Home Blog Page 1350

Maxkamadda Ciidamada oo Xukuno ku Ridday Rag isbaaro Dhigtay Baladweyn

0

Khamiis 16, Jan 2025 {HMC} Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa dhageysatay dacwadda rag ku eedeysan in ay dhigteen Isbaaro ay ku dhici jireen dadka iyo gaadiidka Isticmaala inta u dhaxeysa Magaalooyinka Matabaan iyo Beledwayne.

Xeer ilaalinta Maxkamadda ayaa sheegay in la soo qabtay lix ruux oo si bareer ah u dhacayay gaadiidka, balse shank amid ah Maxkamadda la horkeenay, halka mid kale dhaawac dartii uu Isbitaal ugu Jiro.

Baaraha kiiska Eng Yuusuf ayaa sheegay in ay ragaan dhac bareer ah u geysanayeen dadka iyo gaadiidka, iyaga laftigoodana ay qiraal yihiin.

Sidoo kale, Dhamme Maxamuud Saciid, ku xigeenka xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dalbaday in xukun adag lagu rido ragaan dhaca geystay.

Ugu dambeyn, Maxkamadda ayaa ragaan ku xukuntay mid 10 sano oo xabsi ciidan ah iyo hubkii oo lagala wareegay.

{DHAGEYSO} Warka Duhurimo ee Radio Hiiraanweyn {16-01-2025}

Khamiis 16, Jan 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiramaan Macalin muuse & Sahro Gabre

Farsamadii ::Yasiin Ali Ahmed

{DAAWO MUQAALKA} Abwaan Cabdulaahi “Cudud Xoog leh iyo ciidan ayaa ku cirib tireynaa AS iyo Daa…

0

Khamiis 16, Jan 2025 {HMC}  Abwaan Cabdulaahi “Cudud Xoog leh iyo ciidan ayaa ku cirib tireynaa AS iyo Daa…

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka

0

Khamiis 16, Jan 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Guddomiyaha Gobolka Hiiraan oo la hadlay ciidamo deganka ah ayaa shegay inu bilawday howl-gal cusub.

0

Khamiis 16, Jan 2025 {HMC} Guddomiyaha Gobolka Hiiraan oo la hadlay ciidamo deganka ah ayaa shegay inu bilawday howl-gal cusub.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} “Sayid-cali Toogasho ayuu ku xukumanyahay,Waa been Wax siyaasad ah ma jiraan”. Gudoomiye Saalax.

0

Khamiis 16, Jan 2025 {HMC} “Sayid-cali Toogasho ayuu ku xukumanyahay,Waa been Wax siyaasad ah ma jiraan”. Gudoomiye Saalax.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Dhalin yaro caan ka ah baraha bulshada oo soo gaaray Baledweyne.

0

Khamiis 16, Jan 2025 {HMC} Dhalin yaro caan ka ah baraha bulshada oo soo gaaray Baledweyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo war kasoo saaray xabbad joojinta Gaza

0

Khamiis 16, Jan 2025 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay xabbad joojinta ay ku heshiiyeen Xamaas iyo Israa’iil.

War-saxaafadeed uu soo saaray Madaxweynaha ayuu ku sheegay inuu ku faraxsan yahay nabadda Qaza iyo dadaallada loogu jiro in xabbad joojin rasmi ah la dhaqan galiyo.

“Waxaan soo dhaweynaya warka xabbad joojinta Qaza iyo dadaalada ay wadaan dowladaha Qadar, Masar iyo Mareykanka – tani waxaa ay fursad wanaagsan u tahay dadka ku sugan Qaza ee u baahan gargaarka” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Shiikh.

Sidoo kale, Bayaanka uu soo saaray Madaxweyne Xasan Shiikh wuxuu ku soo gaba gabeeyay in ay garab taagan yihiin Dowladnimada Falastiin.

Hadalka Madaxweynaha ayaa ku soo aadaya xilli Xamaas iyo Israel ay ku heshiiyeen xabbad joojin, isla markaasna la sii daayo Maxaabiista Israel.

{DAAWO MUQAALKA} Burcad isbaaro dhigatay Hiiraan oo lasoo taagay Maxkamada ciidanka.

0

Khamiis 16, Jan 2025 {HMC} Burcad isbaaro dhigatay Hiiraan oo lasoo taagay Maxkamada ciidanka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Laamaha Amaanka oo howl-galo amni xaqiijin ah ka sameeyay Muqdisho.

0

Khamiis 16, Jan 2025 {HMC} Laamaha Amaanka oo howl-galo amni xaqiijin ah ka sameeyay Muqdisho.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.