Home Blog Page 145

{DAAWO MUQAALKA} DEG DEG: Buuq iyo Firimbi ka bilowday Barlamanka iyo Xildhibanada mucaradka oo so bandhigay Awodooda

0

Arbaco 28 Juun 2026 {HMC} DEG DEG: Buuq iyo Firimbi ka bilowday Barlamanka iyo Xildhibanada mucaradka oo so bandhigay Awodooda

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} 180 Xildhibaan iyo 31 Sanator ayaa soo xaadiray Kulanka oo la horgeeyay wax ka bedelka Dastuurka.

0

Arbaco 28 Juun 2026 {HMC} 180 Xildhibaan iyo 31 Sanator ayaa soo xaadiray Kulanka oo la horgeeyay wax ka bedelka Dastuurka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Ciidanka Galmudug oo Soo bandhigay Horjooge sare oo ka tirsan AS.

0

Arbaco 28 Juun 2026 {HMC} Ciidanka Galmudug oo Soo bandhigay Horjooge sare oo ka tirsan AS..

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Xasan sheekh oo ku wajahan Furimaha Dagaalka ee Sh/dhexe.

0

Arbaco 28 Juun 2026 {HMC}  Madaxweyne Xasan sheekh oo ku wajahan Furimaha Dagaalka ee Sh/dhexe.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka 29 01 2026

0

Arbaco 28 Juun 2026 {HMC}  Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka 29 01 2026

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO SAWIRADA} 180 Xildhibaan iyo 31 Sanator ayaa soo xaadiray Kulanka oo la horgeeyay wax ka bedelka Dastuurka.

0

Arbaco 28 Jun 2026 {HMC} Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kulan wadajir ah, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo xubnaha kale ee guddoonka labada aqal.

Guntanka ama kooramka kulanka oo ku furmay 180-Xildhibaan oo Golaha Shacabka ah iyo 31-Senator oo Aqalka Sare ah, waxaa mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa loo qeybiyey warbixinta soojeedimaha wax-kabeddelka cutubyada 5-aad ilaa 9-aad ee dastuurka, warbixinta faahfaahinaysa soojeedimaha iyo sidoo kale soojeedin kooban oo ku saabsan wax-kabeddelka Qodobbada 49-aad, 50-aad iyo 54-aad ee cutubka 4aad.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku wargeliyey xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka in ay soo akhriyaan soojeedimaha iyo warbixinta la socota si looga doodo.

Senior AS Leader Surrenders to Galmudug Forces; Commander of Galgaduud Cell Defects with Weapons

0

Wed 28 Jun 2026 {HMC}  A high-ranking operative of the Al-Shabaab terror group, identified as Abdirahman Talxo Shuuke, surrendered to the Galmudug State Darwish forces on Wednesday. The significant defection took place during ongoing security operations conducted by the “Galayr” unit, a specialized division of the Galmudug Presidential Guard, in the areas surrounding Labadulle and Ceelahelay.

Security officials have confirmed that Shuuke held a critical leadership role within the insurgent network, serving as the commander of the Khawaarij Al-Shabaab cell in the Galgaduud region. The defector arrived from the direction of the Ceelgaras district, formally handing over his AK-47 assault rifle and combat ammunition vest to the security commanders upon his arrival.

During his initial debriefing with military officers, Abdirahman Talxo Shuuke provided an assessment of the current situation within the terror group. He revealed that the Khawaarij militias are currently facing severe internal fragmentation and are in a state of chaotic retreat. Shuuke attributed this collapse to the relentless and coordinated offensives launched by the Somali National Army. He specifically noted that the combination of intense ground assaults and precision aerial strikes has effectively dismantled their defensive capabilities, forcing many fighters to flee.

The surrender of such a high-profile regional commander is viewed by security analysts as a clear indicator of the deteriorating morale within the Khawaarij ranks. It highlights the success of the sustained military pressure applied by the Galmudug Darwish forces and the National Army in central Somalia, which continues to isolate and degrade the terror network’s leadership structure.

Source SONNA

Somalia chairs U.N. Security Council for first time since 1972,

0

Wed 28 Jun 2026 {HMC}  Somalia on Monday presided over the United Nations Security Council for the first time since 1972, chairing a high-level signature event focused on the promotion of the rule of law.

Somali President Hassan Sheikh Mohamud had been expected to chair the meeting. However, his planned trip to New York was cancelled due to severe weather conditions in the United States. As a result, Somalia’s Permanent Representative to the United Nations, Ambassador Abukar Dahir Osman Baale, chaired the Council session.

The meeting was held under the agenda item “The promotion and strengthening of the rule of law in the maintenance of international peace and security.”
In a statement, the Permanent Mission of Somalia to the United Nations said the session marked a historic moment for the country.

“Somalia presided over the Council for the first time since 1972 in its high-level signature event on the rule of law. For the betterment of all peoples and future generations, we must breathe new life into the UN Charter matching words with deeds and recommitting to the rule of law among nations,” the statement said.

The meeting was briefed by UN Secretary-General António Guterres, African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf, and Abdulqawi Yusuf, a former judge of the International Court of Justice (ICJ).

Participants discussed the role of the Security Council and other UN organs in promoting and upholding the international rule of law. Several speakers urged the Council to fully implement its mandate under the UN Charter and take concrete action to promote compliance with international law. Calls were also made for reform of the Security Council and for strengthening other UN institutions working on rule-of-law issues.

According to a concept note prepared by Somalia, the objective of the meeting was to reaffirm the importance of the international rule of law in maintaining international peace and security, and to identify practical ways to strengthen it.

Somalia holds the rotating presidency of the UN Security Council for January 2026, marking its first time leading the Council since its 1971–1972 term. Ambassador Abukar Dahir Osman is presiding over Council activities during the month, with a focus on reinforcing multilateralism and respect for international law.

Source Hiiraan online

Fadhigii BFS oo Buuq ku soo xirmay iyo Mucaaradka oo ka hortagay qorshaha Dastuurka.

0

Arbaco 28 Juun 2026 {HMC} Fadhigii wadajirka ahaa ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku soo dhammaaday buuq iyo is-mariwaa, kadib markii xildhibaanada mucaaradka ay ka hor yimaadeen qorshaha wax ka beddelka Shan cutub oo ka mid ah Dastuurka KMG ah.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Aadan Madoobe, ayaa ku guuldareystay inuu si rasmi ah u furo kulanka, kaddib markii xildhibaano diidan ajandaha fadhiga ay kiciyeen sawaxan xooggan, taasoo keentay in guddoonka uu si degdeg ah uga baxo xarunta Baarlamaanka, kulankiina uu sidaas ku xirmo.

Intii uu socday buuqa xildhibaano ka tirsan labada dhinac ayaa gacmaha isula tageen, iyadoo xaaladdu ay noqotay mid aan la xakameyn karin, waxaana goobta dagaal gacan ka hadal ah ku dhexmaray wasiirka amniga Fartaag iyo Xildhibaan Xasan Firinbi.

Xildhibaanada mucaaradka ah ee diidan wax ka beddelka Dastuurka iyo qorshaha muddo-kordhinta ee lagu eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si cad u muujiyay diidmo, iyagoo jeex-jeexay warqadihii ajandaha kulanka maanta.

Mudanayaashan ayaa ku eedeeyay Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanka inay doonayaan inay meel mariyaan isbeddello Dastuuri ah oo aan haysan taageerada shacabka iyo Baarlamaanka.

Xildhibaanada mucaaradka ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan qorshihii maanta la doonayay in lagu meel mariyo wax ka beddelka Dastuurka, kaas oo ay ku tilmaameen mid lagu xoojinayo muddo-kororsi iyo awood-uruursi.

Waxaa la filayaa in xildhibaanada mucaaradka ay saacadaha soo socda la hadlaan warbaahinta, si ay u faahfaahiyaan mowqifkooda iyo sababaha ay u diidan yihiin ajandaha dowladda.

 

Wafdi heer sare oo ka socda Turkiga oo Muqdisho gaaray.

0

Arbaco 28 Juun 2026 {HMC} Wafdi heer sare ah oo ka socda dalka Turkiga, uuna hoggaaminayo Wasiir-ku-xigeenka Gaadiidka iyo Kaabeyaasha Dhaqaalaha,Durmuş Ünüvar, ayaa gaaray Dekedda Muqdisho si ay u bilaabaan weji cusub oo iskaashi laba-dhinac ah oo diiradda saaraya kaabeyaasha muhiimka ah ee badda.

Booqashadan ayaa ujeeddadeedu tahay dardargelinta mashaariicda horumarinta wadajirka ah iyo xoojinta iskaashiga istaraatiijiyadeed ee dhaqaale ee u dhexeeya labada dal.

Sida ay qortay wakaalada wararka ee Soomaaliya Sonna Wafdiga Turkiga ayaa si habraac diblomaasiyadeed oo buuxa loogu U soo dhaweeyey mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid yihiin Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Federaalka, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Dhucle, iyo Agaasimaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Safiir Maxamed Cali Nuur “Americo.”

Guddiga soo dhaweynta ayaa sidoo kale ka mid ahaa agaasimayaal ku-xigeenno ka tirsan maamulka dekedda iyo mas’uuliyiin sare oo amniga ah.