Talaado 14, Jan 2025 {HMC} Maxaa ku dhacay Garaad Jaamac Markii uu is yiri Deegaanada SSC ka gala dhinaca Jigjiga ee DDS.?
Markabkii Shiinaha ee lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya ‘oo la sii daayey’
Talaado 14, Jan 2025 {HMC} Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa sheegtay Isniinta maanta ah in markab kalluumeysi oo laga leeyahay Shiinaha, kaas oo lagu afduubtay meel ka baxsan xeebta Soomaaliya bishii November, la sii daayay isaga iyo 18 shaqaale ah oo saarnaa.
Safaaradda ayaa qoraal ay soo dhigtay barta X ku sheegtay in shaqaalaha la soo badbaadiyay Isniintaka dib “dadaallo aan kala go’ lahayn oo ay samaysay dowladda Shiinaha.”
“Dowladda Shiinaha waxay si adag u cambaareyneysaa falkan foosha xun oo khatar galiyay badqabka shaqaalaha iyo amniga maraakiibta caalamiga ah, waxayna sii wadi doontaa inay si adag u difaacdo xuquuqda sharciga ah ee muwaadiniinta Shiinaha iyo shirkadahooda ku sugan dibadda,” ayaa lagu yiri qoraalka.
Markabka iyo shaqaalihiisa ayaa la afduubtay dabayaaqadii bishii November waxaana lala aaday degmada Xaafuun ee dowlad-goboleedka Puntland, oo ah dhul ku yaalla waqooyi-bari Soomaaliya.
Burcad-badeedda afduubatay markabka ayaa markii dambe dalbaday madax-furasho dhan $10 milyan.
Lama oga in lacagta la bixiyay iyo in kale.
Qoraalka safaaradda ayaa lagu sheegay in “dowladda Shiinaha ay wadashaqeyn iyo iskaashi dhow kala lahayd” mas’uuliyiinta dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo sidoo kale maamul-goboleedka Puntland dadaallada lagu soo bad-baadinayay markabka iyo shaqaalihiisa.
Afduubkan ayaa muujinaya caqabadaha joogtada ah ee amniga badda ee biyaha Soomaaliya. Soomaaliya ayaa waxaa muddo sanado ah aafeeyay burcad-badeednimo, taas oo heerkeedii ugu sarreeyay gaartay 2011, markaas oo Qaramada Midoobay ay sheegtay in in ka badan 160 weerar laga diiwaan geliyay xeebaha Soomaaliya.
Dhacdooyinka, si kastaba ha ahaatee, si aad ah ayay hoos ugu dhaceen tan iyo markaas, taas oo inta badan ay sabab u aheyd joogitaanka ciidamada badda ee Maraykanka iyo xulafadiisa ee biyaha caalamiga ah.
{DAAWO MUQAALKA} Sacuudiga oo bacraminayo uraniumka Nukliyeerka
Isniin 13, Jan 2025 {HMC} Sacuudiga oo bacraminayo uraniumka Nukliyeerka
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Kalluumeeysato kulunsanaa Biyaha Badda oo faah faahiyey Ka Bixiyey Dhibaatadii ay la kulmeen
Isniin 13, Jan 2025 {HMC} Kalluumeeysato kulunsanaa Biyaha Badda oo faah faahiyey Ka Bixiyey Dhibaatadii ay la kulmeen
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Daahir Shire Muxuu ka yri Arinta Hirshabeele.?
Isniin 13, Jan 2025 {HMC} Wasiir Daahir Shire Muxuu ka yri Arinta Hirshabeele.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Howlgalada ka socda puntland oo Faah_Faahin laga bixiyay.
Isniin 13, Jan 2025 {HMC} Howlgalada ka socda puntland oo Faah_Faahin laga bixiyay.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DHAGEYSO} Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {13.01.2025}
Isniin, 13, Jan,2025 (HMC) Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Muuse Ali Herow
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
HAKAAN KA DHEGEEYSO WARKA HABEENIMO
Armed groups kill at least 40 farmers in Nigeria’s Borno State.
Monday 13, Jan 2025 {HMC} At least 40 farmers have been killed in an attack by armed groups in Nigeria’s northeastern Borno State, according to government officials.
Fighters from the Boko Haram group and ISIL (ISIS) affiliate in West Africa Province (ISWAP) were suspected of carrying out the attack, Borno State Governor Babagana Umara Zulum and State Information Commissioner Usman Tar said on Monday.
Tar said the groups rounded up dozens of farmers in Dumba on the shores of Lake Chad and shot them dead late on Sunday.
“Initial report indicates about 40 farmers have been killed while the whereabouts of many who escaped the attack are being traced for reunion with their families,” Tar said.
The state government has ordered soldiers battling rebel fighters in the region “to track and obliterate the insurgent elements” operating around Dumba and their enclaves in the wider Lake Chad area, Tar added.
The farmers “strayed off” the safe limit set by the armed forces for farming and fishing in the area that is a sanctuary for fighters from ISWAP and Boko Haram and is dotted with landmines and “prone to nocturnal attacks”, the commissioner said.
Governor Zulum warned civilians to stay within designated safe zones that have been cleared by the army of both fighters and munitions.
He also called for an investigation into the attack by the armed forces.
Lake Chad, which straddles Nigeria, Niger, Cameroon and Chad, serves as a hideout for Boko Haram and ISWAP, which use it as a base to launch attacks.
Boko Haram took up arms in 2009 to fight Western education and impose their version of Islamic law.
Some 35,000 civilians have been killed and more than two million have been displaced in the northeastern region, according to the United Nations.
Source: Al Jazeera
DR Congo says several towns recaptured from rebels, but fighting persists.
Monday 13, Jan 2025 {HMC} Several towns that fell to armed groups in the eastern Democratic Republic of the Congo (DRC) have been recaptured by government forces, according to the Congolese army.
The Armed Forces of the DRC (FARDC) said some of the recovered towns have been occupied by rebels for months, including Ngungu, a key town in the Masisi territory that is near North Kivu’s provincial capital, Goma. Towns in South Kivu province have also been retaken.
“They [the rebels] have seen their adventure come to a halt by the FARDC,” Guillaume Ndjike Kaiko, army spokesman in North Kivu, told reporters, listing the other recovered towns as Lumbishi, Ruzirantaka, Kamatale, Bitagata and Kabingo.
“All over there, they have been pushed back,” Kaiko said on Sunday, attributing the victories to a joint military operation led by the commanders of the provinces.
Still, rebels have made advances in other areas amid intense fighting in the conflict-battered region. Some Masisi villages remain under the control of rebels, including its centre known as the Masisi Center.
DRC’s eastern region has been embroiled in conflict for decades, with more than 100 armed groups vying for territory in the mineral-rich region, near the border with Rwanda. Since 2022, the M23 rebel group has been embroiled in a conflict with the army that has displaced nearly two million people. Kinshasa and the United Nations accuse Rwanda of supporting M23 with troops and weapons – something Rwanda denies.
Conflict in this region has created one of the world’s largest humanitarian crises. Since 1998, approximately six million people have been killed while roughly seven million have been displaced internally.
‘We hope we will have a safe place’
News of the reclaiming of the towns brought mixed feelings among villagers who fled the areas. They worried about their safety as they celebrated their return home.
“We are in Ngungu, but we continue to suffer because the security is not well established,” said Nsabimana Alexis, a resident. “People continue to die, we just buried a person 30 minutes ago,” he said.
Rita Ritagaza, another Ngungu resident, told Al Jazeera, “We are trying to get far away from the area. M23 have been launching heavy artillery on our homes. We hope we will have a safe place for our family away from here.”
Frequent clashes between Congolese forces and M23 rebels have made dozens of villages inaccessible and out of the reach of aid.
“Conditions are really difficult. We’re overstretched and we’re looking at a grim future,” said David Munkley, NGO World Vision director for the Eastern DRC.
In Masisi, displaced camps and aid facilities are being squeezed as more people try to seek refuge from the violence, French charity Doctors Without Borders (MSF) said.
“We are doing our best to respond to this situation. But the severe lack of humanitarian responders in the area is making things difficult,” said Romain Briey, the MSF coordinator in Masisi.
Source: Al Jazeera
Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay hanaanka kamid noqoshada Guddiga Tacliinta Qaranka Soomaaliya.
Isniin 13, Jan 2025 {HMC} Bayaanka ka soo baxay Wasaaradda waxbarashada iyo Hidaha tacliinta Sarre ee Dalka ayaa lagu cadeeyay in fursadaan ay tahay mid diiradda lagu saarayo xoojinta iyo horumarinta tacliinta sare ee Soomaaliya.
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa bayaankeedi ku faah faahisay waajibaadka Guddiga oo ay noqon doonaan, Dejinta siyaadaha qaran ee Tacliinta Sare, oo la jaangaadi kara ujeeddooyinka guud ee Qorshaha Qaranka, Ka talabixinta horumarinta Tacliinta Sare iyo ku xirideeda baahida suuqa, Dejinta halbeegyada qarán ee ogolaanshaha baraamijta kala duwan ee hay’adaha Tacliinta Sare.
Waajibaadka Guddigaan waxaa qeyb ka ah, Korjoogtaynta siyaasadaha dowladda, ee ku aadan Tacliinta Sare, Qiimaynta shaqa gudashada hay’adaha Tacliinta Sare ee dalka, Fududaynta iskuxirka Hay’adaha Tacliinta Sare, Dejinta xeerarka qaran ee khuseeya Tacliinta Sare, Korjoogtaynta xinirka dibadda ee hay’adaha Tacliinta Sare, iyo
Dejinta qorshayaasha fog ee iskaashiga hay adaha Tacliin- ta Sare iyo kuwa caalamiga ah.
Shuruudaha xubinnimada Guddiga waxaa ka mid ah soo gudbinta dukumentiyo rasmi ah, oo ay ku jiraan CV, shahaadooyin tacliimeed, warqad codsi shaqo, iyo cilmibaarisyo hore.
Xubnaha cusub ayaa lagu dooran doonaa hannaan waafaqsan Sharciga Tacliinta Sare, gaar ahaan Qodobka 12aad iyo faqradihiisa kala duwan oo qeexaya habraaca xulashada iyadoona codsiyada la xareyn doono illaa 30ka Janaayo 2025, waxaan a ay Wasaaraddu sheegtay in loo baahan yahay xubno leh aqoon, waayo-aragnimo, iyo karti sare si ay ugu adeegaan hormarinta nidaamka waxbarasho ee dalka.
HOOS KA AKHRISO BAYAANKA WASAARADA WAXBARASHADA




