Home Blog Page 1416

Magaalo Muhiim u Aheyd Ukraine oo Dagaal kula Wareegay Ruushka

Talaado 7, Jan 2025 {HMC} Ciidamada milatariga Ruushka , ayaa hormaro ka sameenaya dagaalka xooggan ay kula jiraan ciidamada Ukraine, waxa ayna Ruushka isku dayayaan in ay qabsadaan magaalooyin hor leh oo gacanta ugu jira dowladda Ukraine,.

Dagaallo maalmihii lasoo dhaafay socday ayaa ugu dambeyn ciidamada Ruushka ugu suurto gashay in ay kula wareegaan magaalada jiidda hore ee Kurakhove ee bariga Ukraine ee gobolka Donetsk, waxaana magaaladan ka baxay ciidanka Ukraine ee difaaca uga jiray.

Magaalada ciidamada Ruushka la wareegeen ayaa muhiimad gaar ah u laheyd ciidamada milatariga Ukraine, waxa ayna aheyd magaalada ay usoo maraan saadka ciidamada Ukraine ee ku sugan qeybo kamid ah bariga dalkaasi.

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Ruushka iyo kuwa Ukraine ayaa maalmihii lasoo dhaafay socday, dagaalka ayaana qarxay kaddib markii weeraro rogaal celis ah ay qaadeen ciidamada UKraine oo isku dayaya in ay soo ceshtaan magaalooyin laga qabsaday.

{DAAWO MUQAALKA} Taliye Sanbaloolshe”Madaxdii Hiiraan State ee aaday itoobiya Dowladnimada ayaan kusoo celinay”

Talaado 7, Jan 2025 {HMC} Taliye Sanbaloolshe”Madaxdii Hiiraan State ee aaday itoobiya Dowladnimada ayaan kusoo celinay”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} M/Cabdullaai Ganeey”Dowlada soomaaliya iyo anaga waxii Naga dhaxeeyey Manta Xal laga gaaray

Talaado 7, Jan 2025 {HMC}  M/Cabdullaai Ganeey”Dowlada soomaaliya iyo anaga waxii Naga dhaxeeyey Manta Xal laga gaaray

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Raaxeeye” Dowlada soomaaliya iyo Khilaafka Cabdullaahi Ganeey waan dhameeyneyna.

Talaado 7, Jan 2025 {HMC}  Xildhibaan Raaxeeye” Dowlada soomaaliya iyo Khilaafka Cabdullaahi Ganeey waan dhameeyneyna.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} DFS Oo Shaaicay Tiradii ugu badneeyd ee Lagu Hubinayo Nafaqada Beeraha.

Talaado 7, Jan 2025 {HMC}}  DFS Oo Shaaicay Tiradii ugu badneeyd ee Lagu Hubinayo Nafaqada Beeraha.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamo ka Cabanayo Mushaar La’aan oo Dowlada Soomaaliya Fariin udiray

Talaado 7, Jan 2025 {HMC} Ciidamo ka Cabanayo Mushaar La’aan oo Dowlada Soomaaliya Fariin udiray

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Taliye Odowaa Oo Booqday Xerada Lama-galay ee Baladweyne.

Talaado 7, Jan 2025 {HMC}Taliye Odowaa Oo Booqday Xerada Lama-galay ee Baladweyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Sidee u Saameeyey Soomaalida Mareeykanka Barafka iyo qabowga?

Talaado 7, Jan 2025 {HMC} Sidee u Saameeyey Soomaalida Mareeykanka Barafka iyo qabowga?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka Jiro in Gargaarka Soomaaliya uusan Gaarin dadkii Loogu tala-galay.?

Axad 7, Jan 2025 {HMC}  Maxaa ka Jiro in Gargaarka Soomaaliya uusan Gaarin dadkii Loogu tala-galay.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} In ka Badan 15 Tuulo oo Hoos Tago Baladweye oo Dadka ku nool soo food sartay xaalad Biyo la,aan.

Axad 7, Jan 2025 {HMC}  In ka Badan 15 Tuulo oo Hoos Tago Baladweye oo Dadka ku nool soo food sartay xaalad Biyo la,aan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA