Home Blog Page 1443

AUSSOM takes over security operations in Somalia.

0

Wednesday 1 Jan 2025 {HMC} A new Africa Union (AU) mission took the helm in Somalia on New Year’s Day despite uncertainty over the final list of countries contributing troops.

The head of the AU Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) Mohamed El Amine said the new mission will build on achievements made under the previous African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) operation “to ensure Somalia realizes long-term peace and security.”

He said in 2024, the ATMIS made significant strides by transferring Forward Operating Bases to the Somali Security Forces (SSF), in line with the Somalia Transition Plan.

“This shows that the Somali Security Forces have acquired the necessary expertise to independently take over the country’s security responsibilities.”

“We commend international partners and ATMIS Troop and Police Contributing Countries (T/PCCs) for their support and sacrifice on this journey to empower Somali Security Forces through initiatives focused on force generation and capacity building,” he added.

In collaboration with development partners, ATMIS initiated a range of quick-impact projects, including the construction of boreholes, classrooms, police stations, and the rehabilitation of health centres, to improve the lives of residents in liberated areas.

“AUSSOM has finally become operational, beginning 1st January 2025, as per UN Security Council Resolution 2767 (2024). It will build on the achievements made under ATMIS to ensure Somalia realizes long-term peace and security.”

At the African Union level, he added, they will continue our engagements under AUSSOM, guided by the AU Peace and Security Council communiqués, as well as UN Security Council resolutions.

He said Somalia will join the UN Security Council as a non-permanent member in January 2025, following its successful election.

“This marks a momentous achievement in the country’s recent history and provides an opportunity for Somalia to contribute to global peace and security,” he said.

He added Somalia continued the path to economic revitalization.

In March 2024, the country became a full member of the East African Community (EAC), a regional trading bloc with a market size of over 170 million people.

Somalia, boasting the longest coastline in Africa at over 3,000 kilometres and rich natural resources, is strategically positioned to emerge as a key player within the economic bloc.

Elsewhere, Deputy Army Commander (DAC) Major General Mohamed Nur Hassan visited Kenya Defence Forces (KDF) troops serving under the ATMIS from 21-22 December 2024.

The two-day visit aimed to acknowledge the troops’ contribution to peace, security, and stability in Somalia over the past decade. This period has witnessed the liberation of critical localities and the resumption of socio-economic activities.

Maj Gen Hassan commended the KDF troops for their professionalism, commitment, integrity, and discipline, qualities that have fostered positive relations with other stakeholders in the mission area.

“For over a decade, KDF has demonstrated outstanding dedication to fostering peace and stability in Somalia. The citizenry can go about their lives uninterrupted as you, alongside other stakeholders, have continually degraded the terrorist threat posed by Al Shabaab,” he said

He urged the troops to remain proactive by conducting offensive patrols, ensuring a seamless transition from ATMIS to the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) in January 2025.

Maj Gen Hassan reaffirmed KDF’s commitment to supporting a Somali-led peace process, emphasizing that a peaceful Somalia is critical to the stability of East Africa and the Horn of Africa regions.

The primary mandate of ATMIS has been to implement the Somali Transition Plan (STP)—a comprehensive guide developed by the Federal Government of Somalia and its partners to facilitate the transfer of security responsibilities to the Somali National Security Forces (SNSF).

In contrast, AUSSOM will focus on protecting civilians and critical infrastructure under the immediate threat of physical violence.

The United Nations Security Council authorized an African Union stabilisation and support mission in Somalia – known as AUSSOM – on Friday that will replace a larger AU anti-terrorism operation from January 1, 2025.

The European Union and the United States, the top funders of AU forces in Somalia, wanted to reduce the number of AU peacekeepers due to concerns about long-term financing and sustainability.

Negotiations about the new force had proven complicated, officials said.

The United States abstained from the U.N. Security Council vote on Friday over its funding concerns.

The remaining 14 council members voted for the resolution.

The next phase will be on which country will contribute what number of troops to the mission.


by CYRUS OMBATI

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka.

Arbaco 01, Jan 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn.

HOOSKA DAAWO WARARKA UGU WAAWEYN 

{DAAWO SAWIRADA}Baaq-nabadeed oo Ka soo Baxay odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed.

Arbaco 01, January 2025 {HMC}  Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan weyne ku qabtay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee XFS, ayaa baaq nabadeed oo ay ku mideysanyihiin kasoo saaray colaadaha ka dhacaya qeybo ka mid ah dalka.

Odayaasha dhaqanka ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay colaadaha, lagu daadinayo dhiigga muslimka, iyagoo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo lagana shaqeeyo xal u helidda xasaradaha taagan.

Guri ku yaalo Mareykanka oo Laga Helay 150 bambo.

Arbaco 01, Jan 2025 {HMC} FBI-da ayaa in ka badan 150 bam oo guri ku sameys ah ka heshay beer ku taal Virginia, taasi oo loo malaynayo inay tahay qabashadii ugu waynayd taariikhda oo ay hay’addu sameyso, sida ku cad dukumentiyo maxkamadeed oo la diiwaan-geliyey toddobaadkan.

Wakiilada ayaa helay walxaha qarxa xilli ay baarayeen guriga qoyska Brad Spafford oo 36 jir ah ee duleedka magaalada Norfolk, ka dib markii deriska ay ku wargaliyeen in uu kaydinayey qoryo iyo rasaas.

Dukumenti maxkamadeed oo la gudbiyay Isniintii ayaa lagu sheegay in Spafford, oo ka shaqeeya dukaan mashiinada, uu u adeegsaday sawirrada madaxweyne Joe Biden tababar bartilmaameed toogasho, uuna taageero u muujiyay dilalka siyaasadeed.

Qaar ka mid ah walxaha qarxa oo lagu qiimeeyay in ay yihiin bambooyinka tuubooyinka ayaa laga helay boorsada dhabarka oo taallay qolka jiifka ee guriga, kaas oo Spafford uu la wadaago xaaskiisa iyo laba caruur ah oo yaryar, ayaa lagu sheegay dukumentiga.

Waxay intaa ku dartay in firiijka Spafford ay ku jirtay maadada HMTD – ee loo adeegsado qaraxyada, laguna qoray “Ha taaban.”

Gurigiisa ayaa sidoo kale laga helay buug xusuus qor ah oo ay ku qoran yihiin sida loo sameeyo waxyaabaha qarxa oo ay ku jiraan bam-gacmeedyo, sida ku cad dokumentiga.

Qof deris ah ayaa FBI-da u sheegay in Spafford uu u sheegay inuu qorsheynayey in gurigiisa uu isbeddel ku sameeyo, uuna saqafka kore ka sameeyo meel la suro qoryaha qaada 50-ka rasaas.

Dacwad oogayaasha ayaa sheegay in Spafford, oo lagu soo oogay in uu si sharci darro ah u haystay hub, ay u badan tahay in uu wajihi doono eedeymo dheeraad ah oo la xiriira walxaha qarxa, kuwaas oo midkiiba uu ku muteysan karo ugu badnaan toban sano oo xarig ah.

Qareenada Spafford ayaa qoraal ay maxkmadda u gudbiyeen ku difaacay in uu yahay “nin qoys oo dadaal badan oo aan laheyn wax diiwaan dambi ah,” iyagoo ku doodaya in xabsiga laga sii daayo.

{DHAGEEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {01-01-2025}

0

Arbaco 1, Jan 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yasiin Cali Axmad & Shugri Baryare Maxamuud

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Midoowga Afrika oo ku dhawaaqay inuu si toos ah u Bilowday Howlgalka Cusub.

0

Arbaco 1, Jan 2025 {HMC} Midoowga Afrika oo ku dhawaaqay inuu si toos ah u Bilowday Howlgalka Cusub.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Maxay tahay Sababta Dowladda u hakisay Baasaboorka Soomaaliya.?

0

Arbaco 1, Jan 2025 {HMC} Maxay tahay Sabnabta Dowladda u hakisay Baasaboorka Soomaaliya.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Wadan Afrikan ah oo joojiyay ciqaabta Dilka iyo Soomaaliya oo …….

Arbaco 01, January 2025 {HMC}  Waxii sii kordhaya dalalka kuyaalla caalamka ee joojinaya ciqaabta dilka ah ee lagu fuliyo dadka dilalka geesta iyo kuwa dambiyada culus ku kaca, xilli dalalka qaar iyana kordhiyeen dilalka lagu fulinayo dadka dambiyada waa weyn galay ee xukunka ku dhacay.

Madaxweynaha dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa , ayaa si rasmi ah u ansixiyay joojinta xukunnada dilka ah ee lagu fuliyo muwaadiniinta dalkaasi, waxa uuna meesha ka saarayaa sharcigan cusub in xukun dil ama daldalaad ah lagu fuliyo dadka dalkaasi u dhashay.

Baarlamaanka dalka Zimbabwe , ayaa bishii tagtay ee December u codeeyay in dalkaasi laga joojiyo xuknnada dilka ah, waxa uuna sharcigan hirgalintiisa sugayay ansixinta Madaxweynaha dalkaasi oo isna ugu dambeyn qalinka ku duugay.

Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty, ayaa si weyn usoo dhaweysay go’aankan dowladda Zimbabwe ku joojisay xukunnada dilka ah, waxa ayna go’aankan ku tilmaanta mid wannaagsan oo loo qaaday dhinaca dhoorista xuquuqda aadanaha.

Xukuunnada dilka ah ee la fuliyo waxaa sanandkii 2023-kii fuliyay shan dal ay kamid yihiin Shiinaha , Iran, Sacuudiga, Soomaaliy iyo Mareykanka, waxaana dalalkaasi xabsiyadooda hadda ku jira tiro kale oo aad u badan kuwaa oo sugaya in xukunno dil ah lagu fuliyo.

Maxeey Tahay Sababta Baasaboorka Soomaaliga oo la hakiyay?

Arbaco 01, January 2025 {HMC}  Qoraal goordhaw kasoo baxay hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, ayaa lagu shaaciyay in muddo saddex bilood ah oo maanta ka bilaabaneysa la hakiyay wax-ka-beddelka xogta baasaboorka Soomaaliga ee burinta.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya , ayaa go’aankan kasoo baxay lagu sheegay in iyada oo laga duulayo horumarinta iyo tayeynta baasaboorka Soomaaliya la hakiyay muddo saddex bil ah in wax laga beddelo xogta muwaadiniinta ugu qoran baasabooradii ay horey u qaateen.

Qoraalka kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha , ayaa sidoo kale lagu sheegay in dib u eegis lagu sameenayo habraacyada iyo howlaha farsamo ee ku aadan wax-ka-beddelka baasaboorka , si loo ilaaliyo sumacadda baasaboorka loona horumariyo.

Go’aankan lagu hakiyay wax-ka-beddelka xogta baasaboorka ,ayaa imaanaya xilli maalmo kahor Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya loo magacaabay Mustaf Dhuxulow in uu agaasime ka noqdo, isagoona durba bilaabay agaasimaha cusub tayeynta iyo horumarinta baasaboorka Soomaaliga.

{DAAWO MUQAALKA} Galmudug oo Dhiseeysa Xarunta Wasaarada Arimaha Gudaha iyo dib Uheshiisiinta.

0

Arbaco 1, Jan 2025 {HMC} Galmudug oo Dhiseeysa Xarunta Wasaarada Arimaha Gudaha iyo dib Uheshiisiinta.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA