Home Blog Page 1445

{DAAWO MUQAALKA} Sheekh Maxamuud ” Dagaalada ee socda Lacag hadii aad kaga qeeyb qaadato Alle ayaa kugu Caroonayo”

0

Arbaco 1, Jan 2025 {HMC} Sheekh Maxamuud ” Dagaalada ee socda Lacag hadii aad kaga qeeyb qaadato Alle ayaa kugu Caroonayo”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxay tahay Sababta Kenya ay usoo iibsatay Diyaaradaha Bayrakdar ?

0

Arbaco 1, Jan 2025 {HMC} Maxay tahay Sababta Kenya ay usoo iibsatay Diyaaradaha Bayrakdar ?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Cagjar oo markii ugu horeeysay war hadlay Dagaalkii ka dhacay Dowlad Deegaanka.

0

Arbaco 1, Jan 2025 {HMC} Madaxweyne Cagjar oo markii ugu horeeysay war hadlay Dagaalkii ka dhacay Dowlad Deegaanka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Nabadsugida Hiiraan oo Eheladiisa ku Wareejisay Nin kasoo Jeedo Sh-dhaxe.

0

Arbaco 1, Jan 2025 {HMC} Nabadsugida Hiiraan oo Eheladiisa ku Wareejisay Nin kasoo Jeedo Sh-dhaxe.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Suldaan Cabdinaasir ”Dad waxaa jiro ka shaqeeyo Colaad ka dhax Billaabata Galmudug iyo puntland”

0

Arbaco 1, Jan 2025 {HMC} Suldaan Cabdinaasir ”Dad waxaa jiro ka shaqeeyo Colaad ka dhax Billaabata Galmudug iyo puntland”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxay tahay Sababta Maamulka Cusub ee suuriya uu Magdhow ugu Dalbaday iiraan.?

0

Arbaco 1, Jan 2025 {HMC} Maxay tahay Sababta Maamulka Cusub ee suuriya uu Magdhow ugu Dalbaday iiraan.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Mid ka mid ah beelaha Xawaadle oo isku raacay Arin soo gabagabeyneysa dhibaato ka jirtay Hiiraan.

0

Arbaco 1, Jan 2025{HMC} Mid ka mid ah beelaha Xawaadle oo isku raacay Arin soo gabagabeyneysa dhibaato ka jirtay Hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Koox ka dhisan Baladweyne oo soo bandhigtay xidig ay heshiis la galeen.

0

Arbaco 1, Jan 2025{HMC} Koox ka dhisan Baladweyne oo soo bandhigtay xidig ay heshiis la galeen.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {01.01.2025}

Arbaco 01, January 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali Addow

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay diyaarisay habraaca Doorasho qof iyo cod ah

Arbaco 01, January 2025 {HMC} Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf (Cali Xoosh) iyo masuuliyiin kale ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan kula yeeshay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka deegaanada Galmudug.

Wasiir Cali Xoosh ayaa odayaasha u sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay diyaarisay shuruucda iyo habraacyada doorasho qof iyo cod ah, isla markaana iyadoo kaashanaysa Dowlad Goboleedyada ay awoodda maamulka dalka dib ugu celineyso shacabka Soomaaliyeed oo ay si dimuqraadiyad ah u soo doora doona hoggaankooda.

“Waxaan diyaarinnay oo aan meelmarinnay dhammaan Xeerarka gundhigga u ah in ay dalka ka hirgasho doorasho qof iyo cod ah, kuwaas oo kala ah; Xeerka dhisidda GMDQS, Xeerka Ururrada Siyaasadda & Xisbiyada JFS iyo Xeerka Doorashooyinka Qaranka, sidoo kale Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay dhistay Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka Iyo Sohdimaha oo loo dhamaystiray dhammaan waxyaabaha ay ku shaqayn lahaayeen,” ayuu kulankaas ka yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

Dhankooda Odayaasha dhaqanka ee deegaanada Galmudug ayaa caawa kulankaas ka sheegay inay diyaar u yihiin in ay dalka ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, si shacabka Soomaaliyeed ay u soo doortaan hoggaanka dalkooda.