Jimco 3′ Jan 2025 {HMC} Dowladda Itoobiya maxay ka tiri shirkii shalay dhexmaray wasiiradooda iyo madaxda Soomaaliya?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Jimco 3′ Jan 2025 {HMC} Dowladda Itoobiya maxay ka tiri shirkii shalay dhexmaray wasiiradooda iyo madaxda Soomaaliya?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Jimco 3′ Jan 2025 {HMC} Wada hadalo rasmi ah ayaa Socda waana la aasayaa wiilasha””Xildhibaan Raaxeeye”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Jimco 3′ Jan 2025 {HMC} Soomaaliya oo dib u eegis ku samaynaysa doorka Itoobiya ee Hawlgalka AUSSOM
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Jimco 3′ Jan 2025 {HMC} Maxay tahay Ujeedka uu RW Itoobiya u tagay Magaalada Godey ee DDS.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Jimco 3′ Jan 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn.
HOOSKA DAAWO WARARKA UGU WAAWEYN
Jimco 3 Jan 2025 {HMC} — Wiil yar oo carruur ah oo muddo iskaga dhex noolaa Beerta Duurjoogta oo ay ku sii jiraan xayawaanno ay ki mid yihiin Libaaxyo iyo Maroodiyo.
Beertan ayaa ku taalla Waqooyiga Zimbabwe
Wiilka yar ayaa nolol lagu helay kadib markii uu shan maalmood ku noolaa beertan dsida uu sheegay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka.
Sheekadan oo aad looga hadal hayo dalkaas ayaa ku bilaabatay markii Tinotenda Pudu uu ka lumay gurigoodii, isagoo socday ugu yaraan 23 km (14 mayl) si uu u galo “beerta khatarta badan” ee Matusadona, ayuu ku qoray xildhibaan Mutsa Murombedzi barta X (ee hore loogu yaqaannay Twitter).
Intii uu shantaas maalmood noolaa, wuxuu “seexanayay meelo buur ah oo dhagax ah, isagoo ku dhex jiray libaaxyo ciyaya, maroodiyo iska ag soconayey, xilli uu quudaneyey midhaha kayntaas,” ayaa la sheegay.
Beerta duurjoogta ee Matusadona waxaa ku sugan ku dhawaad 40 libaax. Wakhti ka mid ah, waxay aaggaas ku noolaa mid ka mid libaaxyada ugu badan Afrika, sida ay sheegtay hay’adda African Parks.
Dadka baraha bulshada ayaa si weyn u ammaanayay wiilka dhalinyarada ah adkeysigiisa.
“Tani waa wax ka baxsan fahamka aadanaha,” ayuu qof ku qoray barta X.
Qof kale ayaa qoray: “Wuxuu heli doonaa sheeko aad u xiiso badan oo uu ka sheekeeyo marka uu ku laabto iskuulka.”
Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Macalin Muse
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
Friday, January 3, 2025 {HMC} — The Russian Ministry of Defense reported that 22 Ukrainian drones were shot down over six regions of Russia during the night, including areas far from the Ukrainian border.
A brief statement released on the ministry’s social media accounts confirmed that 10 of the drones were downed over the Bryansk region, while others were shot down over the Oryol and Rostov regions. Two drones fell in the Belgorod region.
Meanwhile, in the Ukrainian capital, Kyiv, a house caught fire after being damaged by a drone strike. According to the newly appointed head of Kyiv’s military administration, Timur Tkachenko, the fire, which broke out in the Darnitsky district in the southeastern part of the city, was promptly extinguished.
Friday, January 3, 2025 {HMC} — Israeli airstrikes targeted Syrian military positions in southern Aleppo on Thursday night, according to the Syrian Observatory for Human Rights. Local residents reported hearing large explosions during the strikes.
Observers stated that they heard at least seven major blasts resulting from Israeli airstrikes on defense research facilities in the Al-Safira area of southern Aleppo, which are controlled by Syrian forces. These facilities have been under Syrian military control since the ousting of Bashar al-Assad’s regime.
Israel has carried out hundreds of airstrikes on Syrian military bases after armed groups, led by Hayat Tahrir al-Sham, ousted Assad’s forces on December 8. Israel has justified its air campaign by claiming it aims to prevent these military sites and weapons from falling into the hands of enemy forces.
Jimco 3 Jan 2025 {HMC} — Duqeymaha cirka ee Israa’iil ayaa habeenkii Khamiista lala beegsaday fariisimo ciidamada Suuriya ay ku leeyihiin koonfurta Xalab, sida ay sheegtay kooxda la socodka xuquuqda aadanaha Suuriya, halka dadka deegaanka ay sheegeen in ay maqleen qaraxyo waaweyn.
Kormeerayaasha ayaa sheegay in ay maqleen dhawaqa “ugu yaraan todobo qarax oo waaweyn oo ka dhashay ciidamada cirka ee Israa’iil oo beegsaday shaybaadhada difaaca ee deegaanka Al-Safira ee koonfurta Xalab iyo cilmi-baadhisyo cilmiyeed,” kuwaas oo ah goobo ay leeyihiin ciidamada Suuriya oo laga marki xukunka laga tuuray Bashaar Al-asad.
Israa’iil ayaa boqolaal duqeymo ah ku qaaday saldhigyada militariga Suuriya kadib markii kooxo hubaysan oo ay hogaaminayso Hayat Tahrir al-Sham ay xukunka ka tuureen Assad 8-dii December.
Israa’iil ayaa qiil uga dhigtay duullaankaas iyadoo sheegtay inay doonayso inay ka hortagto in xarumahan iyo hubkaba ay ku dhacaan gacmaha cadawga.