Talaado 7, Jan 2025 {HMC} Taliye Sanbaloolshe”Madaxdii Hiiraan State ee aaday itoobiya Dowladnimada ayaan kusoo celinay”
{DAAWO MUQAALKA} M/Cabdullaai Ganeey”Dowlada soomaaliya iyo anaga waxii Naga dhaxeeyey Manta Xal laga gaaray
Talaado 7, Jan 2025 {HMC} M/Cabdullaai Ganeey”Dowlada soomaaliya iyo anaga waxii Naga dhaxeeyey Manta Xal laga gaaray
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Raaxeeye” Dowlada soomaaliya iyo Khilaafka Cabdullaahi Ganeey waan dhameeyneyna.
Talaado 7, Jan 2025 {HMC} Xildhibaan Raaxeeye” Dowlada soomaaliya iyo Khilaafka Cabdullaahi Ganeey waan dhameeyneyna.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} DFS Oo Shaaicay Tiradii ugu badneeyd ee Lagu Hubinayo Nafaqada Beeraha.
Talaado 7, Jan 2025 {HMC}} DFS Oo Shaaicay Tiradii ugu badneeyd ee Lagu Hubinayo Nafaqada Beeraha.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Ciidamo ka Cabanayo Mushaar La’aan oo Dowlada Soomaaliya Fariin udiray
Talaado 7, Jan 2025 {HMC} Ciidamo ka Cabanayo Mushaar La’aan oo Dowlada Soomaaliya Fariin udiray
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Taliye Odowaa Oo Booqday Xerada Lama-galay ee Baladweyne.
Talaado 7, Jan 2025 {HMC}Taliye Odowaa Oo Booqday Xerada Lama-galay ee Baladweyne.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUQAALKA} Sidee u Saameeyey Soomaalida Mareeykanka Barafka iyo qabowga?
Talaado 7, Jan 2025 {HMC} Sidee u Saameeyey Soomaalida Mareeykanka Barafka iyo qabowga?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka Jiro in Gargaarka Soomaaliya uusan Gaarin dadkii Loogu tala-galay.?
Axad 7, Jan 2025 {HMC} Maxaa ka Jiro in Gargaarka Soomaaliya uusan Gaarin dadkii Loogu tala-galay.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUQAALKA} In ka Badan 15 Tuulo oo Hoos Tago Baladweye oo Dadka ku nool soo food sartay xaalad Biyo la,aan.
Axad 7, Jan 2025 {HMC} In ka Badan 15 Tuulo oo Hoos Tago Baladweye oo Dadka ku nool soo food sartay xaalad Biyo la,aan.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Wasiir Juxa oo kahor yimid xil ka qaadis lagu sameeyay Gudoomiyaha…….
Talaado 7, Janaury 2025 {HMC} Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee dowlad goboleedka Puntland Cabdi Faaraxn Juxa, ayaa si adag uga hor yimid xil ka qaadis la sheegay in golaha deegaanka ee degmada Saaxo ku sameeyeen guddoomiyihii degmadaasi iyo kuxigeenkiisa.
Wasiir Juxa , ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay xil ka qaadistan ay sameeyeen golaha deegaanka degmada Saaxo, waxa uuna sheegay in Wasaaradiisa ay wali guddoomiye iyo kuxigeen u aqoonsan tahay xubnahan la sheegay in xilka laga qaaday.
“Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland Cabdi Faarax Juxaa wuxuu go’aamiyey in aysan waxba ka jirin xilka qaadistii la sheegay in xilkii laga qaaday guddoomiyaha iyo guddoomiye Ku xigeenka degmada Saaxo ee gobolka Mudug” ayaa lagu yiri qoraalka wasaaradda.
Golaha deegaanka degmada Saaxo ee gobolka Mudug , ayaa la sheegay in kalsoonida kala noqdeen guddoomiyihii degmada iyo kuxigeenkiisa, waxa ayna ku eedeeyeen masuuliyiintan xil gudasho la’aan iyo in ay kasoo bixi waayeen shaqadii loo igmaday.



