Home Blog Page 1341

{DAAWO MUUQAALKA} Dowlada oo loogu Baaqay in awood Ciidan ku joojiso Dagaalka ka socda Xadka Hiiraan iyo Sh-Dhaxe

0

Sabti 18, Jan 2025 {HMC} Dowlada oo loogu Baaqay in awood Ciidan ku joojiso Dagaalka ka socda Xadka Hiiraan iyo Sh-Dhaxe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} FAAH FAAHIN:- Dagaal Culus oo ka qarxay Xadka Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe.

0

Sabti 18, Jan 2025 {HMC} FAAH FAAHIN:- Dagaal Culus oo ka qarxay Xadka Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} yaanan loo kala Harin Dagaalka Daacish ee Gobolka Bari”Taliyaha Booliska Nugaal.

0

Sabti 18, Jan 2025 {HMC} yaanan loo kala Harin Dagaalka Daacish ee Gobolka Bari”Taliyaha Booliska Nugaal.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Shiikh Shariif oo Kasoo Horjeestay Qorshaha Hub ka dhigista Siyaasiinta Muqdisho.

0

Sabti 18, Jan 2025 {HMC} Shiikh Shariif oo Kasoo Horjeestay Qorshaha Hub ka dhigista Siyaasiinta Muqdisho.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Wafdi hordhac u ah Madaxweyne Erdogan oo Muqdisho ku wajahan Manta

0

Sabti 18, Jan 2025 {HMC} Wafdi hordhac u ah Madaxweyne Erdogan oo Muqdisho ku wajahan Manta

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Maxuu yahay Ahmiyada Heshiiska Xabad Joojinta Qaza.

0

Sabti 18, Jan 2025 {HMC} Maxuu yahay Ahmiyada Heshiiska Xabad Joojinta Qaza.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Masuuliyiin Ka tirsan DFS oo ku Hanjabay in dalka ay ka dhaceeyso Doorasho qof iyo Cod ah

0

Sabti 18, Jan 2025 {HMC} Masuuliyiin Ka tirsan DFS oo ku Hanjabay in dalka ay ka dhaceeyso Doorasho qof iyo Cod ah

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Dadka kunool Deegaanka Jiijo oo codsanaya in Waxbarasho laga hirgaliyo Deegaanka

0

Sabti 18, Jan 2025 {HMC} Dadka kunool Deegaanka Jiijo oo codsanaya in Waxbarasho laga hirgaliyo Deegaanka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Wafdi hordhac u ah Madaxweyne Erdogan oo Muqdisho kusoo wajahan

Sabti 18, Jan 2025 {HMC} Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dhaqdhaqaaq lagu soo dhaweynayo wafdiga sare Dowladda Turkiga ka socda kaas oo hordhac u ah Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo Soomaaliya kusoo imaanaya dhowaan.

Wafdiga Turkiga ee Muqdisho imaanaya waxa ay gogol xaar u noqonayaan soo dhaweynta Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo xubnaha kale ee safarka ku wehlinaya si guddigaas ula shaqeeyo kan Dowladda Federaalka Soomaaliya diyaarisay.

Goobaha loogu talagalay in uu maro ama uu tago Madaxweynaha Turkiga waxaa ka socda diyaarin xooggan sida in lagu sii dhejiyo Calanka Dalkaas, Sawirka Madaxweyne Erdogan iyo waxyaabaha kale ee lagu muujinayo soo dhaweyntiisa.

Recep Tayyip Erdogan ayaa inta uu Muqdisho ku sugan yahay waxa uu la kulmi doonnaa dhiggiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo mas’uuliyiin kale oo Dowladda Federaalka & Dowlad-Goboleedyada qaarkood katirsan.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Radio Hiiraanweyn {17-01-2025}

Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiramaan Macalin muuse 

Farsamadii ::Yasiin Ali Ahmed