasadeed”.

Khan ayaa laga mamnuucay inuu istaago doorashadii bishii Febraayo, waxaana xisbigiisa PTI dhaawac u geystay olole baahsan oo dowladda ay ku beegsatay.

PTI ayaa ku guulaysatay kuraas ka badan xisbiyada kale doorashada, laakiin isbahaysiga xisbiyada oo loo arko in ay u nugul yihiin saameynta milatariga ayaa ka hor-istaagay xukunka.

XIGASHO VOA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn 17/1/2025

0

Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOSKA DAAWO WARARKA UGU WAAWEYN

African Union, Somalia welcome Gaza truce with calls for sustaining cease-fire.

0

Friday 17,Jun 2025 {HMC} The African Union, Somalia and South Africa welcomed a cease-fire agreement between Israel and the Palestinian Hamas resistance group.

African Union Commission chief Moussa Faki Mahamat said: “I wish to commend the crucial role played by Qatar, Egypt & the USA.”

He said the continental body calls for the immediate and full implementation of the agreement and wishes that justice and peace prevail for the people of Palestine.

Welcoming the pact, South Africa called for the implementation of a “just and lasting peace that ensures the human rights of both Palestinians and Israelis are protected and promoted.”

“The ceasefire agreement is a crucial first step toward ending the severe humanitarian crisis faced by the 2.3 million Palestinians in the Gaza Strip, which the International Court of Justice (ICJ) has deemed to be plausibly genocidal,” a Foreign Ministry statement said.

It said the cease-fire “must lay the basis for a just peace which should include the establishment of a contiguous, independent, and viable Palestinian state.”

“Palestinian sovereignty and territorial integrity must be upheld. It is imperative that no land is annexed in either Gaza or the West Bank following the cease-fire, and that illegal settlement expansion is halted,” it added.

South Africa, which dragged Israel to the ICJ over Gaza, said the successive rulings and provisional measures of the top UN court “must be adhered to by the occupying power. International law and humanitarian law must be respected and upheld.”

Somali President Hassan Sheikh Mohamud also commended the efforts of Qatar, Egypt, and the US in brokering the agreement.

Mohamud emphasized the importance of sustaining the cease-fire and urged the international community to expedite the delivery of urgent humanitarian aid to the people of Gaza.

“With this agreement, I stress the need for collective efforts to stabilize the ceasefire and prioritize the swift provision of humanitarian assistance to alleviate the suffering in Gaza,” he said in a statement issued by the presidency on Thursday.

The Horn of Africa nation reaffirmed its commitment to supporting peace and reiterated the country’s stance on the Palestinian cause, advocating for a just and comprehensive solution.

Mahmoud underscored the necessity of establishing an independent and sovereign Palestinian state based on the two-state solution.

On Wednesday, Qatari Prime Minister and Minister for Foreign Affairs Sheikh Mohammed bin Abdulrahman announced the success of mediators in reaching a cease-fire agreement in the Gaza Strip, noting that its implementation will begin this Sunday.

The announcement comes on the 467th day of Israel’s genocide in Gaza, which has killed and injured over 156,000 Palestinians, the majority of whom are women and children.

The war has left more than 11,000 people missing, with widespread destruction and a humanitarian crisis that has claimed the lives of many elderly people and children in one of the worst global humanitarian disasters ever.

*Riyaz ul Khaliq in Istanbul contributed to this report.

SOURCE 

Mohamed Dhaysane

Walifanya matanga: KDF soldier declared dead contacts family after 9 years.

0

Friday 17Jun 2025 {HMC}  Uasin Gishu- A family in Maili Nne, Eldoret, can now breathe a sigh of relief after learning that their relative, a Kenya Defence Forces officer Abdullahi Issa Ibrahim, who was presumed dead nine years ago, is alive.

Did Al-Shabaab capture Abdullahi Issa Ibrahim?

Ibrahim went viral after a widely shared video showed him asking the Kenyan government for help to return home.

The man, dressed in a KDF uniform, said in the video that he has been held hostage by Al Shabaab in Somalia for nearly nine years.
“I am a Kenyan soldier. I joined the army in 1986. The Al-Shabaab captured me on January 15, 2016, during the Al-Shabaab raid at the KDF camp in El Adde,” Ibrahim said.

His family narrated the pain they have endured for years, thinking that their long-lost kin is already dead.

Ibrahim’s daughter, Kadra Abdullahi, told Citizen TV she received a call from an unfamiliar number in Somalia about a month before the video of her father went viral. Kadra said the caller identified himself as her long-lost father, leaving her shocked and confused as she struggled to believe the revelation.

“We didn’t have proof of him. I asked him to ask the guys holding him to send us a photo or a video of him so we could start a journey of how to help him. He then said that they would reach me through their media link,” Kadra said.

News of Ibrahim’s situation has reopened painful wounds for the family. His daughter said they had already come to terms with his death after the KDF issued a death certificate confirming it.

“We did the burial procedures for my dad because we knew he was no more,” Kadra said.

Ibrahim’s family now insists that those holding him hostage only wish to communicate with the Kenyan government in order to release him.

Man thought dead shows up 38 days later

In a separate incident, a 24-year-old man presumed dead and buried following a fatal road accident returned home.

Ashraf Bamusungwire from Uganda was “buried” on September 25, 2024, after his family arranged for an ambulance to bring his body from the accident scene in Migyera, Nakasongola District, where he had reportedly gone for casual labour.

Bamusungwire reportedly resurfaced two days before his final funeral rites, known as ‘duwa’ in the Muslim tradition.

Upon his return, the family performed a traditional cleansing ritual for the 24-year-old before fully welcoming him back.

Source: TUKO.co.ke

by  Faith Chandianya

US sanctions Sudan army leader, citing atrocities.

0

Friday 17Jun 2025 {HMC} Washington has slapped sanctions on Sudan’s army leader, citing his responsibility for war crimes in a conflict that has bled the oil-rich country dry over the last year — sparking a famine, killing tens of thousands of people and driving millions from their homes — just a week after the U.S. sanctioned his opponent for acts it described as genocide.

Thursday’s sanctions on Sudanese Armed Forces leader Abdel Fattah al-Burhan and a Hong-Kong-based weapons supplier block them from entering or transiting the United States and restrict their access to any U.S. assets.

This leaves both sides economically restrained in this brutal conflict that the State Department has described as the world’s worst humanitarian crisis, but where Washington’s options are limited because of its strained diplomatic ties to the large African nation. This conflict also has drawn in outside players, with Egypt and the United Arab Emirates arming the rivals.

During his final press conference on Thursday, Secretary of State Antony Blinken accused the SAF of war crimes. In last week’s sanctions, the State Department accused the opposing Rapid Support Forces of genocide.

“The SAF has also committed war crimes, and it continues to target civilians,” Blinken said. “It’s obstructed the advancement of the peace process. It’s refused to participate on numerous occasions in ceasefire talks that we’ve sought to convene, and together with the RSF, it’s caused what is the world’s worst humanitarian crisis that people are suffering through every day. And we believe strongly, as we said, there’s no military solution to this conflict.”

‘Flawed’ action, Sudan says

Sudan’s government expressed its objection to the sanctions, calling them “flawed,” “unethical” and “dubious.”

“This decision lacks the basic principles of justice and objectivity, relying on implausible pretexts,” read its statement, which was posted on social media platform X. “It also reflects a blatant disregard for the Sudanese people, who stand firmly united behind General Abdel Fattah al-Burhan as a symbol of their sovereignty and armed forces, and as a courageous leader in the battle for dignity against the terrorist Janjaweed militias.”

Blinken did not address U.S. media reports citing anonymous U.S. officials that the SAF has used chemical weapons at least twice. VOA’s query to the National Security Council went unanswered Thursday.

When asked by reporters whether both sides were equally responsible, Blinken replied, “The actions we took on the RSF, as you know, found a determination of genocide. The actions that we’re looking at for the SAF go to war crimes. So there are gradations in these things, and we follow the law.”

And Blinken expressed regrets that this conflict has escalated. It has followed many of the same contours as the Darfur conflict at the turn of the century.

“It is, for me, yes, another real regret that when it comes to Sudan, we haven’t been able on our watch to get to that day of success,” he said.

He added, “We’ll keep working it for the next three days, and I hope the next administration will take that on as well.”

Hemedti sanctioned

Last week’s sanctions targeted RSF leader Mohammad Hamdan Daglo, whom the White House named as the leader of a wave of renewed ethnic cleansing, rape and systematic atrocities.

Daglo, who is better known by his nickname, Hemedti, was a commander in the Janjaweed militia considered largely responsible for the brutal Darfur conflict, in which Sudanese Arab Janjaweed militias used scorched-earth tactics on the Fur, Masalit and Zaghawa people of Western Sudan, killing at least 200,000. The scale and savagery of the violence prompted the International Criminal Court to issue its first-ever warrant for genocide to Sudan’s then-president, Omar al-Bashir.

Hemedti led the RSF as a paramilitary unit until the April 2023 clash with government forces that sparked the current conflict.

The violence has plunged nearly 640,000 people into the misery of famine, the State Department said. And the United Nations estimates that 30 million people — more than half of the nation’s population — need humanitarian assistance.

Daniel Volman, director of the African Security Research Project, told VOA it’s “unlikely” that the incoming Trump administration will impose further sanctions. He said the U.S. and its allies bear some responsibility for “the conflict escalating to genocidal heights.”

“I think that the United States, under both Democratic and Republican administrations, bears a major responsibility for failing to take effective action against the Bashir regime [which created the RSF and carried out the first genocide in Darfur] and for failing to take effective action to support the civil society groups fighting for a democratic government, which led to the current civil war,” he said by email. “The United States is not alone in bearing responsibility. Russia, Iran and other countries are also arming the rival forces and prolonging the conflict.”

Complicating factor

And, Volman said, the Biden administration’s decision to sanction some of Hemedti’s foreign backers by targeting companies based in the United Arab Emirates is also a complicating factor.

“The involvement of Egypt and the UAE in arming the rival forces and prolonging the civil war will complicate the Trump administration’s relations with these two key allies and may lead them to expand and escalate their military intervention in Sudan,” he said.

Andrew Payne, a lecturer in foreign policy and security at City, University of London, told VOA that for now, sanctions are the main tool that Washington has to constrain Khartoum.

“Sanctions are an easy tool that make it appear like an administration is doing something, regardless of whether that is an appropriate tool to use. It’s relatively cost-free to the United States. If the alternative is something that requires political will, then that will has to be there. … Sanctions are always the tool of cheapest resort, in a sense. So, it’s a way of seeming like you’re engaged, seeming like you’re active, without considering more tougher measures,” Payne said.