Khamiis 9 Jan 2024 {HMC} Maxay ka Wada Hadleeyn Taliye Sambaloolshe iyo Odoyaasha Xawaadle.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
Khamiis 9 Jan 2024 {HMC} Maxay ka Wada Hadleeyn Taliye Sambaloolshe iyo Odoyaasha Xawaadle.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
Thursday 9,Jan,2025 {HMC} Somali government troops, working alongside local militias, have seized key territories in the Hiiraan region from Al-Shabaab militants. The operation marks a decisive victory in the nationwide campaign to dismantle the extremist group’s strongholds.
The liberated areas include Beera Yabaal, Jibibow, Biya Madoobe, and Arooso, all located along the Shabelle River. These territories, critical to Al-Shabaab’s covert operations, lie between the districts of Buulaburte and Halgan, where the group has long maintained a presence.
“This was a well-planned mission that severely weakened the militants’ capacity to operate,” said a senior military officer involved in the operation. Officials also noted that Al-Shabaab fighters had used boats to cross the Shabelle River from western Hiiraan, an area where the group remains entrenched.
Hiiraan holds a notable place in Somalia’s fight against Al-Shabaab. It was in this region that local communities, tired of violence and extortion, initiated a grassroots uprising against the militants. The latest operations not only reinforce those early efforts but also highlight the growing partnership between Somali forces and local fighters.
“The cooperation is vital,” said another official. “It shows the strength of our communities when united against a common enemy.”
The operation in Hiiraan is part of a broader push to liberate areas still under Al-Shabaab control. Across Somalia, security forces are preparing for coordinated offensives to eliminate the group’s remaining strongholds.
Key leaders such as Somali National Army Commander Odowaa Yusuf Raage and National Intelligence and Security Agency (NISA) Chief Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe spearhead efforts in Hiiraan. Their focus now shifts to western parts of the region, where Al-Shabaab still wields significant influence.
Thursday 9,Jan,2025 {HMC} Somalia’s passport has climbed to 102nd place in the 2025 Henley Passport Index, offering visa-free access to 35 destinations worldwide.
Somalia’s passport ranking has seen minimal changes over the past decade. In 2015, it was ranked 108th. While the current ranking represents progress, it pales in comparison to countries like the United Arab Emirates, which has surged 32 places over the same period, now holding 10th place with visa-free access to 185 destinations.
The Henley Passport Index, a globally recognized ranking system, evaluates the travel privileges of 199 passports based on their access to 227 destinations without requiring a visa. Somalia’s position illustrates the ongoing limitations of its travel freedom, particularly compared to top-ranked Singapore, whose passport holders enjoy visa-free access to 195 destinations.
The 2025 report sheds light on global inequality in mobility, with African nations disproportionately affected by visa restrictions. Somalia’s passport ranking aligns with broader trends across the continent, where visa rejection rates remain high. Research shows that African applicants for Schengen visas are twice as likely to face rejection compared to applicants from other regions.
Professor Mehari Taddele Maru of the Migration Policy Centre attributes the disparity to systemic issues. “High rejection rates for African applicants reflect a combination of weak economies and discriminatory policies that reinforce global mobility inequality,” he said.
Khamiis 9 Jan 2024 {HMC} Ciidamada Somaliland oo gacanta ku soo dhigay eedaysanayaal dil ka geestay Gabiley.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
Khamiis 9 Jan 2024 {HMC} Qaar kamid ah Ducaadda Awqaafta oo baaq nabadeed ujeediyay beelaha dhawaan dirirtu dhexmartay.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
Khamiis 9 Jan 2024 {HMC} Cadaadis ayaa soo foodsaaray Muslimiinta Itoobiya kadib markii Maamulka Dugsiyada magaalada Axum ee gobolka Tigray ee dalka Itoobiya uu soo rogay amar hablaha Muslimiinta ah u diidaya in ay xijaabka ku dhigtaan dugsiyada.
Amarkan ayaa sababay in in ka badan 159 hablood oo Muslimiin ahi ay ku dhacaan waxbarasho la’aan kadib markii loo ogolaan waayay in ay dugsiyada ku dhigtaan xijaabka ay diinta Islaamku ku waajibisay dumarka Muslimiinta ah.
Golaha Sare ee Islaamka Gobolka Tigray ayaa cambaareeyay tallaabadan isaga oo ku tilmaamay xadgudub ka dhan ah sharciga ixtiraamka diimaha ee Itoobiya u yaalla. “Tallaabadani waxay xagal-daacinaysaa dhaqanka ixtiraamka diimaha kala duwan ee waddanka,” ayaa lagu yidhi war kasoo baxay golaha sida VOA qortay.
“Goluhu wuxuu ku eedeeyey maamulka dugsiyada in ardayda gabdhaha ah ee Muslimiinta ahi ay wajahayaan cabsi-gelin, iyadoo qaarna la xidhay, qaar kalena lagu dhibaateeyay xijaabkooda.”
Mid ka mid ah hablaha fasalka 12-aad ee Muslimiinta ah ee Dugsiga Sare ee Axum oo magaceeda qarisay ayaa VOA ku tidhi, “Iyadoo ardaydii aanu isku fasalka ahayn ay waxbarashadoodii wataan, anigu guriga ayaan joogaa. Waxa aan rajaynayaa in dowladdu ay amarkan dib u eegis ku samayso.”
Talaabadan ayaa sii kordhinaya tirada ardayda Itoobiya ee dugsiyada ka maqan, oo markii hore ahaa 9 milyan oo arday, kuwaasi oo awoodi waayay in ay dugsiyada tagaan colaadaha iyo masiibooyinka dabiiciga ah awgood. Waxa la xidhay in ka badan 6,000 oo dugsi Itoobiya oo dhan ah, sida ay Qaramada Midoobay sheegtay.
Khamiis 9 Jan 2024 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday inay u tartamayso kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU PSC).
DFS ayaa ku tilmaantay tartankan mid ku saleysan sinnaanta iyo ka-qaybgalka istiraatiijiyada nabadda ee Afrika, sida lagu xusay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.
Qoraalka Wasaaradda ayaa si rasmi ah u caddeeyay musharaxnimada Soomaaliya ee kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee muddo-xileedka 2025–2028.
“Muhiimadda uu kursigan u leeyahay Soomaaliya waa in ay door muuqda ka qaadato ajendaha nabadda iyo ammaanka ee Afrika, taas oo ka tarjumeysa safarkeeda dib-u-habaynta iyo sida ay uga go’an tahay mabaadi’da Pan-Africanism,” ayaa lagu yiri qoraalka.
Codsiga Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu gudbiyay Midowga Afrika, balse weli lama shaacin dalalka kale ee kula tartamaya Soomaaliya kursigan.
Si kaste ha ahaatee, Soomaaliya ayaa horey uga tanaasushay tartanka hoggaaminta Midowga Afrika, taas beddelkeed waxay kursi aan joogto ahayn ka heshay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Khamiis 9 Jan 2024 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn.
Khamiis 9, Jan 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Cali & Sahro Gabre
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
Khamiis, 9,Jan 2025 {HMC} Sheekhii tujinayay salaadda Janaasada AUN xaaskii Dayax Dalnuurshe oo ilmeyay iyo reer Muqdisho..