Home Blog Page 1436

{DAAWO MUUQAALKA} Mustaqbalka howlgallada Milatari ee Maraykanka ee Soomaaliya oo wajahaya Mugdi

0

Jimco 3′ Jan 2025 {HMC} Mustaqbalka howlgallada Milatari ee Maraykanka ee Soomaaliya oo wajahaya Mugdi

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Daish Group Targeted in Airstrike in Bari Region

Friday, January 3, 2025 {HMC} — According to security sources, an airstrike was carried out yesterday afternoon targeting one of the ISIS strongholds located in the Calmiskaat mountains in the Bari region.

The attack was carried out by fighter jets from international allies participating in Somalia’s Counter-Terrorism Operation.

Reports indicate that the strike destroyed one of the key strongholds used by ISIS fighters.

The Puntland regional administration confirmed that the airstrike took place in parts of the Bari mountains, where ISIS forces were believed to be present. However, no specific details on the casualties of the airstrike have been disclosed.

Puntland’s military spokesman, Gen. Mahmoud Mohamed Ahmed, stated that the airstrikes hit various locations across the Bari region where ISIS militants were stationed.

Puntland has been conducting ongoing counter-insurgency operations against ISIS groups, which have been attempting to gain control in the region and destabilize security, livelihoods, and community development. Early in the operation, 12 foreign fighters (Ajanib) were killed after attacking a military base.

Kooxda Daacish oo lagu duqeeyey buuraleyda gobolka Bari

Jimco 3 Jan 2025 {HMC} — Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo dhinaca amniga ah, duqeyn diyaaradeed ayaa shalay galab lala beegsaday mid kamid ah saldhigyada Daacish ee ku yaala buuraleyda Calmiskaat ee gobalka Barri

Waxaa fuliyey weerarkan dayuuradaha dagaalka saaxiibada caalamiga ah ee qeybta ka ah howlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Somalia

Sida ay wararku sheegayaan saldhig ka mid ah kuwa ay kooxahan lahaayeen ayay duqeyntan burburisay

Maamul goboleedka Puntland ayaaa sheegay in duqeynta ay ka dhacday qeybo ka id ah buuraha gobalka Bari, oo ay ku sugnaayeen xoogaga Daacish, balsekama hadlin khasaaraha duqeymahaas.

Afhayeenka howlgalka Puntland Gen. Maxamuud Maxamed Axmed ayaa sheegay in duqeyntan ay ka dheceen goobo kala duwan oo ka tirsan gobalka bari oo ay ku sugnaayeen Daacish.

Puntland ayaa qaaday dagaal jiritaan ah oo ka dhan ah kooxaha Daacish, oo doonaysa inay awood ku yeelato Puntland burburiyaana amniga, Nolosha & Horumarka bulshada, bilowgii ugu horeeyey ayaa looga dilay 12 Ajaaniib ah oo soo weeraray saldhig ciidan

Ethiopian Government Announces Approval for AUSSOM Operation

Friday, January 3, 2025 {HMC} — A high-level delegation from the Ethiopian government, led by Minister of Defense Aisha Mohammed, has paid an official working visit to Somalia.

During the visit, the delegation held productive discussions with Somali President Hassan Sheikh Mohamud and conveyed a message from Prime Minister Dr. Abiy Ahmed, according to the Ethiopian Ministry of Foreign Affairs.

The talks reaffirmed the commitment of both countries to work together to ensure peace and stability in Somalia and the broader region.

“The two countries have agreed to collaborate on the AUSSOM operation and to strengthen bilateral relations. They also agreed to increase visits and exchanges of dialogue, with the expectation that senior Somali officials will soon visit Addis Ababa,” the statement from Ethiopia’s Ministry of Foreign Affairs said.

Somali Minister of Defense, Abdulkadir Mohamed Nur Jama, expressed gratitude for the sacrifices made by the Ethiopian Defense Forces and their contributions to ensuring peace in Somalia.

In her statement, Ethiopian Minister of Defense Engineer Asha Mohamed emphasized Ethiopia’s firm commitment to contributing to peace and stability in Somalia.

She also highlighted that countering terrorism is a critical part of the cooperation between the two countries.

Ethiopian Deputy Minister of Foreign Affairs, Ambassador Mesganu Arga, underscored the importance of the partnership between Ethiopia and Somalia. He stressed that conflicts should not become an obstacle to the development plans of both nations.

Ambassador Mesganu further stated that there is a need for urgent action to address security challenges, while focusing on development and strengthening bilateral cooperation.

As of yet, there has been no official statement from the Somali government regarding the discussions held with the Ethiopian delegation or the outcomes of those talks.

Dowlada Itoobiya oo shaacisay in loo ogolaaday howlgalka AUSSOM

Jimco 3 Jan 2025 {HMC} — Wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda Itoobiya oo ay hoggaaminayso Wasiirka Gaashaandhigga, Aisha Mohammed ayaa booqasho shaqo oo rasmi ah ku tagay Soomaaliya.

Wafdiga ayaa intii ay ku guda jireen booqashada waxa ay wadahadallo miro dhal ah la yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna gudoomay dhambaal ka yimid Ra’iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed sida ay sheegtay Wasaarada arrimaha dibeda ee Itoobkiya

Wadahadallada ayaa dib loo xaqiijiyay sida ay uga go’an tahay labada dal inay ka wada shaqeeyaan xaqiijinta nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya iyo gobolka.

“Labada dal waxay ku heshiiyeen inay iska kaashadaan howlgalka AUSSOM iyo xoojinta xiriirka labada dal. Waxa kale oo ay isku afgarteen in kor loo qaado booqashooyinka iyo wada-hadallada la is waydaarsanayo, iyadoo la filayo in madaxda sare ee Soomaaliya ay dhawaan tagaan Addis Ababa” ayaa lagu yiri warka ay soo saartay Itoobiya

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa muujiyay sida uu uga mahadcelinayo naf-hurnimada ciidamada Difaaca Itoobiya iyo ka qayb qaadashada xaqiijinta nabadda Soomaaliya.

Hadalkeeda, Wasiirka Gaashaandhigga, Itoobiya Injineer Caasha Maxamed, ayaa ku nuuxnuuxsatay sida ay Itoobiya uga go’an tahay ka qayb qaadashada nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya.

Waxa ay sidoo kale carabka ku dhufatay in la dagaalanka argigixisada ay tahay qeybta ugu muhiimsan ee iskaashiga labada dal.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya Danjire Mesganu Arga, ayaa ku nuux-nuuxsaday muhiimadda ay wadaagaan labada dal ee Itoobiya iyo Soomaaliya, wuxuuna hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in colaaduhu aysan caqabad ku noqon qorshayaasha horumarineed ee labada dal.

Danjire Mesganu oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in si deg deg ah wax looga qabto caqabadaha dhanka ammaanka, islamarkaana diiradda la saaro horumarinta iyadoo sare loo qaadayo iskaashiga labada dal.

Weli ma jiro war ka soo baxay dowlada Somalia oo la xiriira kulamadii ay la qaateen wafdiga Itoobiya iyo waxyaanihii ka soo baxay

TV-ga Aljazeera oo laga joojiyay ka howgalidda Daanta Galbeed

Jimco 3 Jan 2025 {HMC} — Maamulka Falastiin ayaa sheegay in ay joojiyeen baahinta TV-ga caanka ah ee Aljazeera qeybo ka mid ah dhulka la heysto ee Daanta Galbeed, sababo la xiriira inuu ku kacay kicin iyo eex.

Aljazeera oo laga leeyahay dalka Qatar ayaa wax laga naxo ku sheegtay go’aankan oo ay ku tilmaantay “isku day lagu doonayo in lagu qariyo xaqiiqada dhacdooyinka ka dhacay dhulka la haysto”.

Waxay xiriir la leedahay xiritaanka Telefishinka warar uu tabiyay oo ku saabsan hawlgalkii weynaa ee dhawaan ay ciidamada ammaanka Falastiin ku qaadeen kooxaha Islaamiyiinta hubaysan ee xerada qaxootiga ee Jenin halkaas oo ugu yaraan 11 qof lagu dilay.

Telefishinka Aljazeera oo ay si weyn u daawadaan falastiiniyiinta, gaar ahaan wararka ku saabsan dagaalka Gaza, ayaa horey looga joojiyay Israa’iil.

{DAAWO MUUQAALKA} Beesha Garxajis Ayaa Baaq Horleh Kasoo Saartey Dagalki Dacawaley

0

Jimco 3 Jan 2025 {HMC} Beesha Garxajis oo Baaq Horleh Kasoo Saartey Dagalki Dacawaley

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {03.01.2025}

Jimco 03, Jan 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Macalin Muse

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Muxuu Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobey ka tiri matalaada ay heshay DF?

0

Jimco 3. Jan 2025 {HMC} Muxuu Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobey ka tiri matalaada ay heshay DF?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA