Home Blog Page 1463

{DAAWO MUUQAAKA} Nin Xaaskiisa Dilay iyo sababata keentay in uu Dilay

0

Sabti 28, Dec 2024 {HMC} Nin dhallinyaro ah ayaa maanta xaaskiisa si arxandarro ah ugu dilay degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir , waxaana falkan si weyn uga argagaxay dadkii deganaa aaga falkan uu ka dhacay iyo waliba dadkii kale ee maqlay.

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAAKA} Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed kasoo saaray dagaal beeleedyada Dalka.

0

Sabti 28, Dec 2024 {HMC} Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed kasoo saaray dagaal beeleedyada Dalka.

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Aadan Madoobe oo Guddoomiyay kulan looga Hadlayay Arima Muhiim Ah

0

Sabti 28, Dec 2024 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka aan caadiga aheyn ee Guddiga Jogtadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa.

Ajendaha kulanka ayaa ahaa dhaarinta xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada oo dhowaan la magacaabay iyo sidoo kale xubno ka tirsan Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, waxaana ugu horeyn garsoore ka tirsan maxkamadda sare ee dalka uu kulanka ku dhaariyay xubnaha ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.

Dhinaca kale kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa looga hadlay colaad beeleedyada kasoo cusboonaaday deegaanno ka tirsan gobolada dalka, waxaana Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in xiligan dhiigga muwaadiniin Soomaaliyeed aano qabiil loo daadiyo isagoo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo.

Ugu dambeyn Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa faray hay’adaha ay quseyso in dadka walaalaha ay dirirtu u dhaxeyso nabad dhex dhigaan wixii tabasho ah ee jirana miiska wada hadalka lagu dhameeyo.

{DAAWO MUUQAAKA} “Badbaadinta Dalka waa in aad u kacdaan” Gudoomiye aadan Madoobe.

0

Sabti 28, Dec 2024 {HMC} “Badbaadinta Dalka waa in aad u kacdaan” Gudoomiye aadan Madoobe.

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAAKA} Dowlada Soomaliya oo Xabsiga dhigtay Gudoomiyahii Ceelbaraf iyo Odoyaal dhaqan una qaaday Muqdisho.

0

Sabti 28, Dec 2024 {HMC} Dowlada Soomaliya oo Xabsiga dhigtay Gudoomiyahii Ceelbaraf iyo Odoyaal dhaqan una qaaday Muqdisho.

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAAKA} Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Gaaray Wadanka jabuuti.

0

Sabti 28, Dec 2024 {HMC} Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Gaaray Wadanka jabuuti.

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAAKA} Dowlada Soomaaliya oo War kasoo Saartay dagaal beelledyada ka socda gobolada dalka

0

Sabti 28, Dec 2024 {HMC} Dowlada Soomaaliya oo War kasoo Saartay dagaal beelledyada ka socda gobolada dalka

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Madaxweyne Putin oo raaligelin ka bixiyay shilka diyaaradeedii Azerbaijan.

0

Sabti 28, Dec 2024 {HMC}  Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa raaligelin ka siiyay madaxweynaha dalka ay jaarka yihiin ee Azerbaijan soo rididii diyaarad ganacsi oo laga soo riday hawada Ruushka, taasoo ay ku dhinteen 38 qof – balse wuxuu ka gaabsaday inuu sheego in Ruushka uu ka dambeeyay.

Faallodiisii ​​ugu horreysay ee ku saabsan shilkii maalinta Kirismaska, Putin wuxuu sheegay in “dhacdada naxdinta leh” ay dhacday markii nidaamyada difaaca hawada Ruushku ay si firfircoon uga hortagayeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine.

Waxaa la sheegay in diyaaraddu ay rasaas kala kulantay nidaamka difaaca cirka ee Ruushka, xilli ay isku dayeysay inay ku degto Chechnya – taasoo ku qasabtay inay u weeciso badda Caspian.

Diyaaradan ayaa ku degtay dalka Kazakhstan, waxaana ku dhintay 38 ka mid ah 67 qof oo saarnaa.

{DAAWO MUUQAAKA} 24-saac kadib Weerarkii ceelbaraf DFS Hadii aan waayo Jawaab ayaan bixineyna.”Odoyaasha buulo burde.

0

Sabti 28, Dec 2024 {HMC} 24-saac kadib Weerarkii ceelbaraf DFS Hadii aan waayo Jawaab ayaan bixineyna.”Odoyaasha buulo burde.

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Siyaasiyiin iyo waxgaradka Sh_dhaxe garab maka geysan xalka dhacdadii Ceel_baraf””Xildhiban Raaxeye”

0

Sabti 28, Dec 2024 {HMC} Siyaasiyiin iyo waxgaradka Sh_dhaxe garab maka geysan xalka dhacdadii Ceel_baraf””Xildhiban Raaxeye”

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA