Home Blog Page 1357

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Baladweyne oo Amaro soo Saaray

0

Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Baladweyne oo Amaro soo Saaray

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

REQUEST FOR PROPOSALS (RFP) for Community-Based Dialogue & HRDDP Integration Framework for Newly Recovered Areas (NRAs)

0

REQUEST FOR PROPOSALS (RFP) for Community-Based Dialogue & HRDDP Integration Framework for Newly Recovered Areas (NRAs)

What we know about the Gaza ceasefire deal.

0

Tuesday 14,Jan,2025 {HMC}  Israel and Hamas are thought to be close to agreeing a deal which could halt the war in Gaza and see the release of Israeli hostages and Palestinian prisoners.

The BBC’s US partner CBS has been told by Arab, US and Israeli officials that an agreement has been reached in principle and, if all goes well, will be finalised by Israel and Hamas this week.

It would be the most dramatic breakthrough in 15 months of war, which began when the armed Palestinian group Hamas attacked Israel in October 2023.

What could be in a ceasefire deal between Israel and Hamas?

It is hoped that a ceasefire deal will mean an agreement to stop the war which has been raging in Gaza.

It is also expected to see an exchange of hostages and prisoners.

Hamas seized 251 hostages when it attacked Israel in October 2023. It is still holding 94 captive, although Israel believes that only 60 are still alive.

Israel is expected to release about 1,000 Palestinian prisoners, some jailed for years, in return for the hostages.

How would the ceasefire work?

This ceasefire is expected to happen in three stages, once a deal is announced.

Details are still being ironed out. Until an agreement is finalised, it is subject to change.

First stage

A Palestinian official told the BBC that in the first stage, 34 hostages – expected to be civilians – would be exchanged for Palestinian prisoners.

Three hostages would be released straight away, with the rest of the exchange taking place over six weeks.

During this stage, Israeli troops would also begin pulling out of populated areas in Gaza.

The Palestinian official said detailed negotiations for the second and third stages would begin on the 16th day of the ceasefire.

Second stage

In the second stage, the remaining hostages – soldiers and reservists – would be released, in return for a number of Palestinian prisoners.

Of the 1,000 Palestinian prisoners Israel is thought to have agreed to release, about 190 are serving sentences of 15 years or more. An Israeli official told the BBC that those convicted of murder would not be released into the occupied West Bank.

During this stage, Israel would also allow displaced people now in the south of Gaza to return to the north.

Almost all of Gaza’s 2.3m population have had to leave their homes because of the fighting.

Third stage

The third and final stage would involve the reconstruction of Gaza – something which could take years.

The Israeli official said Israeli forces would remain in a buffer, or security, zone inside Gaza during any ceasefire.

What are the unanswered questions about the deal?

Getting to this point has taken months of painstaking indirect negotiations, not least because Israel and Hamas completely distrust each other.

Hamas wanted a complete end to the war before it would release the hostages, something which was unacceptable to Israel.

The ceasefire will in effect pause the war while its terms are carried out.

However, it is unclear whether it will mean the war is over for good.

One of Israel’s key war aims has been to destroy Hamas’s military and governing capabilities. Although Israel has severely damaged it, Hamas still has some capacity to operate and regroup.

It is also unclear which hostages are alive or dead or whether Hamas knows the whereabouts of all those who remain unaccounted for.

For its part, Hamas has demanded the release of some prisoners which Israel says it will not free. This is believed to include those who were involved in the 7 October attacks.

It is also not known whether Israel will agree to pull out of the buffer zone by a certain date, or whether its presence there will be open-ended.

Any ceasefire is likely to be fragile.

Ceasefires between Israel and Hamas which have halted previous wars have been shaken by skirmishes and eventually broken down.

The timetable and complexity of this ceasefire means even a small incident could turn into a major threat.

What happened on 7 October 2023 and what has happened in Gaza?

Hundreds of Hamas-led gunmen launched an unprecedented attack on southern Israel, bursting through the border fence and targeting communities, police stations and army bases.

About 1,200 people were killed and more than 250 hostages were taken back to Gaza. Hamas also fired thousands of rockets into Israel.

Israel responded with a massive military campaign, first by air and then a ground invasion. Since then, Israel has attacked targets across Gaza by land, sea and air, while Hamas has attacked Israel with rockets.

Israel’s offensive has devastated Gaza and led to severe food shortages, with aid struggling to reach those most in need. More than 46,600 people – the majority of them civilians – have been killed by Israel’s attacks, according to Gaza’s Hamas-run health ministry.

SOURCE BBC

Wada-hadallada Xamaas iyo Israel oo geba-gebo ku dhow Iyo Dowladda Qatar oo War Cusub soo saartay.

0

Talaado 14, Jan 2025 {HMC} Qatar oo ah dhex-dhexaadiyaha muhiimka ah ayaa Talaadada maanta ah sheegtay in wada-hadallada xabbad-joojinta Gaza iyo heshiiska sii daynta la-haystayaasha ay marayaan “heer geba-gebo ah”, iyadoo intaas ku dartay inay rajo ka qabaan in heshiis la gaari karo “dhawaan”.

Qatar, Masar iyo Mareykanka ayaa xoojiyay dadaallada lagu dhex-dhexaadinayo xabbad-joojin si loo suurtageliyo sii daynta la haystayaasha lagu haystay Gaza tan iyo weerarkii Xamaas ee 7-dii October 2023 ay ku qaaday Israel.

Isniintii, Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in heshiis uu “ku dhow yahay” in la dhammeeyo, maalmo yar uun ka hor caleemo-saarka beddelkiisa.

Talaadada maanta ah, afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Qatar Majed al-Ansari ayaa sheegay in wada-hadallada ay marayaan “marxaladihii ugu dambeeyey”.

“Waxaan aaminsanahay inaan joogno marxaladihii ugu dambeeyay… hubaal waxaan rajeyneynaa in tani ay si dhakhso ah u horseedi doonto heshiis,” ayuu yiri Ansari, isagoo intaas ku daray “ilaa inta laga sameynayo ku dhawaaqis… waa inaan aad uga farxin waxa hadda socda”.

“Waxaan gaarnay marxalad arrimaha ugu waaweyn ee hortaagnaa in heshiis la gaaro wax laga qabtay,” ayuu ku yiri shir jaraa’id.

Weerarkii Xamaas ee 7-dii October, oo ahaa kii ugu dhimashada badnaa taariikhda Israel, ayaa sababay dhimashada 1,210 qof, oo intooda badan ay yihiin dad rayid ah, sida laga soo xigtay tirakoobka AFP ee xogta rasmiga ah ee Israel.

Maalintaas, dagaal-yahannada ayaa sidoo kale afduubtay 251 qof, kuwaasoo 94 ka mid ah weli lagu haysto Gaza, oo ay ku jiraan 34 oo militariga Israel ay sheegeen inay dhinteen.

Ololaha aargoosiga ah ee Israel ee Gaza ayaa dilay 46,645 qof, oo intooda badan ay yihiin dad rayid ah, sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka ee dhulka ay Xamaas maamusho, tirooyinkaas oo Qaramada Midoobay ay u aragto kuwo la isku halleyn karo.

Ilo xog ogaal u ah wada-hadallada Dooxa ayaa hore u sheegay in madaxda hay’adaha sirdoonka ee Israel, ergooyinka Bariga Dhexe ee maamullada Mareykanka ee soo socda iyo kuwa baxaya iyo ra’iisul wasaaraha Qatar ay ku sugnaayeen wada-hadallada.

“Dhex-dhexaadiyeyaashu waxay wada-hadallo gaar ah la yeelan doonaan Xamaas,” ayuu yiri il-wareedka.

Qatar ayaa markii dambe sheegtay in wada-hadallada lagu qabanayo “heerka ugu sarreeya”.

XIGASHO VOA

Xuutiyiinta oo mar kale gantaalo ku weeraray Caasimada Israel.

0

Talaado 14, Jan 2025 {HMC} Milatariga Israel ayaa Talaadada maanta ah sheegay inay dhowr jeer isku dayeen inay soo ridaan gantaal laga soo riday Yemen kaasi oo dhawaqa digniinta ka yeeray bartamaha dalka.

Weerarkan ugu dambeeyay ayaa yimid wax ka yar maalin ka dib markii Xuutiyiinta Yemen ay sheegeen inay gantaal ku rideen Tel Aviv, kaasi oo ciidamada Israel ay sheegeen inay dhex ka qabteen.

“Ka dib markii digniinta lagu dhawaaqay meelo badan oo ku yaalla bartamaha Israel, waxaa la sameeyay dhowr isku day oo lagu qabanayo gantaal laga soo riday Yemen,” ayuu militarigu ku yiri bayaan uu soo saaray abaare 3:30 subaxnimo (0130 GMT).

“Gantaalka waxay u badan tahay in la qabtay,” ayuu yiri, isagoo intaa ku daray in aan la soo sheegin wax dhaawac ah ama burbur ah.

Xuutiyiinta Yemen ayaa xaqiijiyay weerarkii subaxii Talaadada, iyagoo sheegay inay rideen “gantaal xawaare sare leh” oo ku socda “magaalada Jaffa ee la haysto”, taasi oo ula jeedaan xarunta ganacsiga Israel ee Tel Aviv.

Gantaal ridista ayaa timid ka dib weerarkii habeenka Isniinta kaasi oo la sheegay in lagu qabtay gantaal kale oo laga soo riday Yemen “ka hor inta uusan soo gelin dhulka Israel”, sida uu sheegay militariga.

Xuutiyiinta ayaa sidoo kale sheegay inay rideen afar diyaaradood oo aan duuliye lahayn oo ku socda isla gobolkaas.

Waxay ballan qaadeen inay sii wadi doonaan howlgalladooda ilaa “inta laga joojinayo gardarrada loo geysanayo Falastiiniyiinta”.

Tan iyo markii uu dagaalka Gaza billaawday October 2023, Xuutiyiinta ayaa si isdaba joog ah gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ugu ridayey Israel taasi oo ay ku sheegeen inay tahay midnimo ay u muujinayaan Falastiiniyiinta.

Kooxda Xuutiyiinta ayaa gacanta ku haysa qaybo ka mid ah Yemen, Israel-na waxay dhowr jeer duqeysay bartilmaameedyada Xuutiyiinta ee gudaha dalka oo ay ku jirto caasimadda Sanca.

XIGASHO VOA

{DAAWO MUQAALKA} DF oo gurmad gaarsiisay deegano Hoostaga Degmada Ceelbuur oo AS ay maamulaan.

0

Talaado 14, Jan 2025 {HMC}  DF oo gurmad gaarsiisay deegano Hoostaga Degmada Ceelbuur oo AS ay maamulaan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DHAGEYSO} Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {14.01.2025}

Talaado 14, Jan 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiqani Osoble

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HAKAAN KA DHEGEEYSO WARKA HABEENIMO

{DAAWO SAWIRADA} Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Tagay xarunta taliska ciidamada xuduudaha Ciraaq.

0

Talaado 14, Jan 2025 {HMC} Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya  Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa booqasho rasmi ah ku tagay xarunta taliska ciidamada xuduudaha ee Dowladda Ciraaq, isagoo ay weheliyaan Taliye ku xigeenka labaad ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdalla Cabdalla, Agaasimaha guud ee Wasaradda Amniga Yuusuf Cali iyo Safiirka Soomaaliya ee Dalka Ciraaq Danjire Ridwaan Xirsi Maxamed.

Wafdiga Wasiirka ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay xarunta, waxaana qaabilay Taliyaha Ciidanka Xuduudaha, Sareeyo Guuto Maxamed Cabdil Wahab Sukkar iyo saraakiil sare oo ka tirsan taliska.

Intii ay booqashada ku guda jireen, wafdiga ayaa dhageystay warbixin kooban oo ku saabsan waajibaadka muhiimka ah ee talisku fuliyo, gaar ahaan howlaha lagu xaqiijinayo nabadgelyada xuduudaha dalalka deriska ah, iyadoo la adeegsanayo nidaamyada casriga ah iyo farsamooyinka tiknoolojiyadda horumarsan.

Sidoo kale, Wasiirka iyo wafdigiisu waxay indha indheeyeen xarunta la socodka iyo xakamaynta dalka Ciraaq, halkaas oo sawirrada iyo muuqaalada laga soo duubay xuduudaha dalalka deriska ah looga soo gudbiyo xarunta dhexe ee Baqdaad, si loo fududeeyo kormeerka iyo ilaalinta xuduudaha.

Wasiirka Fartaag ayaa ammaanay shaqada xirfadeed ee ay qabtaan taliska ciidamada xuduudaha Ciraaq, gaar ahaan dadaallada ku aaddan ka hortagga soo galootiga sharci-darrada ah iyo hawlaha ka dhanka ah tahriibka, isagoo ku tilmaamay dadaalladaas kuwo mudan in laga tusaale qaato.

Booqashadan ayaa qeyb ka ah xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga la-dagaalanka argagixisada ee Soomaaliya iyo Ciraaq, isdhaafsiga waaya aragnimada iyo farsamooyinka la xiriira ilaalinta xuduudaha.

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Xooga Iyo Kuwa Deegaanka oo Si wada jir ah u Fuliyay Howlgalo Qorsheysan.

0

Talaado 14, Jan 2025 {HMC} Ciidamada Xooga Iyo Kuwa Deegaanka oo Si wada jir ah u Fuliyay Howlgalo Qorsheysan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay 14-01-2024

Talaado 14, Jan 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.