Home Blog Page 1390

Ilaalada xeebaha Jabuuti oo badbaadiyey kalluumaysato reer Somaliland ah oo la weysanaa mudo bil ah.

0

Khamiis, 9,Jan 2025 {HMC} Kalluumeysato muddo bil ku dhow lagu la’aa xeebaha Somaliland ayaa iyaga oo bad qaba hadda laga helay xeebaha dalka Jamhuuriyadda Jabuti.

Ciidaanka ilaalada xeebaa dalka Djibouti oo ku guuda jira howlahoda ilaalinta xeebaha ayaa soo samatabixiyaay saddex kaluumaysto oo bil ka hor ka soo shiraacday magaalada Berbera.

Kalluumaysatdaan ayaa sheegay in cilladi kaga timid laashkii oo beterigii uu ka dhacay sidaasna ay 19 beri ku dul sabeynayeen badda.

Saraakiisha ciidamada ilaalada xeebaha Jabuuti ayaa sheegay in ay hadda ka caawinayaan kalluumaysatadaan in ay ku laabtaan deegaannadii ay markii hore ka yimaadeen ee gudaha Somaliland.

Saddexdaan nin ayaa sheegay in xaaladoodu ay wanaagsantahay isla markaana ay ciidamadu si wanaagsan u soo dhaweeyeen oo u gacan siiyeen, haddana ay dib ugu laabanayaan halkii ay markii hore ka yimaadeen.

 

Howlgalo Isbaaro Qaadis ah oo ka biloowday Gobolka Hiiraan.

0

Khamiis 9,Jan 2025 {HMC} Howlgal lagu Qaadayo Isbaarooyinka ayaa ka biloowday inta Udhaxeeyso Baladweyne ilaa degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan. Ciidamadan oo wato gaadiid dagaal oo farabadan ayaa manta ka baxay Magaalada Baladweyne.

Ku dhawaad 6 Isbaaro oo taalay Magaalada Baladweyne ilaa Deegaanka Ceelgaal ayey ku guuleeysteeyn in ay qaadan Ciidamada, Sida aan Wararka ku heleeyno meelaha qaar waxaa ka dhacay iska hor-imaad kooban oo Ciidamada iyo Maleeshiyadii isbaarada u taalay kamid ah.

Inta la xaqiijiyay Labo qof ayaa ka dhawacntay Howlgalka lagu qaadayo isbaaraayinka, waxaana Ciidamada wali ay wadaan howlgalkan Lagu qaadayo Isbaarooyinka. Gaadiidleeyda iyo Bulshada Magaalada ayaa Cabasho weyn ka Muujiyay Isbaarooyin farabadan oo lasoo dhigay deegaanadan.

Inta badan beelaha Gobolka Hiiraan dagto ayaa Soo Saxiixay Warqado, Qofkii lagu dilo Isbaaro in aysan wax door ah ku laheeyn Odoyaasha iyo qabiilada deegaanka. Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Generaal Odowaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidamada Nisa Cabdullaahi Maxamed Cali Sambalooshe ayaa Amar ku bixiyay la in qaado Isbaarooyinkan.

Wafdi kasocda Soomaaliya oo Masar u tegay Howlgalka cusub ee AUSSOM.

0

Khamiis 9,Jan 2025 {HMC} Wasiirka gaashaandhiga dowladda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Saraakiil kale ayaa gaarey magaaladda Qaahir oo berri ka furmayo Shir ku saabsan Howlgalka Midowga Africa ee AUSSOM, iyadoo Itoobiya iyo Burundi wali aan go’aan laga gaarin ka qeybgalkooda.

Masar ayaa u muuqata inay saameynta iyo hogaanka Howlgalka la wareegtay, waxayna noqday saaxiibka cusub ee dowladda Federaalka oo bishii August 2024 la gashay heshiiska amni, kaasoo Itoobiya u aragto mid laga leeyahay dano ku wajahan webiga Niil.

Soomaaliya ayaa waxaa ku sugan Ciidamo ATMIS ah, kuwaasoo hadda kooyada iyo magaca loo bedelayo, waxaana lagu wadaa in howlgalka cusub uu socda mudo sanad ah, waxayna ka koobnaan doonaa Ciidanka ka qeybgalaya illaa 12,000 oo askari, oo 1,040 ay yihiin boolis.

Shirka Qaahira ayaa lagu go’aaminayaa tirada Ciidamada Masar ee la geynayo Soomaaliya, iyadoo horey loo sheegay in 20% ay ka noqon doonaan guud ahaan Ciidamada AUSSOM. Al-Shabaab ayaa maamusha dhul ballaaran, waxaana mudo 17 sano ah lagula jiraa dagaal looga adkaan la’yahay.

Masar ayaa doonaysa inay booska Itoobiya buuxiso, laakiin waxay khubarada amiga sheegeen in Ciidamada Itoobiya oo aan dalka ka bixin ay keeni karto isku dhac labada Ciidan, oo dowladahooda uu khilaaf u dhaxeeyo.

{DAAWO MUUQAALKA} “Kalhuumeysata Soomaaliyed oo lagu waaysana Badda ayaa la helay” gudoomiye Kamaal.

0

Khamiis, 9,Jan 2025 {HMC} “Kalhuumeysata Soomaaliyed oo lagu waaysana Badda ayaa la helay” gudoomiye Kamaal.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Aamino oo Tacsi Gaar ah u dirtay qoyska Marxuun Farxiyo iyo Dayax Dalnuurshe

0

Khamiis, 9,Jan 2025 {HMC} Xildhibaan Aamino oo Tacsi Gaar ah u dirtay qoyska Marxuun Farxiyo iyo Dayax Dalnuurshe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Dagaal culus oo ka socda gobalka Hiiraan iyo khasaaraha.

0

Khamiis, 9,Jan 2025 {HMC} Dagaal culus oo ka socda gobalka Hiiraan iyo khasaaraha.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Somaliland renews licenses for three political parties following elections.

0

Thursday 9,Jan,2025 {HMC} Somaliland has granted legal licenses to three political parties—Waddani, Kaah, and Kulmiye—allowing them to remain official political entities for the next decade.

The licenses were awarded during a ceremony on Wednesday at the Ambassador Hotel in Hargeisa, attended by Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi Irro.

The three parties emerged victorious from Somaliland’s November 13, 2024 elections. President Irro commended the Commission for the Registration of Political Associations and Approval of National Parties (CRPAANP) for their diligence in overseeing the legal process and praised the Electoral Commission for conducting peaceful and orderly elections.

“The hard work of the committee and the smooth electoral process are commendable, and I congratulate all parties involved,” said President Irro.

Seven political associations competed in the elections, with the ruling Kulmiye party and opposition Waddani retaining their status. The newly formed Kaah party replaced the UCID party, which failed to secure a position.

{DAAWO MUUQAALKA} Qaban qaabada Aaska AUN xaaskii Dayax dalnuurshe oo ka socota Muqdisho.

0

Khamiis, 9,Jan 2025 {HMC} Qaban qaabada Aaska AUN xaaskii Dayax dalnuurshe oo ka socota Muqdisho.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Foreign Islamic State fighters surrender to Puntland authorities.

0

Thursday 9,Jan,2025 {HMC} Foreign members of the Islamic State group have surrendered to Puntland authorities, the state’s Information Minister, Mahmoud Aided Dirir, announced on Tuesday.

Dirir revealed that arrangements are underway to repatriate the surrendered fighters to their home countries with the assistance of international organizations, including the International Organization for Migration (IOM) and the Red Crescent. However, he declined to disclose the number of fighters, their nationalities, or a timeline for their return.

“There were foreigners who surrendered, and the process of deporting them to their countries is underway. The IOM and the Red Crescent are collaborating with us,” said Dirir during a press briefing.

The minister emphasized that all individuals, whether Somali or foreign nationals, who have been involved in crimes will face justice equally under the laws.

Dirir also dismissed rumors that foreign fighters would be excluded from President Said Abdullahi Deni’s amnesty program, affirming that the offer remains open.

{DAAWO MUUQAALKA} Nabadoon Cabdullahi “Dagaalka kasoo Cusboonaatay Hiiraan iyo Sh/Dhexe Siyaasiyiin ayaa hurinaayo”

0

Khamiis, 9,Jan 2025 {HMC} Nabadoon Cabdullahi “Dagaalka kasoo Cusboonaatay Hiiraan iyo Sh/Dhexe Siyaasiyiin ayaa hurinaayo”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.