Home Blog Page 1398

Madaxweyne Macron:”Hogaamiyeyaasha Afrika ‘waxay illoobeen inay u mahadceliyaan Faransiiska”

0

Talaado 7, Jan 2025 {HMC} Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in dalalka Afrika ay ” illoobeen” inay u mahadceliyaan Faransiiska sida uu dalalkooda uga badbaadiyay inay maamulaan kooxaha hubeysan.

“Waxaan u maleynayaa inay illoobeen inay noo mahadceliyaan, laakiin waa caadi, waxay imaan doontaa waqtigeeda,” Macron ayaa yiri sidaa.

Midkoodna ma yeelan lahaayeen dowlad madax-bannaan haddii uusan Faransiisku ciidankooda u soo dirin gobolkan,” ayuu hadalkiisa ku daray hoggaamiyaha Faransiisku.

Faallooyinkiisa ayuu ku sheegay kulan sanadle ah oo ka dhacay magaalada Paris oo ay isugu yimaadeen safiirada Faransiiska, waxaana diirada lagu saaray siyaasada arrimaha dibadda ee Faransiiska ee sanadkan 2025-ka.

XIGASHO BBC

Dowladdaha Suuriya iyo Urdun oo iska kaashanaya xoojinta amniga xuduudaha

0

Talaado 7, Jan 2025 {HMC} Dowladaha Urdun iyo Suuriya ayaa bilaabay iskaashi cusub oo ay ku sugayaan xuduudda ay wadaagaan, si ay uga hortagaan tahriibka hubka iyo daroogada, isla markaana ula dagaalamaan in kooxda Daacish (ISIS) ay dib ugu soo laabato gobolka.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Urdun, Ayman Safadi, ayaa ku tilmaamay guddi-wadaagga cusub ee amniga inay tahay tallaabo muhiim ah oo lagu xaqiijinayo maamul.

“Waa tallaabo loo qaaday dhinaca wada-shaqeynta iyo hagaajinta xaaladda guud ee amniga xuduuddaha,” ayuu yiri Safadi, isagoo sidoo kale ka hadlay muhiimadda iskaashiga labada dhinac ee ka dhanka ah kooxaha argagixisada.

Dhanka kale, Wasiirka Arrimaha Dibadda Suuriya, Al-Shibani, ayaa fursaddan uga faa’iidaystay inuu mar kale ku celiyo baaq uu ku codsanayo in cunaqabataynta Mareykanka ee saaran Suuriya laga qaado.

Wuxuu ku adkeystay in cunaqabatayntani ay tahay sababta ugu weyn ee hor istaagtay dadaallada dib u dhiska iyo soo kabashada Suuriya, taas oo ka dhalatay burburkii dagaalka sokeeye ee muddada dheer socday.

Sida ay wararku sheegayaan, guddiga wadajirka ah ee amniga ayaa xoogga saaraya in si gaar ah loola dagaallamo tahriibka daroogada, taas oo ka mid ah dhibaatooyinka ugu waaweyn ee ka jira xuduudda Urdun iyo Suuriya.

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Golaha Deegaanka Jowhar.

Talaado 7, Jan 2025 {HMC} Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Golaha Deegaanka Jowhar.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Maxuu Xildhibaan Barkhad Batuun ku Cabiray in Beeshiisa ay Wasiir Buuxdo Heleeyn Sanadkan.

Talaado 7, Jan 2025 {HMC}  Maxuu Xildhibaan Barkhad Batuun ku Cabiray in Beeshiisa ay Wasiir Buuxdo Heleeyn Sanadkan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Dhalinyaro Farabadan oo Ku bIiray Ciidamada puntland.

Talaado 7, Jan 2025 {HMC} Dhalinyaro Farabadan oo Ku bIiray Ciidamada puntland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Shiinaha oo sheegay in ugu yaraan 53 ruux ay ku dhinteen Dhul gariir ku dhuftay Tibet

Talaado 7, Jan 2025 {HMC} Saraakiil katirsan Dowladda Shiinaha ayaa sheegay in ugu yaraan 53 ruux ay ku dhinteen halka tiro kale ay dhaawacmeen dhul gariir ku dhuftay Gobolka Tibet, waxaa burburay guryo badan oo ay ku noolaayeen Dadkaas iyada oo lagu howlan yahay gurmadka degdega ah.

Mas’uuliyiin katirsan Shiinaha oo la hadlay Wakaaladda Wararka Xinhua ayaa sheegay in Dhul-gariirka uu aad u xoogganaa isla markaana uu saameyn taban ku reebay Nepal, India iyo meelo kale sida uu hadala u dhigay.

Dhul baaxad weyn oo dhaca Galbeedka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa laga cararay kolkii digniin xooggan loo diray Dadka ku nool mar haddii ay u nugul yihiin dhibaatada kasoo gaari karto dhul-gariirkaas la saadaalinayo.

Qaaradaha Afrika, Yurub iyo Aasiya waxaa sanadihii lasoo dhaafay aafo dhibaato xannuun badan ka tagay ku noqday Dhul-gariir, waxaa ku dhintay kumanaan qof, dhaawaca waa tiro ka badan inta geeriyootay iyo Dad ku guryo waayay.

Xildhibaano Dowladda Federaalka ku eedeeyay inay ciidamo qalqalgelin ah ku diyaarineyso xadka Soomaaliya iyo Kenya

Talaado 7, Jan 2025 {HMC} Qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Jubaland ayaa ku eedeeyay Dowlada Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Xafiiska Madaxweynaha iyo kan Ra’iisul Wasaaraha waxa ay ku tilmaameen shirqoolo iyo abaabulada ay ka wadaan xuduuda dheer ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya.

Bayaan ay si wada jir ah ay maanta usoo saareen Mudanayaashaani ayaa waxa ay shaaca uga qaadeen in ay  si dhaw ula socdaan qorshe ay sheegeen in Madaxda Dowlada Federalka iyo qaar kamida ah saraakiisha Ciidamada qalabka sida iyo shakhsiyaad horey deegaanada Jubaland uga soo shaqeyn jiray ay wadaan kuna howlan yihiin abaabulka iyo qorista ciidamo maleeshiyaad ah.

Xildhibaanadaan ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in Dowladda Federaalka ay dhaqaale iyo hub ay ku bixineyso maleeshiyaadkaan oo ay ku diyaarinayso dhulka xuduuda ah ee u dhexeeya Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland iyo Kenya, si ay uga dhex abuuraan qalalaase iyo amni xumo iyo in ay gudaha Kenya galiyaan ciidamo maleeshiyaad ah oo sida jabhadaha u hawl gala, si ay weeraro uga fuliyaan deegaanada nabdoon ee xuudada labada wadan ku teedsan.

Waxa ay Xildhibaanadaan ay sheegeen in ay Madaxda Dowlada Federaalka uga digeen in ay ka waantoobaan qorshahaas, isla markaana ay dib usoo celiyaan shakhsiyaadka ay hore u geeyeen deegaanada xuduudka ku teedsan.

Ugu dambeyn waxa ay xildhibaanadaan bayaan koodi ugu baaqeen Dowlad Goboleedka Jubaland iyo Shacabka Jubaland inay ka feejignaadaan Shirqoolo ay sheegen inay Xukuumada federaalka ka abaabuleyso degaanada Jubaland.

Somaliland Parliament approves 19 ministers in new government

Tuesday 7,January 2025 {HMC}  Somaliland’s House of Representatives overwhelmingly approved 19 ministers from President Abdirahman Mohamed Abdullahi Irro’s new administration during the ninth session of its 10th sitting on Monday.

Key cabinet members approved, including Minister of Information Ahmed Yasiin Sheikh Ali Ayaanle (65 votes), Minister of Foreign Affairs Abdirahman Dahir Aden (59 votes), and Minister of Defense Mohamed Yusuf Ali Ikacase (62 votes).

Other notable confirmations included Khadar Hussein Abdi as Minister of the Presidency (65 votes), Hassan Ahmed Duale (Maclin) as Minister of Local Government and Urban Development (64 votes), and Kaltuun Sheikh Hassan Abdi Madar as Minister of Planning (65 votes).

Ministers receiving unanimous or near-unanimous support included Ahmed Mohamed Farah Coofle (Youth and Sports), Jamaal Mohamed Jama (Communications and Technology), and Osman Ibrahim (Af-grab), minister of Transport, each receiving 65 votes.

The Minister of Investment, Said Mohamed Buraale ( 63 votes); the Minister of Environment, Abdullahi Osman Jama, received (64 votes), the Minister of Finance, Abdilaahi Hassan Adan Awaale received (65 votes), the Minister of Commerce, Abdirahman Hassan Nuux Furre received (65 votes), the Minister of Religion, Abdilaahi Dahir Jama received (65 votes), the Minister of Public Works, Hussein Ahmed Aydiid received (63 votes), and the Minister of Security, Abdale Mohamed Arab also received (65 votes).

Also, the Minister of Education, Ismail Yusuf Duale, the Minister of Health Development, Dr. Hussein Bashir Hirsi, and the Minister of Social Affairs and Family, Mr. Milgo Mohamed Elmi, received 65 votes each.

The approvals follow President Irro’s announcement on December 14 of a 48-member cabinet, comprising 28 ministers, 16 deputy ministers, and four state ministers. However, no explanation was provided as to why only 19 nominees were presented for parliamentary approval.

President Irro, the former opposition leader elected in November 2024, was inaugurated as Somaliland’s sixth president, succeeding Muse Bihi Abdi.

Source Hiiraan online

Puntland Security Forces conducts sweeping operations in Bari Region

Tuesday 7,January 2025 {HMC}  Puntland Counter-Terrorism Forces have carried out extensive operations in the Hamure area of Bari region, targeting terrorist elements.

The sweeping operation covered several locations in the region, focusing on areas where Daesh-affiliated extremists have reportedly been extorting and exploiting local civilians. The military’s presence aims to dismantle the group’s influence and restore security to the affected communities.

In addition to the operations, the mission commanders held awareness-raising sessions with local residents. These meetings emphasized the importance of collaboration between civilians and security forces in combating terrorism. Community members were also cautioned against being swayed by extremist ideologies and discouraged from cooperating with terrorist groups.

This operation marks a significant step in Puntland’s ongoing efforts to counter terrorism and strengthen trust between security forces and local populations.

Minister of Interior commends SoDMA’s efforts in Disaster Management

Tuesday 7,January 2025 {HMC} The Minister of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation of the Federal Government of Somalia, H.E Ali Yusuf Ali Hosh, has praised the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) for its dedicated efforts in addressing the impact of droughts and floods across the country. This came during his official visit to SoDMA’s central headquarters, where he reviewed ongoing operations.

During the visit, SoDMA Chairman Mahamud Moallim Abdulle welcomed the Minister and provided a comprehensive briefing on the agency’s achievements in disaster management. The Chairman highlighted the progress made by SoDMA in its mission to mitigate the effects of natural disasters since its inception.

The discussions also covered the current drought situation, ongoing humanitarian relief efforts, and collaborative plans to strengthen disaster response initiatives. Minister Ali Hosh expressed his appreciation for SoDMA’s work and urged the agency’s staff to accelerate efforts in managing the country’s disaster challenges.

This visit underscores the government’s commitment to supporting humanitarian initiatives and enhancing disaster response mechanisms to serve the affected communities.

Source SONNA