Home Blog Page 1454

{DAAWO MUQAALKA} RW Xamse oo Si adag uga Hadlay Dilkii askarta Qaranka Loogu Geeystay Deegaanka Ceelbaraf.

0

Isniin 30,Dec 2024 {HMC} Xamse Cabdi Barre Ra iisulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee 26-kii bishaan lagu dilay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo loo dilay aano qabiil.

Ra iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa falkaasi ku tilmaamay ayaan darro aad u weyn, isagoona xusay in kuwii falkaasi geystay ay yihiin dad qalato aan arxan laheyn.

Hadalkaan kasoo yeeray Ra iisulwasaare Xamse ayaa kusoo beegmaya, iyadoo Khamiistii lasoo dhaafay deegaanka Ceel baraf aano qabiil loogu dilay ilaa lix askari oo fasax haystay, islamarkaana kusii jeeday gobolka Hiiraan oo ay dhalaasho ahaan kasoo jeedeen, waxaana xusid mudan in askartaasi meydadkooda ilaa hada inaan la aasin oo ay Farin jeero kula jiraan magaalada Baledweyne.

Falka Askarta lagu dlay ayaa waxaa ka dhashay caro aad u xoogan, waxaana odayaasha Beesha Xawaadle ay sheegeen inaan la aasi doonin askarta ilaa cadaalada laga horkeeno kooxdii ka dambeysay dilkooda.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka

0

Isniin 30, Dec 2024 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU WAA WEYNAA

{DAAWO MUQAALKA} Maamulka Degmada Jalalaqsi oo Ciidanka Nabad Sugida ku warejiyey Nin kasoo jeeda Degaanka Ceel Baraf

0

Isniin 30, Dec 2024 {HMC} Maamulka Degmada Jalalaqsi oo Ciidanka Nabad Sugida ku warejiyey Nin kasoo jeeda Degaanka Ceel Baraf

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DHAGEEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {12-27-2024}

Axad 29, DEC 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiyare & Sahro Gabre

Farsamadii ::Abdiqani Osoble 

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUQAALKA} Booliska Soomaaliya oo Faah Faahin ka Bixiyey sidi loo soo qabtay Ninkii xaaskiisa ku Dilay Muqdisho

0

Isniin 30, Dec 2024 {HMC} Booliska Soomaaliya oo Faah Faahin ka Bixiyey sidi loo soo qabtay Ninkii xaaskiisa ku Dilay Muqdisho

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Xabad iyo dagaal DFS Yeysan ku Xalin Xaalka Dalka”Madaxweyne Deni.”

0

Isniin 30, Dec 2024 {HMC} Xabad iyo dagaal DFS Yeysan ku Xalin Xaalka Dalka”Madaxweyne Deni.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO SAWIRADA} Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo xilka u kala wareejiyay labo Wasiir

0

Isniin 30, Dec 2024 {HMC} Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ansixisey heshiisyo iyo shuruuc lagu tayeynayo awoodda hey’addaha dowlada, gaar ahaan dhinacyada horumarinta dhaqaalaha dalka.

Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay mubaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirka cusub ee Wasaaradda Bartoolka iyo Macdanta Mudane Daahir Shire Maxamed iyo Wasiirkii hore Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa xusay in Wasaaradda looga fadhiyo dhammaystirka qorshooyinka Xukuumadda DanQaran ee ku aaddan soo saarista shidaalka

“Waxaan rabnaa in wasaaraddani dhabaha u xaarto sidii shacabka Soomaaliyeed loogu sameyn lahaa jiho dhaqaale oo sax ah, la iskuna lahayn karo, maadama uu dalkeennu burbursanaa mudo dheer, meeshana ay ka baxeen kaabayaashii muhiimka ahaa ee uu dalku lahaa”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa.

Mudane Xamsa ayaa u mahad celiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda sidii masuuliyadda lahayd ee uu ugu adeeggay Qaranka muddadii uu xilka hayey, waxa uuna Alle uga baryey Wasiirka cusub in uu u fududeeyo shaqada adag ee loo hortaalla.

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Lafta Gareen oo isku shaandheeyn ku sameeyey Golihiisa wasiirada.

0

Isniin 30, Dec 2024 {HMC} Madaxweyne Lafta Gareen oo isku shaandheeyn ku sameeyey Golihiisa wasiirada.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Miisaaniyadda sanadka 2025 ee Gobolka Banaadir oo la Ansaxiyay.

0

Isniin 30, Dec 2024 {HMC} Miisaaniyadda sanadka 2025 ee Gobolka Banaadir oo la Ansaxiyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweynihi hore ee Mareykana oo geeriyooday

0

Isniin 30, Dec 2024 {HMC} Madaxweynihi hore ee Mareykana oo geeriyooday

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA