Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Wasiir Cabduqaadir “Dalka Dib uguma laabanaayo Doorasho Dadban”
{DAAWO MUUQAALKA} Dhallinyaro Hore Uga Baxsaday In Hargeysa Lagu Xidho oo Xukuumadda Cusubi Xabsiyada Dhigtay
Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Dhallinyaro Hore Uga Baxsaday In Hargeysa Lagu Xidho oo Xukuumadda Cusubi Xabsiyada Dhigtay
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Gaaray Deegaano laga saaray AS
Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Gaaray Deegaano laga saaray AS
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay 17-01-2025
Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn
{DAAWO MUUQAALKA} Cabdullaahi Salaad ” Dadkii laga Raray Xerada Daraawiishta ee Baladweyne Dowladda Fursad Ma Siinin’
Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Cabdullaahi Salaad ” Dadkii laga Raray Xerada Daraawiishta ee Baladweyne Dowladda Fursad Ma Siinin’
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Barnaamijka Hadiyadda Hiiraanweyn iyo su’aalo adag oo Qosol Badan.
Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Barnaamijka Hadiyadda Hiiraanweyn iyo su’aalo adag oo Qosol Badan.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
Report: 67 journalists jailed for their work across Africa
Friday 17Jun 2025 {HMC} At least 67 journalists are imprisoned across Africa, reflecting the continent’s ongoing struggle for a free press, according to a report released Thursday.
The cases in Africa contribute to a global total of 361 journalists jailed as of Dec. 1, according to the Committee to Protect Journalists, or CPJ. It is the second-highest number ever recorded by CPJ.
Muthoki Mumo, the Africa program coordinator at CPJ, said the report highlights a global trend in which authoritarian regimes weaponize laws against journalists, using national security, anti-terror and cybercrime legislation to justify crackdowns.
While these trends are not confined to Africa, the continent has seen alarming cases of journalists facing prosecution under such laws, said Mumo. Countries such as Burundi, Ethiopia and Nigeria are using legislation intended for public safety to criminalize journalism, Mumo said.
In Nigeria, “You have four journalists behind bars being prosecuted under cybercrime legislation in connection to their reporting on corruption,” Mumo told VOA in a video interview.
And in Ethiopia, six journalists are behind bars. “Five of them are facing prosecution under anti-terrorism laws. They could potentially face very harsh penalties if they are convicted,” said Mumo.
Another trend, the media advocacy group says, is the use of vague and broad laws to target journalists.
In Burundi, Sandra Muhoza, a reporter for the online media outlet La Nova Burundi was convicted under national security laws after posting a WhatsApp message. The case, said Mumo, is a clear example of the criminalization of journalism.
Muhoza was convicted recently of trying to “undermine the ‘integrity of the national territory’ — which is a mouthful — but it’s essentially, a provision in Burundian laws about national security, and this was turned against this journalist,” Mumo said.
VOA sent messages to Burundi’s government spokesperson, Jerome Niyonzima, along with the Ethiopian communication services minister, Legesse Tulu, and Eritrea’s information minister, Yemane Gebremeskel, requesting comment, but inquiries went unanswered. The Washington embassy of Nigeria has not yet responded to VOA requests for comment.

The continent’s top jailers are familiar names, with Egypt topping the list as the worst jailer of journalists, with 17 held. “In Egypt, we’ve seen anti-state laws being turned against the media,” Mumo said.
Eritrea, known for its long-standing detention of journalists, follows closely behind, with 16 journalists behind bars — some since 2001. Eritrea is home to the longest-detained journalists in the world, many of whom have never been tried in court.
“That’s a very dubious honor on the part of Eritrea that the journalists who have been behind jail the longest in the world are actually Eritreans,” Mumo said.
Jodie Ginsberg, the head of CPJ, said it is important to keep advocating for those imprisoned in Eritrea. The country “falls off the radar internationally,” she told VOA, “Because of how little press freedom and media freedom there is to report on what’s happening inside.”
“It’s very easy sometimes to forget some of those longer cases. They go out of the public eye,” Ginsberg told VOA, adding that it is important to talk about “places where journalists have been in jail for a very, very long time and still need to be fought for.”
Ethiopia, where journalists have been held without trial for extended periods, is another major offender, along with Cameroon, Rwanda and Tunisia. In these countries, journalists are often detained under “anti-state regulation, the use of false news regulations to throw a journalist behind bars and to prosecute them.” Mumo said.
CPJ’s report highlights press freedom issues in Angola, where Carlos Raimundo Alberto, an editor who was arrested on Sept. 29, 2023, remains detained. Raimundo qualified for parole in November 2024 but has yet to comply with a court order to publicly apologize to a government official.
And in Senegal, journalist Rene Capain Bassene has been jailed for life for a crime that witnesses said he could not have committed, the report said.
Mumo said CPJ faces challenges accessing information in some regions about the state of media freedom.
But, she said, “It could also be about intimidation; family members and others who are aware of arrest may not always want to speak out about them.”
Despite obstacles, she said, CPJ strives to keep the names of detained journalists alive. The media advocacy group calls on governments to respect the rights of journalists and make sure that their work is not criminalized.
While the prison census offers a snapshot of the situation on a specific date, Mumo said the report alone cannot fully capture the often-fluid reality journalists face.
The report offers a small window into the larger picture of press freedom, Mumo said, “because there are journalists who go in and out of prison during other times of the year. They’re not reflected in this number.”
SOURCE VOA
Dhallinyaro Hore Uga Cararay in Hargeysa ay ku xirto Xukuumaddii Biixi Ayaa waxaa Xabsiga dhigay Xukuumadda Cusub ee Ciro.
Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Qaar ka mid ah dhallinyarada Somaliland ee aaminsan fikradda “Soomaaliweyn” ama mucaaradka ku ahaa xukuumaddii Madaxweyne Biixi, oo Xamar u baxsaday cabsi ay ka qabeen in xabsiga loo taxaabo awgeed, ayaa markale xukuumadda cusubi xabsiyada dhigtay.
Maalintii shalay oo aheyd Maalin khamiis ah waxa xabsiga loo taxaabay Shaafici Shaaciye, oo ka mid ah dhallinyarada baraha bulshada xoog uga dhalliili jiray xukuumaddii hore ee Madaxweyne Biixi, kaasoo sannadihii u dambeeyay ku noolaa Xamar, laakiin Hargeysa ku laabtay isaga oo aaminsan in aan la xidhi doonin maaddaama oo uu taageersanaa Madaxweyne Cirro.
17 December 2024, waxa loo diiday in uu Hargeysa yimaado Libaaan Xuseen ‘Samatalis,’ oo ka mid ahaa dadka sida xooggan baraha bulshada uga taageera Madaxweynaha cusub ee Somaliland, isaga oo sheegay in waraaq ka socotay xafiiska madaxweynaha lagaga reebay diyaarada Fly Dubai, safar uu kaga yimid London.
Sidoo kale, Naciima Abwaan Qorane, oo ka mid ah dhallinyarada u ololaysa fikradda “Soomaaliweyn” oo hore fikirkeeda awgii xabsiga Gabiley loogu xiiray sannado ka hor, isla markaana sannadihii u dambeeyay ku noolayd magaalada Muqdisho, ayaa markale xabsiga loo taxaabay 31 December 2024, kadib safar ay muddo kadib ku timid Hargeysa.
Naciima oo ka mid ahayd taageerayaashii dowladdii Farmaajo, ayaa Hargeysa laga masaafuriyay kadib muddo ay xidhnayd. “Waxa laygu xiray fikirkayga midnimada Soomaalida, laakiin si ka badan sidii hore ayaan ugu adagahay fikirkayga,” ayay Naciima ku baahisay barteeda X maalmo kadib markii Hargeysa laga masaafuriyay.
Dhallinyaradan ayaa badankooda maxkamado xukumeen iyaga oo ka maqan Somaliland, waxaana lagu eedeeyay in ay kasoo horjeedsadaan gooni isu taagga Somaliland, ama ay ku kaceen falal bulshada kala fogeeya.
Saxafiyiinta Cabdirisaaq Terra, Maxamed Yuusuf Bakayle, iyo Cabdisalan Germany, oo aaminsan fikradda Soomaaliweyn isla markaana eedo u jeedin jiray ciidamada Somaliland xilligii dagaalkii Laascaanood, ayaa dib uga joogsaday safaro la filayay in ay Hargeysa ku yimaadaan.
“Isma doorin gaalka aan diriyo, daarta kii galay,” ayuu yidhi wariye Axmed Saki oo Xamar jooga, isla markaana hore u taageeri jiray Madaxweyne Cirro. Wariye Germany oo sheegay in uu ka noqday fikirkiisii hore, ayaa isna yidhi, “Madaxweyne, na cafi.”
Dhallinyaradan oo aaminsanaa in ay Hargeysa kusoo noqon karaan haddii uu Muuse Biixi xilka ka tago, ayaa hadda wajahaya xarig cusub, maaddaama uu jiro xeer dhigaya in ay dambi tahay in laga hor yimaado gooni isu taagga Somaliland.
{DAAWO SAWIRADA} Wasiiro dhiirigelin iyo garaab istaag ugu tagay Ciidamada Puntland ee Dagaalka Kula Jira Daacish.
Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Masuuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirada Puntland ayaa maanta dhiirigelin iyo garaab istaag ugu tagay Ciidamada Daraawiishta Puntland ee ku jira hawlgalka Ciribtirka kooxaha Argagixisada ah ee ku dhuumaalaysanaya buuralayda Calmiskaad ee gobalka bari.
Masuuliyiintaan ayaa saraakiisha ka dhageystay warbixno ku aadan howlgalka sifeynta argagixisada ee buuraleyda Calmiskaad iyo guulihii todobaadkan ciidanku ay ka gaareen khawaarijta.
Ciidanka Darawishta maamulka Puntland ayaa todobaadkii u dambeyay khawaarijiyay horjoogayaal ka tirsan khawaarijta daacish, waxa ayna ciidanku la wareegeen goobihii gabaad u ahaa argagixisada ee deegaanada buuraleyda ah.

Walaac laga muujiyay Kalluumeysiga sharci-darrada ah ee biyaha Soomaaliya.
Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Kalluumeysiga sharci-darrada ah ee lagu beegsanayo kalluunka Tuunada ee biyaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadaya daciifnimo weyn oo ka jirta maamulka badda ee dalka.
ENACT warbixin ay soo saartay ayaa waxaa lagu sheegay in Kheyraadka kalluumeysiga hodanka ah ee Soomaaliya, uu wajahayo halis isa soo taraysa oo uga imaanaysa maraakiib shisheeye oo ku hawlan dhaqdhaqaaqyo sharci-darro ah.
Warbixinta ayaa lagu sheegay in in dhaqdhaqaaqyadan ay Soomaaliya ku weyso qiyaastii illaa $300 milyan sannadkii.
Tuunada Yellowfin, oo ka mid ah kalluunka ugu qiimaha badan ee suuqyada caalamka, ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsadaa sababtoo ah baahidiisa weyn.
Maraakiibta ajnabiga ah, gaar ahaan kuwa Shiinaha, ayaa lagu sheeagay warbixinta inay adeegsadaan farsamooyin wax burburiya sida jariifka hoose iyo isticmaalka boroosooyinka waaweyn ee seines, taasoo xaalufinaysa kaydka kalluunka.
Warbixinta ENACT ayaa tilmaantay in qandaraasyada kalluumeysiga ee aan si fiican loo maareyn iyo daah-furnaan la’aanta maamulka ay sii xumeeyeen dhibaatadan.
Tusaale ahaan, heshiis 2018 ah ayaa u oggolaaday shirkado Shiinees ah inay kalluumaystaan meel 24 mayl-badeed u jirta xeebaha Soomaaliya iyada oo aan si adag loola socon.
Dadka dhaleeceeya heshiisyadan ayaa ku dooday in musuqmaasuqa hareeyay ay wiiqeen waaxda kalluumeysiga dalka.



