Home Blog Page 1369

Dowllada Soomaaliya oo Qarameysay Boqolaal ka tirsan Ciidamada Deegaanka.

Axad 12, Jan 2025 {HMC} Wasiirka Badroolka Xukumadda Soomaaliya Daahir Shire Maxamed oo aay wehliyaan Agaasimaha hay’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage Xildhibaanno Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa maanta la wareegay boqolaal ka tirsan Ciidamada deegaanka oo dowladda Soomaaliya Qarameysay.

Ciidamada deegaanka oo ku hubeesnaa gaadiidka dagaalka ayaa door fiican ka qaatay howlgalka ka dhanka ah kooxda AS ee ka socday gobolka Hiiraan.

Wasiirka iyo Taliyayaasha ayaa ciidaman dowladda maanta qarameysay u ballan qaadeeen in aay heli doonaan xuquuq walba, ayagana looga fadhiyo in aay laba jibaaraan howlgalka ka dhanka ah kooxda AS.

Ciidamadaan maanta la qarameeyay ayaa laga soo saaray xerada lamagaalay oo ay horay udaganaayen iyagoo ka amar qaadanayay maamulka lamagac baxay Hiiraan State waxanaa si toos ah ula wareegay xerada lamagalaay ciiidamada xooga dalka iyo NISA oo lagu wareejiyay Amniga guud ee Magaalada Baladwayne Saddaxda Bilood ee soo socota.

Wasiirka Batroolka, Taliyaha NISA iyo Xildhibaanada federaalka ayaa maalmahaan Magaalada Baladwayne ujoogay in xal rasmi ah ukenaan Baladwayne oo bilihii lasoo dhaafay ka jireen xaalada isbiirsaday oo Cuuryaamiyay Hormaradii Magaalada.

Dhawaan ayeey aheed markii Ciidamada Xoogga iyo Kuwa NISA ay qaadeen isbaarooyinkii tubnaa inta udhaxaysa Magaalada Baladwayne iyo Degmada Matabaan oo si wayn loohu dhibaatayn jiray Gadiidlayda Safarka ah.

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay

0

Axad 12, Jan 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY  

{DAAWO SAWIRADA} DFS oo si rasmi ah ula wareegtay xarumaha maamulka gobalka Hiiraan.

0

Axad 12, Jan 2025 {HMC} Masuuliyiintii maamulka la baxay Hiiraan State Cabduqaadir Colow iyo Cabdirashiid Ilkacase ee halkii sano ee lasoo dhaafay gacanta ku haayay xarumaha maamulka gobolka Hiiraan, kan degmada Baledweyne iyo xerada Militariga ee Lamagalaay ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyay dhamaan xarumahaas masuuliyiin ka socotay dowladda Fedaraalka.

Xarumahaan ayaa waxaa lagu wareejiyay Masuuliyiinta dowladda Fedaraalka Soomaaliya ee maalmahii la so dhaafay ku sugnaa Magaalada Baledweyne,
Masuuliyiinta ka socday Dowladda Soomaaliya waxaa hoggaaminayaan Wasiirka Batroolka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Munaasabad kooban oo lagu wareejinaayay xarumaha ayaa ka hadlay qaar kamid ah Maamulkii sheegtay Hiiraan Sate ee gacanta ku haayay xarumaha ay manta wareejinayaan

Wasiirka Batroolka Soomaaliya iyo Taliyaha NISA oo dhankooda ka hadlay goobta ayaa balan qaaday in dowladda Fedaraalka ay ka shaqeyn doonto in dadka reer Hiiraan ay helaan nidaam loo dhan yahay.

Wasiir Daahir Shire iyo mas’uuliyiinta kale ka socota dowladda Fedaraalka ayaa ugu baaqay shacabka reee Baledweyne iney taageeraan dadaalada dowladdu ku xoojinayso amniga iyo maamul wanaagga, waxayna ballan qaadeen in xarumahaan ay ku sameynayaan dhib u dhis xoogan si loogu adeego bulshada.

Intaas kadib ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta furay dhamaan wadooyin muhiimka ah oo xirnaa tan iyo markii magaalada Baledweyne ay ka bilaawdeen maamulada isdiidan iyo dagaalo u dhaxeeyo Maamulada ku muransanaa Gacan ku haaynta Magaalada Baladweyne

{DAAWO MUQAALKA} Taliye Odawaa” Suurta gal ma ahan Nimankii AS ka Xureeyay Hiiraan in ay Difaacyo Iskugu Jiraan”

0

Axad 12, Jan 2025 {HMC} Taliye Odawaa” Suurta gal ma ahan Nimankii AS ka Xureeyay Hiiraan in ay Difaacyo Iskugu Jiraan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Daahir Shire oo si adag ula Hadlay Ciidamadii Maanta La qarameeyay.

0

Axad 12, Jan 2025 {HMC} Wasiir Daahir Shire oo si adag ula Hadlay Ciidamadii Maanta La qarameeyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Taliye Sanbaloolshe oo Baladweyne kula hadlay Ciidamadii Deegaanka ee Maanta la Qarameeyay.

0

Axad 12, Jan 2025 {HMC} Taliye Sanbaloolshe oo Baladweyne kula hadlay Ciidamadii Deegaanka ee Maanta la Qarameeyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Mogadishu Mayor, Italian Ambassador discuss strengthening bilateral cooperation

0

Sunday 12,Jan. 2025{HMC}  The Governor of Banadir and Mayor of Mogadishu, Mr. Mohamed Ahmed Amir, hosted a meeting with the Italian Ambassador to Somalia, Amb. Pier Mario Daccò Coppi, at the Mogadishu City Hall. The discussion centered on strengthening bilateral relations and fostering a cooperative partnership between the two sides.

Mayor Amir expressed gratitude to the Italian government for its longstanding support to Somalia, emphasizing the deep historical ties between the two nations. The meeting also explored opportunities for collaboration between local governments in Italy and Mogadishu, with a focus on implementing developmental projects to empower youth.

Additionally, both parties discussed Italy’s potential role in the restoration of historic buildings in Mogadishu, contributing to the city’s development and beautification plans.

The discussions highlighted Italy’s commitment to supporting Somalia’s recovery through sustainable initiatives. The Mayor underscored the importance of partnerships that enhance the city’s infrastructure and improve the livelihoods of its residents, marking a step forward in fostering a stronger relationship between Mogadishu and Rome.

Federal government takes control of Hiiran administration centers in Beledweyne town

0

Sunday 12,Jan. 2025{HMC}   Somali federal government forces have officially taken over the Hiiran regional administration centers, including the Beledweyne district and the Lamagalaay military camp, which had been under the control of the Hiiran State administration for the past year.

Hiiran State administration officials, including Abdukadir Olow and Abdirashid Ilkacase, formally handed over these centers to federal government representatives following an agreement.

A federal government delegation led by Minister of Petroleum Dahir Shire Mohamed, National Intelligence and Security Agency (NISA) Director Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe, and Parliament members representing the Hiiran region attended the handover ceremony in Beledweyne town on Sunday.

Minister Dahir Shire Mohamed and NISA Director Sanbaloolshe assured the community that the federal government would prioritize inclusivity in governance and ensure the provision of federal services in Beledweyne. They urged local residents to support the government’s efforts to strengthen security and implement good governance, emphasizing that the administration centers will be rebuilt to serve the community’s needs.

As part of the transition, the Somali National Army (SNA) reopened critical roads in Beledweyne that had been closed since the federal parliamentary elections in February 2022. The prolonged road closures have disrupted the town’s movement of goods and vehicles.

Ethiopia, Somalia to restore full diplomatic relations, statement says.

0

Sunday 12,Jan. 2025{HMC}   Ethiopia and Somalia have agreed to restore and enhance their bilateral relations through full diplomatic representation in their respective capitals, the two nations have announced in a joint statement.

This agreement on Saturday follows Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed’s warm reception of Somali President Hassan Sheikh Mohamud, where the leaders held high-level discussions focused on strengthening relations and addressing mutual priorities.

In April 2024, Somalia expelled the Ethiopian ambassador amid the Somaliland port deal dispute and shut down Addis Ababa’s consulates in Hargeisa as tensions mounted, until the dispute was resolved through the Türkiye-brokered Ankara Declaration.

The two leaders also stressed the importance of their diplomatic missions closely cooperating in multilateral and regional forums on issues of shared interest, according to the statement.

Reiterating their commitment to the Ankara Declaration, they agreed to expedite the technical negotiations outlined in the agreement.

The Ankara Declaration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud’s visit to Ethiopia marks his first official trip since Türkiye-mediated talks resolved long-standing disputes between the two countries.

“This visit builds on the recent agreement reached in Ankara. This renewed cooperation underscores a new era of collaboration between Somalia and Ethiopia,” said a statement from the Somali Presidency, Villa Somalia.

The dispute between Ethiopia and Somalia originated in January 2024, when Ethiopia signed an agreement with Somalia’s breakaway region of Somaliland to use the Red Sea port of Berbera. Since then, Türkiye has actively mediated to ease tensions between the two nations.

The Ankara Declaration was reached last December during talks hosted by Turkish President Recep Tayyip Erdogan, with Somali and Ethiopian leaders in attendance.

 

{DAAWO MUQAALKA} Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay dardaegalinta howlgalka cusub.

0

Axad 12, Jan 2025 {HMC} Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay dardaegalinta howlgalka cusub.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA